Page 1 of 1
Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:37 pm
by kambuli
Waxaan yaa dadka ka qabsada
Buulaburte oo laga qaxayo,
Kismayo oo laga qarxayo,
Gedo oo dagaalo ka socdaan...
Waar ummaddii way wada qixiyeenee yaa dadka ka qabsada...Ilaa goorma ayey Somaaliyi qixi

Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:38 pm
by Khalid Ali
kambuli wrote:Waxaan yaa dadka ka qabsada
Buulaburte oo laga qaxayo,
Kismayo oo laga qarxayo,
Gedo oo dagaalo ka socdaan...
Waar ummaddii way wada qixiyeenee yaa dadka ka qabsada...Ilaa goorma ayey Somaaliyi qixi

ilaa adigu xaqa aad uu noqotiid

Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:40 pm
by Cali_Gaab
You want to know the reason?
Read my Location............ you'll find the answer in the 1st two words

Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:44 pm
by Shirib
Afgooye waligeed lagama kixin, waligeedne lagama kaxaayo

Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:47 pm
by kambuli
Cali Gab iyo Khalid,
As I told you before, with all due respect...Keep out of the politics of

You guys belong to
Shirib,
Insha Allaah, lagama qixi doono, kuwa kalena way hagaagi..
Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:48 pm
by Shirib
Kambuli,
Ilaah ha caawiyo masakiinta
Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:49 pm
by Khalid Ali
kambuli wrote:Cali Gab iyo Khalid,
As I told you before, with all due respect...Keep out of the politics of

You guys belong to
Shirib,
Insha Allaah, lagama qixi doono, kuwa kalena way hagaagi..
Kambuli intay

tanii na sheeganayso oo ay leedahay waaad naga miid tihin dee waanu ka hadlaysa and we will do everthing siidan uu burburin lahayn

laakin maalintay yidhahaan

khalid iyo cali gaab
dawladiina shaqo kuma lihin dadkiina shaqo kuma lihin dalkiina shaqo kuma lihin dee dabcan marka hadal hayntooda waano joojinayna laakin intay na sheeganayaan wanu ka hadlayna akhiro na waanu uu diirayna

Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:51 pm
by Macaaney_1991
Shirib wrote:
Ilaah ha caawiyo masakiinta
amiin

Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:52 pm
by kambuli
Khalid quote " Kambuli intay tanii na sheeganayso oo ay leedahay waaad naga miid tihin dee waanu ka hadlaysa and we will do everthing siidan uu burburin lahaynlaakin maalintay yidhahaan khalid iyo cali gaab
dawladiina shaqo kuma lihin dadkiina shaqo kuma lihin dalkiina shaqo kuma lihin dee dabcan marka hadal hayntooda waano joojinayna laakin intay na sheeganayaan wanu ka hadlayna akhiro na waanu uu diirayna "
Khalid,
Thanks walaal for coming out clean...Now we can talk

Re: Waxaan!!!
Posted: Wed Aug 19, 2009 12:54 pm
by Khalid Ali
Kambulii dee marka maxa idin la gudboon
