Cayuumu Naas!
Posted: Mon Aug 17, 2009 3:29 pm
Markaan soo xusuusto, waxa aan ku arki jirey Xamar, cariish yar oo iskaba sii liicaya oo haddana albaabkiisa hore la sudhey dhalo ay ku jiraan biyaha badda....Waxaa la yidhi" waxay ka celineysaa, cayuumu naaska" in other words this salt water prevents the evil eye from the owners of the little mud-house.....