Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kista university Last Building completed

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Kista university Last Building completed

Postby KUUSH » Fri Aug 21, 2009 1:16 pm

Halbeega heerka ilbaxnimada ummad kasta oo degen meel aduunka ka mid ah waa illaa heerka ay ka gaaraan aqoonta, halka ugu saraysa ee aqoontuna waa jaamacadaha.

Jaamacadu waa riyada ugu weyn ee uu lahaa in uu gaaro qof kasta oo aduunkani cagaha soo dhiga 5tii boqol ee sanno ee ugu dambeeysey, ummada Soomaaliyeed dhexdeeda Jaamacadu wali waxay ka tahay heer dadka gaaraa ay dhif iyo naadir yihiin, Soomaalidu kalaba ahe, kuwooda gobolada degen xittaa maba ka fikiri Karin in wax jaamacad ah uu gobolkooda yeeshu meel kasta oo ay dalka ka joogaan.

Gobolada Jubooyinka oo ay xarun u tahay magaalada Kismaayo oo ah caasimada sedaxaad ee dalka kama duwanayn gobolada kale ee dalka tan iyo xoriyadii oo waxay ka sinaayeen Jaamacad la’aanta, eedaasi oo dabcan aysan lahayn dadka ku dhaqan balse ah eed u tiiley maamuleyaashii xukunka isaga dambeeyey tan iyo lixdankii.

Halkan waxaan ku hayaa oo aan idiinku soo bandhigayaa raadraaca Hami nin oo tolkiisa Soomaaliweyn u sahmiyey halkii uu reerka kasoo dhaansan lahaa, isku daalin meeyno wax badan wadooyinkii uu sahanka u maray ee waxaan ka hadlaynaa anfaca uu soo hoyiyey ee laga macaashayo.

DrMohd

Ninkani waa kan asaasay Jaamacadii ugu horeysey ee ebed inta taariikhda lagu hayo magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, laga yaabee in aadan wax badan ka aqoonin ninkani, laakiin haddiiba ay wax tarayso taariikh rag qoraa, wuxuu diiwaanka baalka dahabka kaga galay ahaanshaha ninkii xambaaray kana mirro dhaliyey hamiga in Jubbooyinka ay yeeshaan Jaamacad heerkeedu sareeyo

Magaciisu waa DR Sheekh Maxamed Abdi Aadan (Dr. Sheekh Maxamedwali ), dhawaan socdaal uu ku yimid dalka K/Afrika oo uu kusoo bandhigayay waxqabadka jaamacada, ayaan waxaan kula kulmey 3 jeer oo labbo ka mid ah ahaayeen kulamo gaar ah oo aan anigu codsaday, marka laga yimaado hadalada xikmada leh ee aan lasoo koobi Karin ee uu ii sheegey, eegmadiisa kaliya ayaa ah mid xambaarsan fariimo ku deeqaya.

Indhahani waa kuwo uu illaahay galiyey aragtida baaxada weyn ee ka dhashay tacabka dhaxalgalka ah ee hoos ku faahfaahsan.

Jaamacada Kismaayo waxaa la asaasay 1 dii bishii Sebtember sanadii 2005 tii, muddo 4 sanno hadda laga joogo, sanad dugisyeedkan 2009-2010 waxaa ka qalin jabinaya dufcadii ugu horeysay labbada kulyadood ee kala ah Dhaqaalaha iyo Waxbarashada.

Jaamacadu waxay ka koobantahay 3 kulyadood, 1- Kulyada Dhaqaalaha, 2-Kulyada waxbarashada 3- Kulyada Shareecada diinta iyo waliba machad tdaraasaadk a iyo hormarinta , waqti xaadirkan waxaa ka xaadira inka badan 200 arday Jaamacadeed ah, waxay leedahay 2 dhisme (Campus) oo waaweyn oo Kismaayo ku yaala.

Mid ka mid ah dhismayaasha dhawaan ayaa farta laga qaaday, wuxuu ka koobanyahay 2 dabaq oo isku wareeg ah, wuxuu ku dhexyaalaa boos weyn oo ay jaamacadu leedahay oo baaxadiisu dhantahay 200m* 500m oo ku yaala inta u dhaxaysa Madaxtooyada iyo xaruntii Dalxiiska halkaas oo 1kiilo mitir waqooyiga ka xigta magaalada, qudha halkii uu ahaan jirey garoonkii dayuuradaha ee hore ee magaalada.

Waa dhisme eegaya xeebta, oo leerta ay kugu maraysa halkaas oo aad qayaasi karto deegaan ahaan sida ay ugu habontahay maskax waxbaraysa oo u baahan degenaansho iyo jawi macaan, iminka waxaa gacanta lagu hayaa dhamaystirka tasiilaadkii kale ee xaruntani cusub sida darjiinooyinkii, maktabadii akhriska buugaagta oo lagu qalabayn doono aalado casri ah, loona dhamaystiri doono waxyaalaha ey u baahantahay intooda badan oo qaadaya 100,000 (boqol kun) oo buug sida lagu faafiyey barta Jaamacada ee www.kismaayouniversity.com

Waa isla dhismahani cusub kan ay tahay uu dhawaan qaado 7 kulyadood oo ay jaamacadu yeelan doonto mustqablaka fooda inagu soo haya oo ay ugu horeysa kulyada Caafimaadka oo barnaamijkeedu diyaar yahay, taasoo yeelan doonta Isbitaal weyn oo si wacan u qalabaysan oo labba siyaabood looga faa’iideysto, mid waa in bulshada loogu qidmeeyo adeega caafimaad ee ay u baahanyihiin, tan kalana waa in ardayda caafimaadka ay tabobar ku qaataan, waxaa diyaar ah dhaqaatiirtii iyo howlwadeenadii caafimaad ee ka howlgali lahaa.

Kulyadahani cusub waxay soo jiidan doonan arday fara badan oo gobolka dugsiyada sare kaga baxday oo taqasusaad kale u aadi lahayd jaamacado kale, hadda waxay jaamacadu taagantahay bartilmaameed soo jiidanaya ardayda kasoo qalinjabisa dusgiyada sare ee Kismaayo, Afmadow, Jillib iyo Bu’aale iyo waliba gobolada koonfureed intooda badan sida Gedo, Bay iyo Bakool iyo Shabeelada Hoose gaar ahaan magaalooyinka ay ka jirto waxbarashada illaa heerka dugsiga sare.

Jaamacada Kismaayo waxaa si joogta ah wax uga dhiga 20 bare oo aqoontoodu ay heersarayso, waxay jaamacada u qidmeeysaa dadka waaweyn, gaar ahaan ganacsatada oo machadka daraasaadka iyo hormarinta ka barta maadooyin ganacsiga iyo dhaqaalaha iyo maamulka ku saabsan kuwaasoo ay ku dabaraan shaqooyinkooda maalinlaha ah, iyadoo sidoo kale ardayda aanan fursada u helin dugsiyada sare in ay dhamaystaan balse leh aqoonta la siinayo daraasad diyaarain ah oo ah muddo hal sanno ah kadibna uu gali karro kulyadii uu doono iyadopo la eegayo natiijadiisa imtixaamka iyo sida uu ugu qalmo heer jaamacadeed.

Jaamacada waxay xariir dhow la leedahay jaamacado kale oo aduunka ku yaala sida wadamada Kenya, Sudan, Sacuudiga iyo Masar, waxayna hiigsanaysaa in ay xariiro kale la samayso jaamacado kale oo wadamo kale ku yaala

Waxaa jirra qorshooyin ah in jaamacadu laamo ka furato magaalooyin kale oo dalka ka mid ah, gaar ahaan caasimada dalka ee Xamar oo hadaba uu ku yaalo dugsi hoose dhexe iyo sare oo ay jaamacadu maamusho, laakiin Sheekh Maxamed Wali wuxuu I xasuusiyey “inagu waan biloowney, oo meel ayaan gaarsiiney, heerar kale oo ka sareeyana waan gaarsiinaynaa, laakiin jiilalka naga dambeeya ayay tahay in ay halkaasi kasii wadaan hormarka aan ku taloowsanahay, waxaan hiigsanaynaa gaariska qaayo ah in aan dhisno mushtamac aqooneed oo ficilkooda iyo afkaarahooda ku saleeya aqoonta ay leeyihiin, aduunkana ka gala kaalin tartan meel muuqata”.

Sida uu waraysiga gaarka ah iigu sheegey Dr. Sheekh Maxamed Wali waxaa miiska saaran oo diyaar ah mashruuc dusgiyo sare looga dhisayo 4 magaalo oo ku yaala gobolada Jubooyinka oo kala ah Bu’aale, Jillib, Afmadow iyo Kismaayo.

4 sanno kadib Jaamacada Kismaayo waxay ku taagantahay dariiqii isku filnaansho kaligeed ah, run ahaantiina waa astaanta kaliya ee maanta ka jirta Jubooyinka oo hormarka ah, waxaana si saraaxad leh loogu doodi karaa in ay tahay tiirka ilbaxnimada dadka Jubooyinka oo kaalin muhiim ah oo mug weyn kaga jira Soomaaliweyn.

