Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

SomaliMen Vs SomaliWomen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Tue Jul 12, 2005 5:05 pm

sexy-kitten.....

Abaayadiis warkaas ma cadda liin aa ka maqan amaa la dhahay saaxiibadeed aa ka mac...adigana saaxiibad mac qabtaa kaftan.. Wink

qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Postby qudhac-m » Wed Jul 13, 2005 8:02 am

Listen Ukman9 or what ever your name IS

maalaa yacniga kala bax meesha RAQ YAHAY RAQDU DHASHAY.

Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Postby Ureysoo » Wed Jul 13, 2005 8:59 am

qudhac qaab xun.... Laughing Laughing Laughing Laughing ...damn home boy quit humiliating ppl *rufyaan yahow timaha rifan* Laughing ...bacda iska dhig ...uu si qof wacan dadka ula kaftan, hadi kaleeto *cagaha wax ka day ina abti*... Very Happy

qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Postby qudhac-m » Wed Jul 13, 2005 9:46 am

Urayso
Waxaas oo dhan waa naag la'aan hadaad dhabta igu qabato
sida baby dhashay oo aad laabta laabta ii saartaa WAAN QABOOBI
LAHAA OO QUNYAR SOCON LAHAA.

Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Postby Ureysoo » Wed Jul 13, 2005 10:34 am

baloo, big time desperado, eyaahey Somalia ina kula cararo uu gabar jin yar kugu so darsado waye marka, indhaha ba dadka ka so galosa, guri *cariish* ina dajisid ma la rabo lakiin..hadaba hada awood karin gabadha yarta an dhalay ii sheeg…. Laughing Laughing Laughing

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 16, 2005 5:53 am

[quote="qudhac-m"]Listen Ukman9 or what ever your name IS

maalaa yacniga kala bax meesha RAQ YAHAY RAQDU DHASHAY.[/quote]

Sxb Somalida ayaa hadal Dhamaysay.....Caqligu Da'da maaha waa sidii ilaah kuu siiyaa....Qoraalkaaga magacaaga waxaa laga garanayaa Around 45 inaad tahay haddana waxaad soo qortay waa ka qiima liitaa qof 4 jir ah....war maxaa kuu geeyey waalidka nin wayn ayaadba taheee......

Uraysoo......kan mid qiima leh maahee haysku daaliin.....

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sat Jul 16, 2005 5:40 pm

Dhammaan salaan

Maanta waxaan maqlay qiso aad iiga yaabisay....

Naag ayaa waxay dagaalameen ninkeedii .....markaas ayeeey u wacday police ka....markii police kii yimaadeen ayaa la yiri maxaa kugu dhacay.... markaas ayeey tiri ninkaan halayga qabto oo halayga saaro... waxaa la waydiiyey ....ninkii maxaa dhacay oo aad qoftaan kula dagaashay oo u garaacday...markaas ayaa ninkii yiri bal iyada waydiiya anigu maba taaban mana caayin shaqaan ka soo rawaxay iminka..naagtii ayaa la waydiiyey ninkani .....muxuu kugu sameeyey ma ku garaacay....waxay ku jawaabtay maya ima dilin imana caayin...markaas ayaa la yiri maxaa jira marka oo ad rabtaa oo ninkaan kaaga qabanaa waxay tiri ninkaan inuu raashinka kariyo ma rabo...marka waa inuu raashinka kariyaa....Nimankii askarta ahaa ayaa yaabay....oo ku yiri ok miyaad ...waxay is yiraahdeen malaa waa cabsan tahay....calaa kulli xaal nimankii askarta ahaa ayaa fakaray waxay ku yiraahdeen ninkii cabaar ka bacdi nin yahow gurigaan iyo aga gaarkiisa laguguma arki karo...caruurtana ha soo ag marin....ninkii ayaa yiri maxaan sameeyey oo ku mutaystay arintaas waxaa la yiri waa sida kaliya oo qoftaan inay kuu baahan tahay ku arki karto haddii kale nin yahow dhibtaan ayaa adiga waligaa ku haysanaya....waa yahay ayuu yiri ninkii...dharkiisii ayuu qaatay oo ka tagay gurigii...iyadiina waxaa la yiri ninkaas hana wacan hana dhibin faraha ka qaad.......

