Mudulood haday waxii nuxurka dowlada qateen hadana ay madaxtooyada dhaxdeeda ku dirirayaan siday u shaqeyneysaa dowladaasi
Beesha Mudulood waa beel weynta hawiyey nasiibna u yeelatay 20kii sano ee bur burka in ay hesho jagooyinka ugu sareeyo dowlada sida madaxweyne ama Wasiirka koowaad ayaan hadana deeganadeeda ka shaqeyn dowlada uu markaa garwadeenka ka yahay shaqsiga Muduloodka ah
Beesha Mudulood oo Dowladii madaxweyne Yuusuf si kal iyo lab ula shaqeyneysay ayaan hada si wax ku ool ah ula shaqeyn dowlada Sheikh Shariif taa oo la garan layahay waxa ay wadaan beesha Mudulood waayo waligeed Deegaanka Karaan lagama qabsan Beesha Mudulood hadase waxaa moodaa in la jilaafeynaayo dowlada Sheikh Shariif.
Bal Fiiri Jagooyinka ay beesha heysatoDowlad iyo Mucaarad hadana la shaqeyn ladahay dowlada uu garwadeenka kayahay Sheikh Shariif
Madaxweynaha waa Mudulood
Wasiirka Lacagta waa Mudulood
Wasiirka warfaafinta waa mudulood
Safiirka Talyaaniga Iyo Midoowga Yurub waa Mudulood
Safirka Kenya waa Mudulood
Safiirka Jabuuti waa Mufulood
Gudoomiyaha gobolka Banaadir waa mudulood
Taliyaha ciidamada Madaxtoyada waa Mudulood
Dakadda weyn ee Muqdisho shaqsiga heysta waa Mudulood
Dhanka mucaaradka labada gudoomiyey ee gobolka Banaadir waa Mudulood
Marka waxaa isweydiin mudan mudulood hadaad maanta heysaan waxii Soomaalida ku direysay jagooyinkiina wada qadateen waxaad madaxtooyada iyo inta yare ee dowlada joogtay aad ugu dirireysaan waxaa aad raadineysaan lama garanaayo ee bal dib isugu noqda ee la shaqeeya dowlada si Soomali dhibka uga baxda joojiyana qowda maqashii waxna ha u qabanida
That is the problem which this govt is facing.C/Yusuf received the fully support from his reer,u didnt even hear fuad shangoole making takfeer on him. HG supports this sh.sharifgovt more than abgaal,while it should have been the opposite: abgaal 100% supporting this government,and cleaning their places from the insects called shabaab and xisbul fasaad.



