This filthy Ethiopians are fuelling the fuess between this somali folks.
http://www.voanews.com/Somali/figleaf/m ... %5F0%2Emp3
Moderators: Moderators, Junior Moderators



The_Emperior5 wrote:hamand mudugo dhagayso we have a strong culture we are just waiting goaanka The house of elders
Xabashis cant do shit dadkayaga isku ma diirii karran. goaankayaga anaga goossana Somaliland guul

ciyaal_warta wrote:The_Emperior5 wrote:hamand mudugo dhagayso we have a strong culture we are just waiting goaanka The house of elders
Xabashis cant do shit dadkayaga isku ma diirii karran. goaankayaga anaga goossana Somaliland guul
loool @ khayaaligaad iska dhaadhicineysid bal fiiri war meesha itooobiya baa ku kaadiso somalia from zaylac to kismaayo...ee beenta naga ilaali sxbow

The_Emperior5 wrote:ciyaal_warta wrote:The_Emperior5 wrote:hamand mudugo dhagayso we have a strong culture we are just waiting goaanka The house of elders
Xabashis cant do shit dadkayaga isku ma diirii karran. goaankayaga anaga goossana Somaliland guul
loool @ khayaaligaad iska dhaadhicineysid bal fiiri war meesha itooobiya baa ku kaadiso somalia from zaylac to kismaayo...ee beenta naga ilaali sxbow
sxb anigu ma arko meel ay ku kaadiyaan ball ii sheeg kuman arkin just because Ethiopian aya konfuur haysta qashinkina ha ino la imman

sxb hadii leys indho tiraaayo waa saxsantahay..laakin hadii xaqiiiqda leysku sheegaayo...meesha dhan itooobiya ku xaarto marka riyada ka bax sxb ...kooonfur iyo waqooyi iyo puntland kulligoood adis ababa aa laga maamulaaa marka run iyo ilkabo waa la cadeeyaa runta iska sheeeg

The_Emperior5 wrote:sxb hadii leys indho tiraaayo waa saxsantahay..laakin hadii xaqiiiqda leysku sheegaayo...meesha dhan itooobiya ku xaarto marka riyada ka bax sxb ...kooonfur iyo waqooyi iyo puntland kulligoood adis ababa aa laga maamulaaa marka run iyo ilkabo waa la cadeeyaa runta iska sheeeg
sxb ama daliil keen ama hadalka baddan naga daa , dekkada berbera intanad ka hadliin ba anaga uu xiidhnay isii ay xabashidu uu isticmalaan maanta somaliland maalin ay ka fiicnatahay maba jirto sxb![]()
![]()
Anigu xabashiidan aad sheegeysiid maba arkayo halkay joogaan. sxb anagu waddan kalle baanu nahay marka dhibaatada idinka idin haysata dee hanugu nasbayn
...laakin fact is fact adis ababa aa Somali oo dhan laga maamulaa ama gobol ha ahaaadaan ama dowlado is magacaabey ha ahaadeen sxb


The_Emperior5 wrote:sxb dee dawlada Ethiopia wax ba naga dhexeyaa hadaynu oo dhoofno wax dhibaata kama jirto inkastow ina riyaale beryahan ba taggin adis ababa , hawshiisa ayu qabsada , marka ma fahmin meel baad uu dhoofta , marka wa lugu mamuula , waxasii wa sheeko xummo.Kaluunka somaliland Ethiopia loo dhoofiya Ethiopia ganacsii baa naga dhexeyaa



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 61 guests