Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby Somalian_Boqor » Tue Aug 25, 2009 9:39 pm

The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites In Somalia

Now we are Number 1 in Africa for having the Most Websites.

Somaliya oo noqotay dalka ugu Website-yada badan Qaarada Africa.

Warbixin dheer oo ururka Hosting-ka adduunka uu diyaariyay ayuu ku sheegay in sannadaan iyo sannadkii tagay ee 2008-da ay kaalinta koowaad ka gashay dalka Somalia , dalalka Qaarada Africa dhinaca badnaashaha Website-yada.

Website-yada Soomaalida ayaa intooda badan Warbixinta sheegtay inay qoraan wararka dalka Somalia isla markaana kala taageeraan kooxaha hardanka Siyaasdeed ka dhex aloosan yahay ee dalka Somalia.

Warbixinta waxaa lagu sheegay in daqiiqad kasta ama saacad kasta Website-yada Soomaalida intooda badan la Update gareeyo isla markaana lagu daro waxii war ah oo xaalada murugsan ee dalka Somalia kusoo kordha.

Waxaana sidoo kale la sheegay inay Soomaalida intooda badan yihiin dadka ugu Akhriska badan Website-yada Afkooda Soomaaliga wax ku qora, si ay ula socdaan xaalada dalkooda uu ku sugan yahay, isla markaana akhristaan Website ay leeyihiin waxuu qorayaa qaabka aad uu qofka jecel yahay ama ururka uu taageero.

Soomaalida ayaa lagu sheegay warbixntaan inay yihiin dad jecel la socoshada xaalada dalkooda uu marayo, balse waxaa hoosta laga xariiqay inay u badan yihiin dad kala taageera ururo kala duwan oo dalka ku dagaalamaya, isla markaana akhrista nin walba ururka uu taageero Website-ka sida wanaagsan wax ugu qora oo aan soo bandhigin dul-duleeladiisa ama ceebtiisaba.
Warbixintaan oo dheer oo dal walba oo Caalamka ah sida ay dadkii Website-yada u sameystaan ama u akhristaan lagu soo bandhigayay ayaa Shabakadeena Xogta Online idin kugu soo koobeysaa Warbixintaan dalka Somalia waxa ay ka qortay.

Sidoo kale, Warbixinta ayaa lagu sheegay in Soomaalida qurbaha ku dhaqan xaafad kasta ama 800-qofba oo isku meel ku dhaqan 3-kamid ah ay leeyihiin Website-yo kala duwan oo afkaartooda iyo Siyaasadooda ku daabacaan.

Waxaa la sheegay inay jiraan Saxafiyiin aad u fara badan oo gudaha iyo dibada dalka Somalia ka howl-gala, waxaana la sheegay in Website-kasta oo jira oo Soomaaliyeed ka howl-galaan 10-qof oo Saxafiyiin lagu sheego, kuwaasoo qora wararka dalka iyo waxii lamid ah.

Warbixinta ayaa lagu yiri “Dalka Somalia waa dal aad u weyn dhul ahaantiisa marka la eego, waxuuna aad ugu badan yahay shacabkiisa, waxuuna leeyahay kheyraad aad u badan, balse shacabkiisa ayaa ah kuwa aan usoo jeedin ka faa'iideysashada kheyraadka balse iyaga isku jeeda”.

Ninka warbixintaan qoray oo lagu magacaabao Alex Gronkeoo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa yiri “Aniga dalka Somalia waxaan tagay 2001-dii waxaana tagay Puntland iyo Muqdisho, aad la iigu soo dhaweeyay, waxaan booqday goobaha Internet Coffee-yada oo ah meelaha ugu mashquulka badan dhulkaasi, dadna waxey 99% isticmaalayaan MSN Messenger waanaoo Qaraabadooda, Asxaabtooda kala sheekeysanayaan, ama waxey Akhrisanayaan Website Siyaasadeed, dadkaasi 99% ku sheegay ma ahan tirada guud ahaan ee Soomaalida balse waa tirada inta Soomaalida ee isticmaasha Internet ”.

Waxuu sidoo kale Alex Gronke sheegay in Soomaalida qurbaha usoo baxdayna iyagana ay aad u booqdaan Facebook.com kana sameystaan Account isla markaana halkaasi dhalinyaradooda ku haasaawaan.

Warbixintaan ayaa lagu sheegay in Website-ka Soomaalida aadka u booqato uu yahay website uu leeyahay Soomaali ku dhaqan Alberta, Canada kaasoo lagu magacaabo Amiin Caamir ahna Farshaxaniiste Somaaliyeed oo si Comedy ah mar walba usoo bandhigo sawir ka turjumaya marxalada maalintaas ama toddobaadkaa gudaha Somalia ka aloosan.

Alex waxuu warbixinta ku sheegay inuu Amin Arts kula kulmay Canada sannadkii 2005-ta isla markaana uu u sheegay inay Soomaalia jeceshahay Website-kiisa oo ku tilmaamay min aan dhinac u hiilin mar walbana soo bandhiga cid kasta iyo qaladka dalka ka gasho fikir ahaantiisa.

Ugu dambeyntii, Alex waxuu warbixintiisa Somalia ugu hadlayay kusoo gaba-gabeeyay inay jiraan Hay'ada Warbaahineed oo Soomaali ah kuwaasoo qora warar dhex dhexaad ah kana madax banana hardanka Siyaasadeed ee ka dhex aloosan gudaha dalka Somalia, waxuuna tusaale usoo qaatay Xogta Media oo uu sheegay inuu la socdo dhaq-dhaqaadeeda.

Sidoo kale, waxuu sheegay inay hay'adaha dhex-dhexaadka kamid yihiin Shabelle, HornAfrik, Horseed Media, Codka Nabadda, iyo kuwa kale, balse waxuu sheegay inay jiraan cadaadis hay'adahaan lasoo daresay kooxaha hardanka ka dhex aloosan yahay oo ku qasba inay Siyaasadoda buun-buuniyaan.

Abdifitahaam Ahmed
Email: abdifitahaam@gmail.com

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby Advo » Tue Aug 25, 2009 9:43 pm

:lol:


Out of those thousands of websites, only few are unbiased--the rest waa qashin.

User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33829
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby FAH1223 » Tue Aug 25, 2009 10:10 pm

Hiiraan Online, 10 years old :up: :som: :P

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby Advo » Tue Aug 25, 2009 11:54 pm

FAH1223 wrote:Hiiraan Online, 10 years old :up: :som: :P


http://hiiraan.com/news2/2009/aug/baaq_ ... aadle.aspx

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27590
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby Murax » Tue Aug 25, 2009 11:58 pm

FAH1223 wrote:Hiiraan Online, 10 years old :up: :som: :P



Hiiraan-Traitors.com :arrow:

Muhammad bin Harti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1891
Joined: Thu Dec 13, 2007 4:28 pm
Location: Bursaalax, Mudug & Bokh, Ogaden

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby Muhammad bin Harti » Wed Aug 26, 2009 1:57 am

Hiiraan.com is subtly clan-biased. Only a consistent reader would notice it.

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby zingii » Wed Aug 26, 2009 2:29 am

Hiiraan thinks somalia is only muqdisho. :|
I mean is it hard to report on other cities as well?
I mean you go to any of the websites and you will
notice they only report on certain regions like hiiraa=muqdisho
putlandpost=putland
Gedoweb=mainly gedo and nearby areas.

You can imagine what we go through ( site after site ) to find info. :x

edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby edleh » Wed Aug 26, 2009 2:35 am

i was surprised when i saw this report on somalis and their endless websites. it's alway been
true that we like to be updated. i mean we like to read, hear and know what is going on back
home. but it become hard for us to get a solutions on our own crisis.

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby zingii » Wed Aug 26, 2009 2:47 am

Hint: Stop reading them then maybe they will go out of SHAQO. :idea:

Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby Captain24 » Wed Aug 26, 2009 3:38 am

Garoweonline , Horseed and Gedonline are the only websites professionally designed websites who deliver news from every corner of the world.

Shabelle is nice, but their design is whack

User avatar
curious cat
Posts: 81
Joined: Fri Aug 07, 2009 2:42 pm

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby curious cat » Wed Aug 26, 2009 4:22 am

thats what happens when geeljire has access to a computer

User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby Suldaan_JC » Wed Aug 26, 2009 4:59 am

I think thats a good thing, we top all the other African people :up: atleast something im a bit proud of :mrgreen:

Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby Kanada » Wed Aug 26, 2009 8:32 am

different source?

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: The Result of Every Clan Iyo Sub-Clan Having Websites...

Postby AhlulbaytSoldier » Wed Aug 26, 2009 9:01 am

For reliable news go to:
Shabelle
Waagacusub
Jowhar
Hiiraan
warkii


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 37 guests