Moderators: Moderators, Junior Moderators







zingii wrote:Their plan could work only and if only they first capture:
GEDO- which borders kenya and ethiopia
Kismayo- which borders kenya
Bakool- which borders ethiopia
1-Xuduudaha oo dhan waa in ay ka qabsadaan si ay u cararin ama tageero uga helin darika.
2-garoomaha diyaaradaha sida kan kismayo iyo dakadaha waan in lagala wareego oo lagu
weeraro si aysan wax dhaqaale ah uga helin.
Dhaqaale la'aan awoodood ayaa yaraneysa dagaalna masii wadi karaan kadibna markuu hubka yar ee u haray
ka dhamaado meel ay u cararaan ma helaya oo BORDERS kii oo dhan adaa ka taagan.
Kadibna mid mid ayaa usoo qab-qabaneysaa oo sharciga horkeeni.

zingii wrote:^^^ Keep in mind that it wasn't the Dollow group that camptured B/xaawo to bigin with, it was Ahlu-Sunna group that captured it and lost it. The Dollow group took over luuq without firing a single shot and are still holding it, probably creating a MAAMUL before they advance to the other areas.
Now about Shariif Dalxiis turning GEDO into Muqdisho?![]()
Qibradaas malahan Shariif oo siyaasi ma'ahan taas xisaabta ku dar, Gedo na ma'ahan meel qabiilo badan dagaan oo laisku diro karo oo lagu kala qaybin karo sida muqdisho oo caasimada ah qabaailo badanna dagan yihiin.




Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 77 guests