
Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
Afhayeen ka ururka Alshabaab Cali Dheere ayaa digniin u culus u diray shacabka iyo dowladda Jabuuti asagoo uga digay inay ciidamaddooda usoo diraan gudaha Soomaaliya." Waxaan shacabka muslim ka ah ee Jabuuti u diraynaa digniin inaysan ku dayan gaaladdda ayuu yiri Cali dheere.
Baaqaan diginiinta ah ee ay jeediyeen ururka Alshabaab ayaa ksoo aaday saacado kadib markii ay weerar ismiidaamin ah ku qaadeen xarumaha ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin magalada Muqdisho weerardas oo la sheegay inay geysteen khasaaro lixaad leh oo aan la faahfaahin
Dawlada jabuuti oo in mudo ahba ku hawlanayd bur burinta dhinacyada soomaalida iyo taaakulaynta mabda'a kala qaybsanaanta ayaaan la oagayn sida ay uga jawaabayso baaqan ay u soo jeedisay xarakada shabab ala mujaahiddiin ee ka ahwl gasha gudaha soomaaliya