laba maalmood markay joogtay ayeey bilowday inay wacdo oo tiraahdo war soo noqo maxaad uga maqan tahay gurigaaga caruurtaada iyo naagtaada....wuxuu ku yiri aniga iyo adiga is arageena danbe waa anigoo ku siinaya warqadaadii furiinka...way qaylisay ka bacdi waxay wacday police kii waxay ku tiri ninkaaygii inuu i furuu rabaa halayga qabto......!!!!!!! Ninkii police ka ahaa oo markii hore galay arintooda ayaa loogu yeeray markii arintii loo sheegay ayuu yiri.....he did the right thing..

Sheeko run ah Wink

Haldhaa
Posts: 5
Joined: Wed Jun 20, 2001 7:00 pm

Postby Haldhaa » Mon Jul 18, 2005 5:47 pm

Ukman9 aboowe naagaha kaliya ma aha dadka xun xun niman aa jiro siday qaad u cunayaaan subaxdii ka soo kaco caruurtooda naagtooda xataa is arkin marfish waqtigooda ku dhamaysta

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Fri Jul 22, 2005 9:42 am

Haldhaa.... Walaal nimanku qaadka cunaa atleats sharaftooda kuma gataan waxaaan u qalmin hadaad garanaysid waxaan uga danleeyahay....

Runtii dadka somalida ahi maaha dad qiima leh khaas ahaan kuwa dibada soo galay...

waxaan inta badan eeg eegaa FORUM yada kale wali maan arag NAAGO ama NIMAN isku haysta AJNABI ayaa idinka fiican rag iyo dumarba... waxaad moodaa Somalidu inay ku faanaan qofka aan ahayn somaliga...

kii somaliga ahaa ee wax bartay kaan waxba baran waxaan is iraahdaa sometimes waaba isku mid... bal waxaad eeegtaan FORUM kaan mid iska dhiga ama mooda aqoon dad kale dhaqankood inay quruxdu tahay... mid ku faaanta NIMANKA kale ayaa idinka fiican dhanka sariirta mid ku faana ama qurux mooda NAAGAHA kale inay ku fiican yihiin sariirta....

Mid soo guuriya wax yaabo diinta uu ku soo bar baaray ka hor imanaya isagoo ama iyadoo is leh halagu moodo qof aqoon badan leh....

War dad yahow maxaa idinka siya.... miyaadan ogayn waxaad tahay inaad ahaanaysid waligaa ku faanid wax lagu faano inay u qurux badan tahay waxaad ku faantid....

Southall waxaa ku nool laba gabdhood oo walaala ah oo hal nin oo madow ah o haddana oday ah oo lacag fiican qaadan oo ushaqeeya post tada labada wacal ku raray.... maxaa ka qaldan dadkaan sheegta magaca soomaaliyeed.... waxaa kaloo ku nool laba wiil oo soomaaliya oo laba nin la yihiin saaxiib...what is wrong with you ppl....

Haldhaa
Posts: 5
Joined: Wed Jun 20, 2001 7:00 pm

Postby Haldhaa » Fri Jul 29, 2005 7:06 am

ala hoognayeeey ma sidaan ayaa noo danbaysay

Coco-Chanel
Posts: 17
Joined: Mon Jun 06, 2005 6:44 am
Location: New York, New York

Postby Coco-Chanel » Fri Jul 29, 2005 1:39 pm

Laughing Laughing Somali men Laughing Laughing

Somali women rule....all the WAY

Koobanti
Posts: 13
Joined: Wed Jun 20, 2001 7:00 pm

Postby Koobanti » Fri Jul 29, 2005 3:33 pm

Somali women rules

User avatar
Nydia
Posts: 218
Joined: Thu Feb 12, 2004 7:00 pm
Location: My own Paradise...
Contact:

Postby Nydia » Fri Jul 29, 2005 3:38 pm

[quote="UkMan9"]Dhammaan salaan

Maanta waxaan maqlay qiso aad iiga yaabisay....

