Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

SomaliMen Vs SomaliWomen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 10:58 am

foolxume2005....

Sxb waan ujeedaa ujeeadaada laakiin bro Raggu isku mid maaha dadkuna waa sida farahaaga waa kala duwan yihiin....qaarbaa markay shaqada ka yimaadaan dadbka horey ka gala oo raashin kariyoow bilaaba (i know naagaha qaarkood ayaa oron doona O Please... Wink SomaliMan and Cunta karin you Must be kidding....but it is true cuz am one of them ehehehe Laughing May be Single nimada Iigu wacan Wink )qaarbaa TV ga hor fariista Qaarbaa Caruurtooda la cayaara Qaarna Waraysi ayeey doontaan ku saabsan Waddankii ...waadna ogtahay Waddankii Xaaladda siyaasadu siday tahay maanta... sidaa awgeed anigu midkoodna ma eedaynayo ...Mar hadday shaqaystaan oo caruurtooda biilaan.....

sexy-kitten.....

Sweet Sis.....Qarni Waliba Sabankii waa yadaan danbe Gabdhihii ayaa batay marka kii jiray 40 ama ka kor Waqtigaa siiyey inuu helo inan yar oo uu guursado waagii hore Raggaa badnaa kii mid Gawso aan lahayn helaa wuxuu Oran jiray Ilaahoow mahaddaa....Laakiin Hadda Naagtii hesha Mid aan Gawso lahayn waa inay tiraahdaa Ilaahoow Mahaddaa eheheh Laughing Lucky for Us Huh......

Dhanka Shaqada Runtii Nimanka aad ka hadlaysay oo Qaatay Degree?Master and even BHd...waxaad illowsan tahay in qofka qaataa Shahaadooyinkaas uu yahay qof wayn cuz intaad wax barashadaas wadid Da' ayaa kugu Socota....qofka ugu yar wuxuu Shaahada kowaad ku qaata Age ka ah 25 , 30 or even 35 kuwa soo watana b4 they know it...waxay galeen above 40....Laakiin the funy thing is...kii 25ka jiray wuxuu yiraahdaa he is 20 and kii 30 ka jiray wuxuu yiraahdaa he is 25 and kii 35 jiray wuxuu yiraahdaa he is 27 and 40 jir wuxuu yiraahdaa he is 30 u c....marka walaashiis dadkaas aad aragto oo shaqada usii ordaya waa kuwa aad raadinayso oo 40ka iyo ka kor ah.....

kuwii yar yaraa as i said b4 SURWAALKA kor u qaadidiisa iyo neefsiga every second sidii duuf hayo ay fuuf leeyihiin aa shaqo ugu filan if u know what i mean.......i even blve some of them markay wax qorayaan here this forum every second FUUF or FIIF ay leeyihiin sidii Gabari ujeedo....Lord have mercy on My Soul what is this world coming to......

sexy-kitten..

again....Inaan flower ku siiyo waaye cuz of ur brain... rose rose hadaan sidaan ku sii wado lacagtii aaba iiga dhammaanayso Ubax iibiyoow Lol Wink

*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Postby *HannaH* » Sat Jul 09, 2005 11:05 am

UK seriously, waxaan ku idhi hee dhe........Oh God, what's the point....war ii bashaal..........

.




.Salama

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 11:13 am

[quote="*HannaH*"]UK seriously, waxaan ku idhi hee dhe........Oh God, what's the point....war ii bashaal...........Salama[/quote]

Common Sis hadalka lalama noqdo soo daa waxaa dhihi lahayd am i give you big MAC (KISS) in return fix fix fix qax qax qix qix.....heey qufac maaha yaah am just qoslayaa Wink

*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Postby *HannaH* » Sat Jul 09, 2005 11:16 am

fix fixdu waaxay....ma fanax baad leedahay...Nin fanax leh is soooooooo unattractive......War hee dhe...lol...just na daa and iska noolow sxb................


Salama

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 11:25 am

Fanax aa fanaxdu ma tan yar heedhe waxaan leeyahay ilko sidii fargeetadii oo kala ah.... aniga iyo qurux waan kala xanaaqnaa... Dee huuno kuumaba soo socdo ...sababtoo adigoo kale waa kuwa Qaylada badan.....

*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Postby *HannaH* » Sat Jul 09, 2005 11:33 am

UK......Socod laagama baahna .....qof qayladeyda ka hela ayaan headlock ku haye ee ii raxeyso Very Happy

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 11:49 am

Cajiib.... waxaa iga yaabiyey ma garanaysaa...
waxaa iga yaabiyey Gabadhaad aragtaa markaad tiraahdo Masarkaaga waa qalloocan yahay iskabadaa wax kalaba waxay ku jawaabaysaa mid aan haystaa igu jecel...

