Postby gobdoon » Thu Aug 27, 2009 3:16 am
Gowraca,hora loo yiri Somalidu run wa ka mahmaahda lakin been kuma maahmaahdo marka waxa loo baahanyahay in aynu xigmadihii awoowayaashen aynu ku dhaqano oo barano oo intaynu dhaqan shisheeye iyo af aynu ku dhaqmi lahayn oo wax ku qori lahayn,marka maxa loola jeeda oo macnuhu yahat kuwa ay kamid tahay oraahda hoos ku qoran,waxana loo baahanyahay in qof walba Cuttubkan uu maalin walba ku qoro hal mahmaah,WISDOM OF THE DAY,ONE PROVERB A DAY.