Naag ayaa waxay dagaalameen ninkeedii .....markaas ayeeey u wacday police ka....markii police kii yimaadeen ayaa la yiri maxaa kugu dhacay.... markaas ayeey tiri ninkaan halayga qabto oo halayga saaro... waxaa la waydiiyey ....ninkii maxaa dhacay oo aad qoftaan kula dagaashay oo u garaacday...markaas ayaa ninkii yiri bal iyada waydiiya anigu maba taaban mana caayin shaqaan ka soo rawaxay iminka..naagtii ayaa la waydiiyey ninkani .....muxuu kugu sameeyey ma ku garaacay....waxay ku jawaabtay maya ima dilin imana caayin...markaas ayaa la yiri maxaa jira marka oo ad rabtaa oo ninkaan kaaga qabanaa waxay tiri ninkaan inuu raashinka kariyo ma rabo...marka waa inuu raashinka kariyaa....Nimankii askarta ahaa ayaa yaabay....oo ku yiri ok miyaad ...waxay is yiraahdeen malaa waa cabsan tahay....calaa kulli xaal nimankii askarta ahaa ayaa fakaray waxay ku yiraahdeen ninkii cabaar ka bacdi nin yahow gurigaan iyo aga gaarkiisa laguguma arki karo...caruurtana ha soo ag marin....ninkii ayaa yiri maxaan sameeyey oo ku mutaystay arintaas waxaa la yiri waa sida kaliya oo qoftaan inay kuu baahan tahay ku arki karto haddii kale nin yahow dhibtaan ayaa adiga waligaa ku haysanaya....waa yahay ayuu yiri ninkii...dharkiisii ayuu qaatay oo ka tagay gurigii...iyadiina waxaa la yiri ninkaas hana wacan hana dhibin faraha ka qaad.......

laba maalmood markay joogtay ayeey bilowday inay wacdo oo tiraahdo war soo noqo maxaad uga maqan tahay gurigaaga caruurtaada iyo naagtaada....wuxuu ku yiri aniga iyo adiga is arageena danbe waa anigoo ku siinaya warqadaadii furiinka...way qaylisay ka bacdi waxay wacday police kii waxay ku tiri ninkaaygii inuu i furuu rabaa halayga qabto......!!!!!!! Ninkii police ka ahaa oo markii hore galay arintooda ayaa loogu yeeray markii arintii loo sheegay ayuu yiri.....he did the right thing..

Sheeko run ah Wink[/quote]

Laughing Midaas Ruwaayadii Qabyo aa ka waashey walee,911 oo leyska wacaayo for bilo micnodaas oo kale wali ma arag Rolling Eyes I feel sorry for the kasban yaqey, kaadida ey ku dhajisey maskiinka sanka iyo dhagahane wey ka duratey lol....naagtaas ninkeeda hadaan ahaan lahaa, karbaashkaan ku bilaabo habeenka arooska ilaa ey ka dhimaato saas aan u karbaashi lahaa, afkeedaba 911 masoo qabteen..saan habeen iyo maalin u tumaayo iyada maaba waqti heli laheed ey policka ku wacdo, kawaanka hilibka eyba saaran tahee. Waala kibraa lakiin, saan camal wali ma arag walaahi. Qof lee aan wax ku dhihin oone, ku taaban oo leyka dacweynaayo for no freakin' reason meeshan aan ugu imid. Rolling Eyes

UkMan9
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Postby UkMan9 » Sun Jul 31, 2005 11:08 am

To Nydia....

Walaashiish dumarka markii banaanka laka jeego oo aan guri la wada gelin midkastaaba waxay iska dhigtaa tii adduunka ugu fiicnayd... waxay oronaysaa markii mid kale laga sheekeeyo bisinkee taasi naag maaaha markii ayada la aqal geeyo ayeey la timaadaa sheeko ka sii xun tii ay lahayd shalay naag maaha.......

Wallee dumarka jooga waddamada reer galbeed iyo family Values yaa u gar naqi doona

User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Postby Somali2003 » Sun Apr 30, 2006 8:57 am

Ku soo dhowaada mar labaad


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 76 guests