Page 1 of 2

Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 10:56 am
by The_Emperior5
Are you afraid of bills when you open them do you say bismilahi raxmaani raxiim. Or do you just open them , do you close your eyes when u open them ,or do you just put them away and don’t open them for a few days.

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 10:59 am
by HELWAA
Open them of course :roll:

Impo ..ma lacag la'aan ba kugu dhacday?

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:03 am
by The_Emperior5
HELWAA wrote:Open them of course :roll:

Impo ..ma lacag la'aan ba kugu dhacday?




Maya fasaxyo baddan baan taggay lacag baddan baan ku ciyaarey :lol: , Guri na waan iibsaday , slaan yar na waan guursnaya soon , familgy hargiesa joogay na xaqo ciid bay iga sugaan :|
marka wax ba isku wada biir biiray :mrgreen:

laakin i think every one wuu ka yara baqa bilska :mrgreen:

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:12 am
by HELWAA
Well maadama aad garoob tahay arooska masaajidka ku dhig iyo qado yar oo ah bariis isku dhex karis ah iyo hilib falfal. :mrgreen:

Reer somaliyana waxaad ku tiraah anaba sanadkan xaqo al ciid oo bahaan ee iga qaleeya. :up:

Guriga aad iibsatayna dee waa amaah so maha lacagtiisa yaryaree.

Get urself 2 jobs huuno and work ur ass off.Nin aan shaqaysan shaah ma cabo. :mrgreen:

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:17 am
by The_Emperior5
HELWAA wrote:Well maadama aad garoob tahay arooska masaajidka ku dhig iyo qado yar oo ah bariis isku dhex karis ah iyo hilib falfal. :mrgreen:

Reer somaliyana waxaad ku tiraah anaba sanadkan xaqo al ciid oo bahaan ee iga qaleeya. :up:

Guriga aad iibsatayna dee waa amaah so maha lacagtiisa yaryaree.

Get urself 2 jobs huuno and work ur ass off.Nin aan shaqaysan shaah ma cabo. :mrgreen:


Well my girl wants a big massive wedding , garoob ma ihey raggu garoob ma noqdaan :lol: :lol:

Loool if i say that to my family back they wil call me imaan laaawe when i go back there lool
2 jobs thats to hard ma karrayo sheekadu waxay isku dhacaysa markan anigu caadiii uu shaqeyo and my girl na shaqeysso part time markasanu is kabbayna :mrgreen:

I think about inan iska kiireyo guriga and move back in with hooyo :lol:

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:21 am
by Keyse_0208
Why dont you work, and also take benefits, and also sell things like clothes, carpets, watches, 2nd hand cars, alot of things baa laysku wadaa

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:24 am
by Diyeeshaha_Tolka
sxb waxaasi holland ayaa lagu yaqaanaa,,aniga maalintii aan kasoo guuray ayaa igu dambeysay check isso dhaca iyo warqad warning ah Belasting dienst

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:25 am
by The_Emperior5
Keyse_0208 wrote:Why dont you work, and also take benefits, and also sell things like clothes, carpets, watches, 2nd hand cars, alot of things baa laysku wadaa



i do take bennefit Lacagta collegka is alot montly Plus shaqo Pluse ariimo kalle baddan u know :lol:
hadaan ku sheego waxan wadda qabto waxad odhan machine baad tahay :mrgreen:

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:26 am
by The_Emperior5
Diyeeshaha_Tolka wrote:sxb waxaasi holland ayaa lagu yaqaanaa,,aniga maalintii aan kasoo guuray ayaa igu dambeysay check isso dhaca iyo warqad warning ah Belasting dienst



war i used to have a store in holland rotterdam balastingkii baa ii dabba gallay Maxkamad baanu isla tagnay akhirkii way iga haddheen :mrgreen:

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:27 am
by abdikarim86
hagbad gal ....its very useful

infact jaamacad baan ku galayaa
lacagtaan ka helo hagbada :lol:

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:28 am
by The_Emperior5
abdikarim86 wrote:hagbad gal ....its very useful

infact jaamacad baan ku galayaa
lacagtaan ka helo hagbada :lol:



Berri baan hagbad la gallay slaamo way ii dhaceen :lol: :lol:
gar slaamo yaa galli karra :lol:

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:30 am
by abdikarim86
The_Emperior5 wrote:
abdikarim86 wrote:hagbad gal ....its very useful

infact jaamacad baan ku galayaa
lacagtaan ka helo hagbada :lol:



Berri baan hagbad la gallay slaamo way ii dhaceen :lol: :lol:
gar slaamo yaa galli karra :lol:


wey dhacdaa ...... :lol:

laakin most of the time it works

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:31 am
by HELWAA
IMPO XAABO..ma labo shaqo ayaa ku dhibaysa..inaalilaah oo adoo 30kiiba gaadhin bas tabcaan tahay.yaa saarir.

waxba naag ha isku haleyn huuno, adiga ayuu ilaahy nin ka dhigay oo masuuliyadi reerka ku saarey iyo masrfuukisa.Xita xaaskago haday shaqaysa iyada ayaa lacagta iska leh adigu shaqo kuma lihid. :lol:

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:31 am
by abdalla11
The_Emperior5 wrote:Are you afraid of bills when you open them do you say bismilahi raxmaani raxiim. Or do you just open them , do you close your eyes when u open them ,or do you just put them away and don’t open them for a few days.


:lol: :lol: :lol: aniga fatixada baan ku kor akhriyaa

Re: Are you afraid of bills

Posted: Sat Sep 26, 2009 11:35 am
by The_Emperior5
HELWAA wrote:IMPO XAABO..ma labo shaqo ayaa ku dhibaysa..inaalilaah oo adoo 30kiiba gaadhin bas tabcaan tahay.yaa saarir.

waxba naag ha isku haleyn huuno, adiga ayuu ilaahy nin ka dhigay oo masuuliyadi reerka ku saarey iyo masrfuukisa.Xita xaaskago haday shaqaysa iyada ayaa lacagta iska leh adigu shaqo kuma lihid. :lol:



ma lixdan sacadood baan shaqeyn karra :lol: ilahay ba na leh intay naftaydu karreyso waan isku dayaya :lol: :lol:

xaasku haday shaqeysso wa ina jamaciyad ah aniga caruurta hayneya iyada noo shaqeyneyssa :mrgreen:
mala aniga ba part time shaqeyn :lol: :lol: , ileen aroos aan caadii ahayn baan uu dhigay eeh, wa investmen dhan wa inan yara nasta 2 sannadood eeh ugu horeyssa :lol: :lol: