Page 1 of 1

Al Shabaab Promise To Fight In Ramadan To Earn Allot Of Ajir

Posted: Thu Aug 13, 2009 8:30 pm
by Somalian_Boqor
Al Shabaab promise they will fight in Ramadan to earn allot of "Ajir"

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Muqdisho:Al-Shabaab oo shaaca ka qaaday in bisha barakeysan ee Ramadaan ay Muqdisho ku dhameysan doonto dagaal iyo duqeymo
13. august 2009

Muqdisho(AllPuntland )Shiikh Cali dheere Afhayeenka A-shabaab ayaa shaaca ka qaaday in bisha Ramadaan ee barakeysan ay kooxdiisa laba laabi doonto dagaalada ay ka wadaan Muqdisho ee ay kaga soo horjeedaan dawladda.

Afhayeenka ayaa sheegay in bisha Ramadaan oo ah bil cibaado ay xoogaga Shabaab ku qaadan doonaan dagaal 30-cisho .

"Dad badan waxaa laga yaabaa in ay la yaaban markaan dhahno Ramadaan dagaal ayaan ku dhameysaneynaa ajir ayaan rabna shacabka ha dulqaataan inshaa'alaah guusha ayaaba dhawe" ayu yiri Afhayeenka Al-shabaab.

Si kastaba waxagaradka Muqdisho ayaa aad ula yaabay sida bisha Ramadaan dagaal loogu afuri doono looguna saxuuran doono maadama ilaahey umadaha islaamka uu faray isu naxariisasho iyo cibaado.

Ramadaanki hore waxaa magaalada Muqdisho ay ku dhameysatay dagaalo lagu soo aadin jiray xiliga saxuurta , waxaana sanadkan mar kale dadka Muqdisho nasiib u yeelan doonaan dhageysiga xiliga saxuurta madaaficda waaweyn hadii Al-Shabaab ka dhabeeyaan hanjabadooda.

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Re: Al Shabaab promise they will fight in Ramadan to earn allot

Posted: Thu Aug 13, 2009 8:32 pm
by Ureysoo
Subxanallah....

Re: Al Shabaab promise they will fight in Ramadan to earn allot

Posted: Thu Aug 13, 2009 8:33 pm
by Somalian_Boqor
These guys are nuts wallahi!!!!

Kill and displace thousands of Muslim Somali women and Children in the holly month of Ramadan to earn Ajir. :|

Al Shabaab mentality is worst than that of a jew!!!!!

Re: Al Shabaab promise they will fight in Ramadan to earn allot

Posted: Thu Aug 13, 2009 8:34 pm
by Goljano Lion
waar Ninyahow Puntalnd is cracking and falling apart, and there dhabayaco violence on dhabyacos, sxb what is going in puntland how can we allow such thing to happen, enlighten me lil bit what is going in Punltand with all these killings

Re: Al Shabaab promise they will fight in Ramadan to earn allot

Posted: Thu Aug 13, 2009 8:40 pm
by Somalian_Boqor
Goljano Lion wrote:waar Ninyahow Puntalnd is cracking and falling apart, and there dhabayaco violence on dhabyacos, sxb what is going in puntland how can we allow such thing to happen, enlighten me lil bit what is going in Punltand with all these killings

Why you Qaldaan obsessed with Puntland horta? how does it concern you? :|

This thread was opened to discussed the mentally retarded Al Shabaab who think killing Muslims is Ajir.

ps: Puntland is becoming stronger my the day as we continue to get rid off our bad apples.

How is Isaaqland and it's dictator doing?

Looking forward to another postponed election. :lol:

Re: Al Shabaab Promise To Fight In Ramadan To Earn Allot Of Ajir

Posted: Thu Aug 13, 2009 9:14 pm
by Shirwac_1
It doesnt matter what month of the year it is. You can defend your self any given moment. But this Al shabaab organization has only bad intentions, one could tell it almost from the begining.

Re: Al Shabaab Promise To Fight In Ramadan To Earn Allot Of Ajir

Posted: Thu Aug 13, 2009 9:19 pm
by camanje
dadkan diinti alle xageey ka martay.

nabigeena udgoon(scw) waxuu yiri "when you see the black flags coming from khurasan,rush to join that army waa armiga al mahdi cs".

gurguurashada masjid al aqsa ayaa biloowday,dadkan na waxaa ka dhex guuxaya reer hebel :down:

Re: Al Shabaab Promise To Fight In Ramadan To Earn Allot Of Ajir

Posted: Thu Aug 13, 2009 10:01 pm
by michael_ital
They need killing...

Re: Al Shabaab Promise To Fight In Ramadan To Earn Allot Of Ajir

Posted: Thu Aug 13, 2009 10:12 pm
by Shirwac_1
camanje wrote:dadkan diinti alle xageey ka martay.

nabigeena udgoon(scw) waxuu yiri "when you see the black flags coming from khurasan,rush to join that army waa armiga al mahdi cs".

gurguurashada masjid al aqsa ayaa biloowday,dadkan na waxaa ka dhex guuxaya reer hebel :down:

Marka maxaa leedahey sxbkey? Join Al shabaab?

michael_ital wrote:They need killing...

Indeed. They need cluster bomb. Talk to your poeple sxb :lol:

Re: Al Shabaab Promise To Fight In Ramadan To Earn Allot Of Ajir

Posted: Fri Aug 14, 2009 8:13 am
by michael_ital
:lol: