Moderators: Moderators, Junior Moderators
Pic of the Day
broo we got about 2 hours left am going out to play football but liek you said am addicted to it as wellPic of the Day
Jamac,
Damn you for making me hungry. U know I am addicted
yes wa kullan fiican xata wuxu la kulmay faisal cali waraabe iyo axmed silanyo iyo Guduumiyaha golaha guurtiida. Ethiopia wa dal xiidhiidh siyasaded iyo tu dhaqaale ba na ga dhexeyso
Madaxwayne Rayaale iyo wasiiru dowladda dibedda Ethiopia, Tekade Alemu
Magaalada Hargeysa, Muddo todobaad ah waxaa ka socday Dhexdhexaadin uu ka waday Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibedda ee Dawladda Ethiopia, kaasoo xal loogu raadinayay muranka ka dhashay qaabka doorashadu uga dhacayso Somaliland oo ay isku hayaan xisbiga talada haya iyo kuwa mucaaradka.
Khalid,
Maxa keeney wasiir dowllo (wasiirka uu hoseeya) loo diiro Hargeisa iin arrimaha JSL dhex galo. Ma gobol Ethiopia miya tihiin ? Tan kale, hadu Meles yimid Xamar, Simon Bereket yimid Xamar, maxa keeney iin wasiirka uu liita loo diiro Hargeisa ?
walle, wa ariin aad uu aad uu foolxun.
Khalid,wasiir dawlada diibada manad wax akhriyin wa wasiir dawlada diibada
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 85 guests