sadeboi wrote:MURUX READ THIS ABOUT THE OGADEN DEPUTY GOVERNOR:
Gudoomiye ku xigeenkii maamulka ayaa la sheegey in hadda xil sare looga magacaabay mid ka mid ah magaalooyinka Shabeelada Hoose kadib markii Xisbul Islaam ay xilkii ka qaadeen isagan uu diidey, arrintani waxay meel adag gaarsiisey qilaafkii jirrey, nin kale oo isaga xil ka hayay maamulka oo Xisbul Islaam ka tirsanaa ayaa ku doodey in uu xilka u hayo beeshiisa, sidaasi darteedna uusan banaynin kursiga.
http://www.kismaayonews.com/pageView.php?articleid=1128They meant to write Al-shabab xilka eey ka qaadey.
Basically the OG was relieved of his duties he said no and another OG xisbul Islam guy says he holds the seat for Ogaden and cannot give up the power.
HALKI KURSI XATA WAXA LA YIRI ORAD SHABEELAHA LA AADA

so now kismayonews becomes your source of news after hating on it for so long

sadeboi just throw in the towel man,though i admire your willingness to hold on
perhaps they replace c/qani with the talxe who comands it all from his bat cave

but gedoweb doesnt share your fantasy read it and weep
Maamulada islaamiga ah ee ka Dhisan Magaalada kismaayo Ee Xarunta Gobbalka Jubbada Hoose iyo Baydhabe ee Xarunta Gobbalka Bay ayaa waxa ay ka wada hadleen Xariirka Labada Maamul ee Islaamiga ah ee ka dhisan Baydhabo iyo Kismaayo
Gudoomiyo ku xigeenka Maamulka islaamiga ah ee kismaayo’’Sheeq Cabdi Qani Kabi jecel’’oo Safaro kala duwan ku maraayo Qaybi kamid ah Gobbalada Dalka sida Shabeelaha Hoose Bay iyo Gobbalada Kale ayaa waxa uu sheegay in Markii ay uu tagay Gobbalada ay ka taliyaan Maamulada islaamiyinta ay ay si fican ay u soo dhaweeyeen islamarkaana ay ka wadahadleen sii wadida ku dhaqanka Shareecada islaamka oo uu sheegay Mr Cabdi Qani inya ka hirgashay dhamaanba Gobbalada ay ka taliyana Xoogag islaamiyiinta ah .
Sheeq Cabdi Qani kabojecel Gudoomiyo ku xigaynka Maamulka islaamiga ah ee kismaayo waxaa kaloo uu kahadlay Sanad guuradii kasoo waregatay Markii la’aas aasay Maamulka islaamiga ah ee kismaayo waxaa uuna Saraakiisha Maamulka uu ugu baaqay inay dulqad u muujiyaan Shacabka ay Mas’’uulyida ay u hayaan.
Mas’’uulkaan Labad ee ugu sareyo Maamulka islaamiga ah ee kismaayo waxaa kaloo uu shacabka rer kismaayo uu ugu baaqay inay ka qayb qaataan dagaalka ka socdo gudaha Dalka Somalia,isagoona intaasi raaciyaya’’Shacabka Reer kismaayo waxa ay iftiin u yihiin Maamulada kale ee islaamiyiinta ah ee ka Dhisan Gobbalada Kale sidaa darted waxaan Leeyahay dadka reer kimaayo ha iska Foodeenina Amanka iyo Nabada aad haystaaan’’’Ayuu Yirii Gudoomiyo ku xigaynka Maaulka islaamiga ah ee kismaayo.
Sheeq Cabdi Qani Kabojecel oo Socdaalo ku marayo Qaybi katirsan Gobalada Dalka ayaa waxa uu hada uu ku suganyahay Gobalak Bay Gaar ahaan Xaruntiisa Baydhabi halkaasoo uu sheegay inay kula kulmeen mas’’uulyiinta Maamulka Baydhabo.
Si kastaba Ha ahaatee Arintaani ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xili mudooyinkii ugu dambeeyay ay qaar kamid ah warbaahinta ay baahinayeen inuu Maamulka kismaayo uu soo kala Dhexgalay Qilaaf hasayeeshee waxaa arintaasi dhawaan gaanshaanka u daruuray Saraakiisha Maamulka islaamiga ah ee kismaayo kuwaasoo arintaasi ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin.