Axmed godane khudbadiisa wuxuu ku yiri Cali bin abii daalib waxaa loo diley waxay aheeyd balanka bax uu ku sameeyey rasuulka scw taasoo ah uu ku tilmaamey inuu cali bin abii daalib ku dhacey gaalnimo ama Murtadnimo.
sheeydaan godane iyo khawaarijta wahaabiyada al shababa kitaabada ay akhrisaan waa kitabo niman yahuudi ah ay daabaceen si islaamka loogu fidneeyo.
bal fiiri shayaadiinimadooda ASXAABIGAAS QAALIGA AYEY YIRAAHDEEN WAA GAAL. subxaana allah
ina godane only known picture fuley fuley dhaley





