Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

SomaliMen Vs SomaliWomen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 1:18 pm

sexy-kitten......

Dear sis ...anigu shaqsi ahaan waxaan rumaysnahay in waxaan oo dhan ay ka danbeeyaan Dumarka Somalidu....Arintoon madaxa iyo majaha beeshay

User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Postby 1nemansquad » Sat Jul 09, 2005 1:24 pm

Uk-Man, waar gimme a fockin break baan ku idhi, caqliga aad leedahay waxay? mawaxaad ileedaahay nin iyo naag kasheekeentooda ayaa caqli ah? ku wii nadhalay oo intan naso lekeysiiyey who educated them to be husbands/wifes iyo hoyoyin/abo?

inta aad halkan naaac iyo jil jileec lasoo fadhisatay baad ileeday idea baan wataa? you chattin bout behaviour's of ppl how is tha an idea? or even an issue?

nocaga baa ugu liita, talk alot of nonsense but can't take their own recommendation ama waxba ku keeni waayey

ponder on this 'Great minds discuss ideas, mediocre minds discuss events, small minds discuss personalities'

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 1:42 pm

1nemansquad....

Qofyahow waan kuu duceeyey inaad aamiin tiraahdo oo iska aamusto ayaa kuu fiicnayd......qofku siduu u hadlo waxay ku xiran tahay maskaxda alla siiyey.... qof maskax fiican qabaa horta sxb ....hadalada wuxuu ka doortaa kuwa nadiifta ah oo aan lahayn cayda canjlaada qiima ridida qof kale si nadiifa oo sharaf leh ayuu utusaa qof ka kale in ujeedadiisa laga fiican yahay....

Midda kale wax yaabahaan aad leedahay in laga hadlaa fiican yaad la samaynaysaa DEBATE kaas...let me guess....Dhagxaan...maya maya...Dhirta...Damn..waxa kula samaynaya doodaad waa dad dadkaassina aad la samaynayso waa Niman ama Naago....as i said b4 ...ilaah ayaan kaaga bar yayaa maskax ....

Saraa
Posts: 2
Joined: Thu Jan 10, 2002 7:00 pm

Postby Saraa » Sat Jul 09, 2005 4:10 pm

UkMan9 what happen to the poems? and why do you think we somali women are the mother of all problems?

Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Postby Ureysoo » Sat Jul 09, 2005 4:52 pm

Ani wixi ila tahay nimanka iyo dumarka ba qaladka wa isla galeyn, nimanka ba ka xumadeyn naagaha masakiinta uu faro xumeyey sii wacan inti uu dhaqan lahayen *qaad iyo wax luu jeedin bii mashqool ku noqdeyn, wax kaleeto uu lugu so salitay wa arooska badan..lolz…meeshas bii ku qalbi jabeeyn dumarka, lakiin isla marki baa naagaha nimankooda wii ku kibreeyn ileen waxa ugaahay hadi hada Somali joogi lahayeen miyaan isku taageyn, ini la sabraan ii uu adgeeysadan waye, talow lacagta xun ii qaxooti ahan uu qataan miya maskax tirtay *cajayiib* Very Happy …nin iyo naag iskama marmi karaan wa *sunat al xayaat*<<<ppl disregard the last bit, cause it makes me sound like another desperado ... Rolling Eyes

User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Postby Somali2003 » Sun Jul 10, 2005 1:15 am

sexykitten iyo ukman, si fiican baad isu fahamteen. labadiina waxaa gabdhaha iyo ragga aaminsanyihiin baad si fiican u sharaxdeen iyo waxyaallaha salka iyo raadka aan leheyn oo lakala aaminsanyahey (stereotypes})


Ad kugu raacey fikiradda aad soo jeedisey UKMan about female population growth, tiro badnida naagaha. Waa arin xaqiiq ah. Aniga laba sanno ka hor markaan jaamacadda tegi jirey, meelkasto oo martid, gabadh yar baa kaa hor imaaneysa. jaamacadaha Stateka oo dhan naaga ayaa u baddan waa runtii mid iga yaabisey. War Classkasto waxaa ku jira 40 naagood iyo 10 will. Afar jibaar bay nooga baddan yihiin. Fikrada aad soo jeedisey aad baan kugu raacsanahey waana mid laga haddley wax baddan.


Hadaan ka waramo dhaqanka dibadda wuxuu ku saleysan mid had iyo goor is bedella sida cimiladda. Wixii cusub caalamkaa jecel ay soomalidu tiraahdaa. Halkan wixii cusub hadey noqoto war (news) Heeso, Dharka Fashion, Daawoooyinka, Hadallada (modern vernaculars or slangs), habka loo socdo, habka loo ciyaaro, habka loo bixiyo qosolka iyo santaaga, habka timaha loo jarto, habka laysu soo waco, iyo waxyaalle kale oo dhan waxaa laga qaataa "media". Waxaad arkeysaa NIN WAYN, Illaahaa Wayne, oo sida ciyaalka dabadda surwaalka ka rita u lebisanayo. Wuxuu ku andacoonayaa haddaan sidaan isa yeellin, gabdhahaan isku dhacaayo oo shukulaatiiniga ah ma helaayo. "Wiil waxey rabbaan Gaginstar ah"


Waxaa kalloo la yiri, nin wayn oo Soomali ah baan wareystey. Waxaan weydiiyey maxaa ku kalifey Gabdhaha Somalida rag aysan aqoon iney isu dhiibaan oo ku raaxeystaan. Wuxu igu yiri, Gabdhaha Somalida weligood iyo Allahoood, Abidkood ayey sidaan sameyn jireen. Wuxuu ku leeyahey, war annagu markaan sarkaaladda ahey , ama qofkiii shaqo "Transfer jobs" la is bedelaayo hayno, gabdhaha magaallada aan tagno way isku keen dhiibi jireen. GAbdhaha way jecel yihiin wiilal cusub aysan aqoon oo reerkooda aqoon si ay mustaqbalkeeda u ilaashato. Cajiib.




Qofka hadduu iskuuul aaddo ama Waxbarto, walahi badannaa wayka digtoonaadaan dhaqanka foolxumada ah ee diinteenuu nacladdey. Misaajidka ku xirnoow, pray to god and ask forgiveness, for Allah is with for those who remember him.

sexy-kitten
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11300
Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Postby sexy-kitten » Sun Jul 10, 2005 1:30 am

[quote="UkMan9"]sexy-kitten......

Dear sis ...anigu shaqsi ahaan waxaan rumaysnahay in waxaan oo dhan ay ka danbeeyaan Dumarka Somalidu....Arintoon madaxa iyo majaha beeshay[/quote]

Why do you think so? Waxaan oo dhan ma dumarka baa ka dambeya? And why so?

Somali2003, waa runtaa oo dumarkii tirada bey ka bateen. Lool@ nin weyn oo sida ciyaalka sirwaal dabada u joogo, Ilaahey ima tusin Laughing

P.S dont ask what I'm doing up this time..Too much coffee Confused

User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Postby Somali2003 » Sun Jul 10, 2005 1:45 am

lool kitten, too much coffee. i know u living in the east coast. It is kinda of late for them at this time.



wallahi been kuu sheegi maaye, waxaan arkaa maallin kasto rag waawayn oo sida ciyaalka u dhaqmaayo. War waddanka wa lagu ba'ay. Ma qof weyn baa ciyaal iska dhigi. War hadda ka hor ayaa dukaanka la dhahaayo Sears, Hadda waxey merge la noqotey K-Mart, anoo ka iibsanaaya funaanaddo iyo alaabo kale . aa gabar aan kassaayo meesha soo geshey. Way i salaantey, gabar qurux baddan bay aheyd , manshallah, laakiinse way is qaawisey. waxaan ku iri, haye waa lagu guursanaaya ayaa maqley maxaa ka jira. Waa iska dhibaaye ma ogtahey. waxey igu tiri. "yaa kugu yiri, I am still young, u know that right" i said, yeah i know that , anoo hoosta ka qoslaaya. Qayaastii waxay jirtaa 20 sanno. Walaahi waa cajaaib. War qofka isagoo qofwayn ah ayuu wuxuu isu haystaa inuu yar yahey. i am still young , and reaction to it is , are you, man you getting old or timed out.

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sun Jul 10, 2005 5:45 am

Saraa.....sexy-kitten......

Jawaabtu waa wax sahlan....Sababtaan u iri naagaha ayaa ka danbeeya dhibtaan haysata Dadka ku nool dibahadaha.....

Hal wax ayaa idinka maqan....arinkaas oo ah ....horta ma ogtihiin meel kasta oo aad u horseedaan ninka inuu idin daba galayo....uusan marna oronayn maya......hadaad tiraahdid party aan aadaa hadaad tiraahdid clup aan aadaa hadaad tiraahdid saaxiibadahay aan is raacaynaa hadaad tiraahdid fasax aan aadaynaa duurka....ina keen isagoo aad moodo in jannadii loogu bishaareeyey oo dhareer ka daadinaya ayuu intuu asxaabtiisa ku noqdo oranayaa aniga iyo saaxiibaday saas aan samaynaynaa....indhihiisana markaad fiiriso waxaa is dhahee kan waxyi maa ku soo dugay.....

Arintaas oo kale hadduu gabadha usoo jeediyo isaga waxay ku qaadanee muddo inuu ku baryo hadba dhinac kaa soo maro ....inta badana guul daro o ku dhacda oo kuma guulaysto in gabadhu aqbasho mar marna waa aqbalaan gabdhuhu qaarkood.....

Waxaad kaloo fiirisaa meelaha wax lagu qoro forumkaan meesha habluhu ku soo bataan waxaad arkaysaa raggii oo aan qof ka maqnayn oo meeshaas iyaguna wax ku soo qoray.......

Halkaas waxaa kaaga muuuqanaysa....Dumaroow hadaad noo horseedaan Wanaag inaan idin daba galayno Hadaad noo horseedaan Xumaato inaan idin daba galayno.....taasina waxay kuu cadaynaysaa in idinku noo jeedisaan dhan kasta.....

Marka ujeedadaydu waxaa weeye anigoon hadalka sii badin...Xumaatada iminka ku badan soomaalida....haddii dumarku meel kasta iyagoo noo jiitaan yaa xumaatadaad noo horseeday oo noo jiitay....The Answer is simple and Clear.......SOMALIWOMEN.......yaa kale Dumarka leee...

Urayso......

Adigoo magacaaguba ahaa Qosol ayaad ku darsatay kaftan wallee nin ku helaa qosol beerku waa la barari doonaa....Runtaa waaye nin iyo naag waa isu baahan yihiin sida Uraso iyo Udgoone isugu baahan yihiin.. Wink

Somali2003.....

Back home Gabdhaha waxaa la oron jiray Qariib Jecel....Saaxiib waxaasna Nimanka aa ka masuul ah...Doqon anigoo kala ah aa nasiib u helaayo Sexy Kitten oo kale inay lugaha u qaawiso orod inta isku taabto ayuu asxaabtiisa ugu faanaa waraa guys guess what xalay sexy aan taabsaday.....damn...waxay nooga cararaan soo sax maaha....although ay hilmaan sanyihiin somalida in ay ka daran yihiin dadka kale oo ragga Caalamka kale ay inta farta ku fiiqaan yiraahdaan u c that b**ch i F her last night and her P***y is like that.....somali men atleats sidaas umaba sii hadlaan waa taabsaday lee dhahaan bes.... Wink

Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Postby Ureysoo » Sun Jul 10, 2005 8:50 am

UK....

Qosolka wa cafimaad, wa wax lu bahan yahay... Very Happy

Somali....

Waxas wa cuqdo ku jirto habarha somalida ah, ayaado 55 jirto bii kugu oroney..*allah ma aniga, hayaaaay, 33 ba jira ina abti, uu cagaha dhulka dhig* ayaado caruur ilkaha ka dhaceen uu bakoor ku soconayan dhashey ...>suuro lu jeedin... Laughing Laughing Laughing

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sun Jul 10, 2005 11:13 am

Urayso.....

Qosolka badan Dhibtiisa leeyahay calool xanuun aa laga qaadaa iska ilaali adigoo qoslaaya yaan wax kaa fakan...

Habraha iyo kuwa yar yar xataa is yaraynta waa wadaagaan cudurkaas hadda raggii uu ku dhacayba kii jiray 40 30 jir waye...Adiga habar ma tihid miyaa....
mise wali habar nimadii hal sano iyo nus aa kaaga dhiman.. Wink

sexy-kitten
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11300
Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Postby sexy-kitten » Sun Jul 10, 2005 12:48 pm

[quote="UkMan9"]Saraa.....sexy-kitten......

Jawaabtu waa wax sahlan....Sababtaan u iri naagaha ayaa ka danbeeya dhibtaan haysata Dadka ku nool dibahadaha.....

Hal wax ayaa idinka maqan....arinkaas oo ah ....horta ma ogtihiin meel kasta oo aad u horseedaan ninka inuu idin daba galayo....uusan marna oronayn maya......hadaad tiraahdid party aan aadaa hadaad tiraahdid clup aan aadaa hadaad tiraahdid saaxiibadahay aan is raacaynaa hadaad tiraahdid fasax aan aadaynaa duurka....ina keen isagoo aad moodo in jannadii loogu bishaareeyey oo dhareer ka daadinaya ayuu intuu asxaabtiisa ku noqdo oranayaa aniga iyo saaxiibaday saas aan samaynaynaa....indhihiisana markaad fiiriso waxaa is dhahee kan waxyi maa ku soo dugay.....

[/quote]

Hadde naagaha badanaa sidaas maha. Markey guriga cabaar joogto bey ku caajistaa oo ey u baahantahay in laga qosol siiyo...Nimanka marar badan bey albaabka ka baxaan oo ey ka soo galaan. Mar marka qaarkood yaab baa ku dilayo soo maha? Naagaha mar mar hadeey doonan wey baxayaan. Nimanka waa a little extreme. Single life bey barteen bey markaas saaxiibadood afar iyo labaatan saac is raacayaan.


[quote]Somali2003.....

Back home Gabdhaha waxaa la oron jiray Qariib Jecel....Saaxiib waxaasna Nimanka aa ka masuul ah...Doqon anigoo kala ah aa nasiib u helaayo Sexy Kitten oo kale inay lugaha u qaawiso orod inta isku taabto ayuu asxaabtiisa ugu faanaa waraa guys guess what xalay sexy aan taabsaday.....damn...waxay nooga cararaan soo sax maaha....although ay hilmaan sanyihiin somalida in ay ka daran yihiin dadka kale oo ragga Caalamka kale ay inta farta ku fiiqaan yiraahdaan u c that b**ch i F her last night and her P***y is like that.....somali men atleats sidaas umaba sii hadlaan waa taabsaday lee dhahaan bes.... Wink[/quote]

Every guy talks about what he's done to heblaayo to his friends soo maha? It's not only Somali guys who do that. Kuligood waxey ka sheekeystaan "waraa! taas waa beela!! waa taabsaday, ar walaasheed baa ka fiican laakin...." Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Postby Somali2003 » Mon Jul 11, 2005 2:53 am

[quote="sexy-kitten"][quote="
Every guy talks about what he's done to heblaayo to his friends soo maha? It's not only Somali guys who do that. Kuligood waxey ka sheekeystaan "waraa! taas waa beela!! waa taabsaday, ar walaasheed baa ka fiican laakin...." Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

Laughing Kitten, iskuxishood .

In lays taabsado waaba xaaraan. Sidaas Daraadeed waa inaan lagaba hadlin cidda wax kashifeysaa.


It seems we are condoning the premarital sex by putting the blame on who discloses the sinful secret.

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Mon Jul 11, 2005 8:44 am

sexy-kitten.........

run sheeg saas may dhahaan walaasheed aa ka macaan.... waligay adi ka hor maqlin ....walaal maa qabtaa gabar sexy....kaftan

somali2003.....

saaxiib maxay ka xishootaa ma iyadaaba wax tiri intaydii lee ay ku soo celisay sexy....

sexy-kitten
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11300
Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Postby sexy-kitten » Mon Jul 11, 2005 3:13 pm

[quote="Somali2003"][quote="sexy-kitten"][quote="
Every guy talks about what he's done to heblaayo to his friends soo maha? It's not only Somali guys who do that. Kuligood waxey ka sheekeystaan "waraa! taas waa beela!! waa taabsaday, ar walaasheed baa ka fiican laakin...." Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

Laughing Kitten, iskuxishood .

In lays taabsado waaba xaaraan. Sidaas Daraadeed waa inaan lagaba hadlin cidda wax kashifeysaa.


It seems we are condoning the premarital sex by putting the blame on who discloses the sinful secret.[/quote]

-


Aniga sidaas ma dhihin walaal ee aniga isku xishood ha igu dhihin. Waxaan kuu sheegayaa nimanka oo cabsan sidey u hadlaan. You know sidaas inaan u hadlin, marka is daji. Wink

Lool ukman, haa nooh. Most of them. Loool, maya aniga walaal oo gabar ah ma qabo. Smile

Galab wanaagsan all Wink


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 78 guests