Ciidmada Amaanka Ahlusuna ee maamulka galmudug ayaa gacanta ku dhigay nin xiran dharka dumarka iyo niqaamka indhaha lagu xirto.
Ciidamadda ayaa qabtay ninkaan xilli ay hoowlgalo lagu sugayo amaanka ku guda jireen
ninkan oo ay ciidamadu ka qabteen gudaha magaalada ayay sarakiisha Wardoonka sheegeen inay raad raacayeen xogag ay ka heleen sirdoonkooda dhinaca Khawaarijta Al-Shabaab.
Ninka watay Jalbaabka iyo Indha shareerka,oo jeebkiisa laga helay waraaqo muhiima sida shaqsiyaadka loo diray inuu dilo,goobaha ay ka fulinayaan qaraxyada waxay ka dhigan tahay fadeexad ka dhana kooxda Al-Shabaab
Weird things is happening last time.