Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sheeko. Nin wadaad ahaa iyo shaydan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Sheeko. Nin wadaad ahaa iyo shaydan

Postby ina aadan » Mon Sep 07, 2009 9:14 am

Nin Alle ka cabsi badan oo reer Banuu Israa'iil ah ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa u yimid dad, dadkaas oo u sheegay inay jiraan beel cabudda geed oonan ka fogayn halka uu daganaa. Ninkii ayaa xanaaqay oo goostay inuu geedka jaro si aanan loo caabudin.


Faash ayuu qaatay, intii uu jidka kusii jiray ayaa waxaa ka hor yimid Shaydaan, kaasoo iska soo dhigay oday duq ah.



Shaydaankii ayaa ninkii waydiiyay halka uu socdo. Wuxuu ku jawabay inuu u socdo inuu soo gooyo geed ay caabudaan dad aanan Ilaahay (SW) caabudin. Shaydaankii ayaa yiri: “Geedkan maxaa kaa galay, maad cibaadadaada iska wadatid”? Ninkii ayaa ku jawaaabay inay goynta geedkaasi tahay cibaado nafteeda. Kadib buuq ayaa dhex maray labadoodii.



Gacan qaad ayaa halkii ka dhashay, taas oo keentay in dhulka la dhigto odaygii shaydaanka ahaa. Kadib ayuu ninka ka korkacay odaygii shaydaanka ahaa. Kadib ayuu oday Shaydaan yiri: “Ilaahay waajib kaaga ma dhigin inaad geedka jarto, wax ajir ahna ku waayi maysid hadaadan jarin iminka. Hadii geedkan in la jaro ay tahay, Ilaahay ayaaba waajib oga dhigi lahaa Rusushii badnayd ee uu soo diray.” Hase yeeshee ninkii ayaa ku adkaystay inuu geedkaasi jaro. Dagaal kale ayaa dhexmaray ninkii iyo oday shaydaankii.



Waxaa mar labaad dhulka la dhigtay oday Shaydaan. Markii la sii daayay ayuu oday Shaydaan yiri: “Aan heshiis noqono. Maadaamo aad faqiir tahay, maalin walbo waxaan ku siinaayaa 3 dirham oo dahab ah. Maalin walbo waxaan kuu hoos dhigayaa barkintaada. Halkaas kala bax. Kadib wax ku qabso lacagtan, oo dadka baahan ee aad taqaanana wax kasii.



Sidan ayaa dhaanto inaad geedka jarto. Hadii aad ajir rabto lacagtan qaado adigana wax ku qabso, dadka baahanna wax ka sii. Ajir badan halkaas ayuu ku jiraaye.” Ninkii ayaa taladii oday Shaydaan qaatay. Labo maalin ayuu helay 3dirham oo dahabka ahayd.



Maalintii sedexaad ayuu waayay. Markaas intuu xanaaqay ayuu faash soo qaatay si uu u jaro geedkii. Jidka wuxuu kula kulmay odaygii (Shaydaan), markaas ayaa la waydiiday halka uu u socdo, deedna wuxuu ku jawaabay inuu rabo inuu soo jaro geedkii.



Dagaal ayaa ka dhex dhacay labadoodii, waxaana dhulka la dhigtay ninkii taqiga ahaa. Wuxuu la yaabay tabar darrada ku dhacday, kadibna wuxuu oday Shaydaan waydiiyay halka uu ka keenay xooga uu dhulka ku dhigtay. Oday Shaydaan ayaa ku jawaabay: “doraad xanaaqii ku hayey Ilaahay dartii ayuu ahaa, taas ayaana keentay inaad i lagdato, balse iminka xanaaqa ku hayo waa mid aduunyo iyo lacag raadis. Sidaasi darteedna ayaad ku tabar daraysatay

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Sheeko. Nin wadaad ahaa iyo shaydan

Postby Hyperactive » Mon Sep 07, 2009 9:27 am

the lesson to learn here is the intentions are most important and that what ALlah will help you with.

as they say: wa alla niyatikum turzaqoon. means niyadada wah ko jira bo Allah kugu abal marin not what you pretend and say in your tangue.

afur wanagsan.

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Sheeko. Nin wadaad ahaa iyo shaydan

Postby ina aadan » Mon Sep 07, 2009 9:42 am

hyperactive wrote:the lesson to learn here is the intentions are most important and that what ALlah will help you with.

as they say: wa alla niyatikum turzaqoon. means niyadada wah ko jira bo Allah kugu abal marin not what you pretend and say in your tangue.

afur wanagsan.

sax

afur 2 saac ayaa ii hadhay


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Ah12, Bing [Bot], nnjrewzas112 and 117 guests