Intii ay jaamacadu dhismeyn waxaa Kismaayo isku badalay maamulo kala duwan, laga soo bilaabo maamulkii Barre Hiiraale oo isagaba dhagax dhigey illaa kan haatan jirra, wuxuu ii sheegey Dr. Sh. MaxamedWali in mararka qaar xiligii uu socdey dhismaha cusub in ay jiiri jireen illaa 6 ama 9 isbaaro oo ku bilqanaa inta u dhaxaysa magaalada iyo madaxtooyada oo hal kiilo mitir ah, biyaha dhismaha loo isticmaalay waxay ahaayeen kuwo macaan oo booyad looga keeni jirrey wabiga Jubba ee badda kaga dara Goobweyn, inta u dhaxaysa jaamacada iyo halkaasi waxaa yiiley 9 isbaaro oo mid kasta lacag looga qaadi jirrey booyada, shaqaalaha dhismaha waxaa gaari looga soo daabuli jirrey magaalada oo waxay soo mari jirrey 6 isbaaro oo mid kasta lacag lagu bixin jirrey,.


Markii ay magaalada qabsadeen ciidamadii xabashida waxay degeen illinka hore ee Jaamacad, hase yeeshee meeysan galin gudaha dhismaya oo markaasi qabyo ahaa, waayo waxaa illinka ku yiiley boor weyn oo ku qoran magaca jaamacada, sidaasi darteed waa ay xushmeeyeen. Waxaad jalkaasi ka garan karyaa xaaladihgii ay jaamacada kusoo shaqaysay marnana aanan laga tiirdhigin ka gun gaaristeeda

Jaamacada waxay leedahay hoolal waaweyn oo ku haboon isu imaatinada, muddadii 4ta sanno ahayd waxaa halkaasi lagu qabtay isu imaatino aad u badan oo dadweyne oo siminaaro iyo muxaadarooyin laga jeediyey, cid kasta oo dooneysa in ay isu imaatin qabato waxay kireysataa hoolka jaamacada oo sidoo kale u fududeeysa tasiilaadka kale oo loo baahanyahay

Waxaa jira cilmi baarisyo ay jaamacadu samayso iyo qoraalo dhaxalgal ah.

Dhamaan hormarkani iyo howlqabadkani Jaamacada waa durdurka kasoo maaxday maskaxda Dr. Sheekh Maxamed Wali oo dhamaanteed na galiyey qab iyo kalsooni aanan nagu jiri lahayn, dabcana waxaa wanaaga la wadaaga dhamaan intii suurogalisey ka mirro dhalinta Jaamacada Kismaayo oo 1da September 2009 u dabaaldegeysa sanad guuradeedii koowaad.

Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Kista university Last Building completed

Postby Captain24 » Fri Aug 21, 2009 1:18 pm

So Kuush, who built this University? Cool said it was built by Barre Hiiraale, and I also heard that a Ciise Mohamud guy in Minneapolis fund raised for the project. Let's hear from you

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Kista university Last Building completed

Postby CoolPoisons » Fri Aug 21, 2009 1:30 pm

^^ dhabyaco boy, do U just talk for the sake of talking? Even when Ur not working, U still act like a security guard.

Maxa ka kaley afarah Kismayo? What's Kismayo to U? Kismayo cida leh waa la yaqaan so focus on Ur own cities instead other cities.

Here's Bare Hirale oo dhagax dhigaya Jamacada

Image

Here's Ugas Isse (Ugas of Marehan Galgadud and Mudug) with Bare Hirale

Image

Image


Guurtida MArehan Kismayo oo ka qeybgalay munaasabada
Image

[img]http://www.somaliatalk.com/2005/sept/uok7.jpg/img]

User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: Kista university Last Building completed

Postby KUUSH » Fri Aug 21, 2009 1:31 pm

Image It's Og dude who founded and helped by his Waamo Og people. just last week there was a meeting in london which raised 20thousond dollars. also there was similar fund raising events in minneapiolis and sandiego. if read the article the only thing ilko yar contributed is 9 isbaaro that was used to rob university builders.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Kista university Last Building completed

Postby CoolPoisons » Fri Aug 21, 2009 1:33 pm

Kush worry about Afmadow Ur only tuulo in Jubaland. Soon Talhe will claim it as their city.

Ciidanka heegan ayaa la geliyey and will soon move in

User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: Kista university Last Building completed

Postby KUUSH » Fri Aug 21, 2009 1:34 pm

just huraale happen to the warlord in kista at the time, does not mean he contributed anytiing. do not just post images. prove any financial contribution ilka yar made to kista university. instead, they put nine isbaaro infront of university.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Kista university Last Building completed

Postby CoolPoisons » Fri Aug 21, 2009 1:35 pm

Kuush ma rabo inaan Ogaden ku tufo. Waayo Queen Arawelo ka dhashay and ive respect for her.

Wait 1 month and well see if Afmadow's still Cagdher tuulo

User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: Kista university Last Building completed

Postby KUUSH » Fri Aug 21, 2009 1:39 pm

CoolPoisons wrote:Kush worry about Afmadow Ur only tuulo in Jubaland. Soon Talhe will claim it as their city.

Ciidanka heegan ayaa la geliyey and will soon move in


yo guys are joke. if i was u, i would not talk considering the shame and cowardly move huraale made twice this year which ended in heart beat.

whether yo hide behind ethiopians or not yo will never set foot in gedo let alone jubooyika. i hope u can sense the tactic turki played.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Kista university Last Building completed

Postby CoolPoisons » Fri Aug 21, 2009 1:41 pm

Kush iska sug

Well soon liberate U from Abu Mansur. Ileen we know that Ur also hostage Kalabin

Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Kista university Last Building completed

Postby Captain24 » Fri Aug 21, 2009 2:00 pm

Kush is in a karbash mood today. :lol:

Boon Poison, You are Looma Oyaan in Kista, ask any reer Waamo. Heck these days, we have Amiirka Jubbaland and Gedo , Amir Turki Xafidahu Allah :clap:

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Kista university Last Building completed

Postby kambuli » Fri Aug 21, 2009 3:27 pm

Kismaayo..Somali oo dhan way ku filan tahay kana badan tahay.. :up: Maxaa la isugu qabsanayaa horta...? Have you seen Marakanka oo isku haysta magaalooyinkooda? Let every Somali live where they prefer tp live..We have plenty of land ready to be developed :up:

User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: Kista university Last Building completed

Postby KUUSH » Fri Aug 21, 2009 3:36 pm

This wat ilko yar contributed to the university. i wonder why some specific people act like it was like thier golden years when infact it was worst days of the city. the people was robber, killed, thier land taken by force. there isbaaro every were.basically the whole city was raped. i will be first to admire huraale if he would done something for the city.

Intii ay jaamacadu dhismeyn waxaa Kismaayo isku badalay maamulo kala duwan, laga soo bilaabo maamulkii Barre Hiiraale oo isagaba dhagax dhigey illaa kan haatan jirra, wuxuu ii sheegey Dr. Sh. MaxamedWali in mararka qaar xiligii uu socdey dhismaha cusub in ay jiiri jireen illaa 6 ama 9 isbaaro oo ku bilqanaa inta u dhaxaysa magaalada iyo madaxtooyada oo hal kiilo mitir ah, biyaha dhismaha loo isticmaalay waxay ahaayeen kuwo macaan oo booyad looga keeni jirrey wabiga Jubba ee badda kaga dara Goobweyn, inta u dhaxaysa jaamacada iyo halkaasi waxaa yiiley 9 isbaaro oo mid kasta lacag looga qaadi jirrey booyada, shaqaalaha dhismaha waxaa gaari looga soo daabuli jirrey magaalada oo waxay soo mari jirrey 6 isbaaro oo mid kasta lacag lagu bixin jirrey,.
Last edited by KUUSH on Fri Aug 21, 2009 3:40 pm, edited 1 time in total.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Kista university Last Building completed

Postby AbdiWahab252 » Fri Aug 21, 2009 3:38 pm

KUUSH,

Do Sacad get a discount to go there ?

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Kista university Last Building completed

Postby S-D-M » Fri Aug 21, 2009 3:40 pm

KUUSH wrote:This wat ilko yar contributed to the university. i wonder why some specific people act like it was like thier golden years when infact it was worst days of the city. the people was robber, killer. there isbaaro every were.basically the whole city was raped.

Intii ay jaamacadu dhismeyn waxaa Kismaayo isku badalay maamulo kala duwan, laga soo bilaabo maamulkii Barre Hiiraale oo isagaba dhagax dhigey illaa kan haatan jirra, wuxuu ii sheegey Dr. Sh. MaxamedWali in mararka qaar xiligii uu socdey dhismaha cusub in ay jiiri jireen illaa 6 ama 9 isbaaro oo ku bilqanaa inta u dhaxaysa magaalada iyo madaxtooyada oo hal kiilo mitir ah, biyaha dhismaha loo isticmaalay waxay ahaayeen kuwo macaan oo booyad looga keeni jirrey wabiga Jubba ee badda kaga dara Goobweyn, inta u dhaxaysa jaamacada iyo halkaasi waxaa yiiley 9 isbaaro oo mid kasta lacag looga qaadi jirrey booyada, shaqaalaha dhismaha waxaa gaari looga soo daabuli jirrey magaalada oo waxay soo mari jirrey 6 isbaaro oo mid kasta lacag lagu bixin jirrey,.



I hope you were not victim of that, cause you sound like one :clap: :clap: :clap:

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Kista university Last Building completed

Postby oldenglish » Fri Aug 21, 2009 3:42 pm

Where is the building?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 76 guests