Lord yaaba ka hadlaya wax ku jecel iyo wax ku neceb toona... anyways topic ka hadal ama you know the rest...or ... in another words ...HIT THE ROAD....Loool Wink

*HannaH*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7577
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Xero Awr, Hargeysa

Postby *HannaH* » Sat Jul 09, 2005 12:15 pm

Waryaa...waxaad tahay is qor......yaa ku hadalya wa ku jecel ku ye.....ana ka hadlaya dee......miyaadan odhan kumaba soo socdo...as if ina socod laga bahnaa to begin with.....marka runta lagu sheegano waad xanaqasa.........typical................Anyway.......get a grip.....and I will leave you to your little malayacni thread....Have Fun nooh Very Happy

sexy-kitten
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11300
Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Postby sexy-kitten » Sat Jul 09, 2005 12:22 pm

[quote="UkMan9"]

sexy-kitten.....

Sweet Sis.....Qarni Waliba Sabankii waa yadaan danbe Gabdhihii ayaa batay marka kii jiray 40 ama ka kor Waqtigaa siiyey inuu helo inan yar oo uu guursado waagii hore Raggaa badnaa kii mid Gawso aan lahayn helaa wuxuu Oran jiray Ilaahoow mahaddaa....Laakiin Hadda Naagtii hesha Mid aan Gawso lahayn waa inay tiraahdaa Ilaahoow Mahaddaa eheheh Laughing Lucky for Us Huh......

Dhanka Shaqada Runtii Nimanka aad ka hadlaysay oo Qaatay Degree?Master and even BHd...waxaad illowsan tahay in qofka qaataa Shahaadooyinkaas uu yahay qof wayn cuz intaad wax barashadaas wadid Da' ayaa kugu Socota....qofka ugu yar wuxuu Shaahada kowaad ku qaata Age ka ah 25 , 30 or even 35 kuwa soo watana b4 they know it...waxay galeen above 40....Laakiin the funy thing is...kii 25ka jiray wuxuu yiraahdaa he is 20 and kii 30 ka jiray wuxuu yiraahdaa he is 25 and kii 35 jiray wuxuu yiraahdaa he is 27 and 40 jir wuxuu yiraahdaa he is 30 u c....marka walaashiis dadkaas aad aragto oo shaqada usii ordaya waa kuwa aad raadinayso oo 40ka iyo ka kor ah.....

kuwii yar yaraa as i said b4 SURWAALKA kor u qaadidiisa iyo neefsiga every second sidii duuf hayo ay fuuf leeyihiin aa shaqo ugu filan if u know what i mean.......i even blve some of them markay wax qorayaan here this forum every second FUUF or FIIF ay leeyihiin sidii Gabari ujeedo....Lord have mercy on My Soul what is this world coming to......

sexy-kitten..

again....Inaan flower ku siiyo waaye cuz of ur brain... rose rose hadaan sidaan ku sii wado lacagtii aaba iiga dhammaanayso Ubax iibiyoow Lol Wink[/quote]

Lool, inan yar oo odey ilko la' guursato, iney ooyso maxaa uga dhiman?

-

Dhanka wiilasha oo shahaadooyinka qaatay, wiilal aan habaryar u ahay, they are 21 and he has his associates degree. Mid kale oo 24 ah asagana wuxuu heysta his bachelor. Dadkaan ayaamahaan soo baxay waa qatar. Ayagoo yar bey shaqo bilaaween.. Wiilasheena inaan sidaas ku wadno waaye soo maha? Da'da qof kasta baa sheegta lol. Kii 25 jiray wuxuu dhihi 23 ama 21 inuu jiro..Waa runtaa..Laakin kuwa afartan jira, waa laga kala sooci karaa, inuu been sheegayo waa laga fahmi karaa lool.

-

Kuwaan sirwaalka ka dhacayo, haba ka dhaco laakin waxaan arkaa ayagoo wax baranaya oo Universities ka soo baxay. Most of guys oo i ag dagan, they are in their early twenties. Wiilasha ayagoo sirwaalaha ka dhacayo bey Collegeka dhigtaan loool. Hooyoonikood iyo aabahood bey biilaan gaari bey wataan, guri bey dagan yihiin, shaqo oo steady ah bey shaqeeyan. Marka badanaa kuwa sirwaalada hoosta u mareyso schoolka bey ka saaqidaan. Laakin kuligood mahan, qaar oo fiican baa jiro.

-
Anyways, I'm off for today, see you in a few Smile
Last edited by sexy-kitten on Sat Jul 09, 2005 12:31 pm, edited 1 time in total.

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 12:28 pm

[quote="*HannaH*"]fix fixdu waaxay....ma fanax baad leedahay...Nin fanax leh is soooooooo unattractive......War hee dhe...lol...just na daa and iska noolow sxb................Salama[/quote]

Walaalo qoraalkaan ayaan ka jawaabayey markaan iri kuuma soo scodo... waa haddii aad wax fahmayso haddii kale....fix fix fix qix qix ...

sidaa aa isu xariifinayso isu xariifi afkana buur masarkana waa haddii aad qaadatidba hadba dhican la dhac ekekeke

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 12:33 pm

sexy-kitten.......

Suaal horta koo surwaalka hoos gaysta maa wada sheekaysataan....kaftan abaayo....

Suaal kale adigii aaba rag difaac galay suaashaydu waa yaa xumaatada wada ma dumarka mise ragga.... then may be inaan soo saari karno wax badan oo macno taabanaya....

User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Postby 1nemansquad » Sat Jul 09, 2005 12:34 pm

[quote="UkMan9"]1nemansquad.....

Saaxiib Caqligaa lays dheer yahay dadkana kala kor mariya...age wax qiima ah oo uu leeyahay ma jirto....Laakiin hal wax ayaan ogahay qofka intaas Wayni ama yaraan ka sheekeeya Cuqdad ayuu ka qabaa Age kiisa.......marka saaxiib i hope inaad maskaxda ka korto.....[/quote]

waar idhageyso waa ninka, aniga inta aad jirto iyo waxaas hawl iitala mahan oo wax iga galey majirto; aniga waxan kugu dhahay topic gaaga waa overrated, hyped and old

maxa ku dhexdhigey inaad naago iyo nimankooda waxa dhexmara aad ka shaqeeyso oo ama aad meelkasta latagnaanto naaguhu waa saas, ninmanku waasaas? ma waxaa tahey kuwa ladhaho naaga sheneeya yaasha?

ninween oo caqli leh baatahey baan rajaynayaa ninyoho marka next time mataqantaa lasoo shirtag wax ninween lasoo shirtago anaga nin iyo naagtiis hanooga shekenine, somali men iyo somali women seey isula dhaqmaan manan ku weydiinine, waa hawl utaala ayaga, adiga gurigaaga ka adkoow iyo naagtaada 'waa hadaynan marhore kaa tagin'

sexy-kitten
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11300
Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Postby sexy-kitten » Sat Jul 09, 2005 12:42 pm

[quote="UkMan9"]sexy-kitten.......

Suaal horta koo surwaalka hoos gaysta maa wada sheekaysataan....kaftan abaayo....

Suaal kale adigii aaba rag difaac galay suaashaydu waa yaa xumaatada wada ma dumarka mise ragga.... then may be inaan soo saari karno wax badan oo macno taabanaya....[/quote]

Looool, maya lama sheekaysto.

Aniga xumaato kama sheekeynayo. I'm saying that elder men need to start working and stop depending on their women. Ilmo ayaga le'eg hadey dhali lahaayen waa loo shaqeyn lahaa...Laakiin, most the men hada waxaa qaatay qaad, sheeko, iyo wareeg. Naagahanana xumaantooda bey wataan, wey hadal badan yihiin oo ayagana wey sheeko badan yihiin, laakin at least ayaga guriga bey biilka ka bixiyaan.

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 09, 2005 12:52 pm

1nemansquad.....

Sxb ilaah maskax fiican ha ku siiyo aamin dheh...waxaa tahay dadka jecel in ay qof wax ka sheegaan...kaliya...cid kugu khasbaysa maleh inaad akhrido xataa ikhtiyaarka adigaa iska leh ok.....

sexy-kitten......

Dear sister wax yaabo badan ayaan isku si u arganaa ...laakin xumaatada aan sheegayo runtii waa waxa maanta haysa dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan dibadda waxaad arkaysaa wiilashii iyo hablihii oo intaa is caayaya dagaalamaya wax yaabo fara badan ku kacaya... wax yaabahaas oo bulshada soomaaliyeed hore u lahaan jirin...so am asking what went wrong....xaggee dhibtani inooga timi...yaa ka masuula dhibaatadaan foosha xun.....

wax barasho iyo wax barasha la'aanba waxaan ku soconaa meel aad u foolxun runtii...ceeb iyo fadeexad ayaa ka muuqataaa bar baarta(dhalinyarada) xaasaska iyo kuwii talin jiray intaba.... bal kan soo jawaabaya eeg (1nemansquad) maaha qof yar....waxa kaliya oo uu nagu soo kordhinayo waa wax ka sheeg xataa talo yar ha sheegin...

Ma ifahtay walaal Sexy....

sexy-kitten
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11300
Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Postby sexy-kitten » Sat Jul 09, 2005 1:08 pm

You're talking about temper, walaal hablihii Somaliyeed xanaaqa baa ka batay. I must admit, I have a bad temper myself. Dagaalka waxey ka timid, wiilasha iyo gabdhaha baa kibir laga badiye. Laughing

Somalia markii la joogay anaga ismaan cayn jirin oo iskuma qeylin jirin. Laakin hada, waxaan maxaa u sameyn weysay, oo adigu maxaad u sameyn wesay, #$%^!! baa meesha imaaneyso.

Culture-keena wuu is badalay intaan America joogno.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 67 guests