Page 1 of 1

Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:06 am
by The_Emperior5
Fadeexad La Soo Gudboonaatey Xildhibaan ku sugan Garowe
September 28, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (49)
Fadeexad La Soo Gudboonaatey Xildhibaan ku sugan Garowe | read this item Cabdirisaaq Shiino
Horseed Media

Waxaa maalmihii la soo dhaafey ka taagnaa caasimadda Puntland ee Garoowe fadeexad weyn kadib markii xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo magiciisa aan ku soo koobeyno S.A, lagu soo eedeeyay in uu geystey denbi iyo fadeexad weyn kadib markii la sheegay in uu kufsi kula kacay gabadh da’ yar oo ka mid ahayd dadka ku dhaqan caasimadda Puntland, isla markaasna ku nooleyd guri uu iska leeyahay Siyaasi caan ah, kaas oo ay xildhibaanka qaraabo ahaayeen.

Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyay in uu gabadha u sheegtey in uu boholyow iyo kalgacal u hayo isla markaasna ay waqti siiso si uu ula sheekaysto, sida la sheegay waxa uu gabadhii geeyay halka uu ka deganaa magaalada. Kadib markii uu ku hubsadey gabadhii yarayd ee Iskooleyda ahayd gurigiisi ayuu ka dooney tii xumeyd waana ay ku gacan sayrtey. Xildhibaanka ayaa la sheegayaa in uu gabadha u isticmaaley in uu siiyo waxyaabo dooriya maankeeda kadibna waxa ay gurigiisa ku sugneyd muddo sadex maalmood ah waxa uuna kula kacay sida lagu soo eedeeyay Kufsi iyo faroxumeyn.

Qoyskii ay gabadhu la joogtey ayaa sheegay in ay la yaabanaayeen waxa gabadha yar ku dhacay mudada sadexda maalmood ah waxa ayna baaritaan ku hayeen halka ay ku sugeneyd.

Hadaba sida laga soo xiganaayo xubno ka tirsan Booliska, ayaa sheegay in dacwada ka dhanka ah Xildhibaanka lagu eedeeyey, in sadex maalmood kadib markii gabadha ay ku sugneyd gurigiisa uu ku amray wiilal u shaqeeya in ay gaari ku qaadaan oo geeyaan meel ka baxsan Garoowe. Wiilasha gacanyarayaasha u ahaa xildhibaanka ayaa gaarsiiyey gabadha meel aan waxba ka fogeyn Degmada Burtinle.

Gabadha ayaa markii ay miyirsatey, waxa ay dib ugu soo laabatay Garoowe, waxaana ay daaha ka qaadey wixii ku dhacay iyo sidii uu u khiyaameeyay xildhibaanku, iyo wixii ay markaas xasuusan kartey ee uu kula kacay. Sida lagu sheegay dacwada rasmiga ah ee loo gudbiyey Maxkamada Garowe.

Maalintii shalay ayaa xildhibaan S.A looga yeeray Maxkamadda Derajada kowaad halkaas oo kiiska lagu dhegaystey waxaana ka qaybgalay ehalada gabadha iyo dad kale oo goobjoogayaal ah, waxaana maxkamaddu amartey in denbigan la baaro haddii ay ku caddaato Xildhibaanku gabood falka iyo kufisaga uu geystey sharciga lala tiigsado.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland, ayaa amar ku siiyey laamaha amniga ee Puntland in ay ilaaliyaan nabad gelyada Xildhibaanka inta maxkamaddu socoto.

Tan ayaa ah fadeexaddii u horeysey oo caynkeeda oo kale ah ee lagu soo oogo xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland, sida la og yahay xildhibaanka ayaa huwan maamus inta uu xildhibaan yahay lama baari karo gurigiisa, lamana xiri karo, hadaba dadka Garoowe ayaa is weydiinaya xildhibaanka sida qaldan u adeegsadey maamuskiisa sida loola dhaqmaayo.

Hadii falkan lagu cadeeyo Xildhibaankan oo ay maxkamada xukun kasoo saarto, waxay noqon doontaa markii u horeysey ee Xildhibaan huwan maamuus iyo sharaf in uu kula kaco wax dhaqanka Soomaalida iyo kan Islaamkaba ka soo horjeeda, waxaana laga war dhawrayaa baaritaanka hada socda iyo dacwada hortaal Maxkamada Garowe.

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:23 am
by Moguul21
The_Emperior5,

Nacalad baa ku taal fuking iidoor propaganda, Riyaale Kaahin is the one raping isaakland do somethinga bout it.

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:25 am
by The_Emperior5
sxb this guy is a Bastard he raped a young girl and its not Propoganda iidoor its on puntland website called
www.horseednet.com read it your self there ma aniga qorra horseednet mise Madaxweyne daahir riyaale qorra :lol:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:29 am
by Nomand
if he did rape a young girl then justice should be served but this motherfacker emperior is enjoying this story

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:29 am
by Gaashaanle_87
loooool style of Sangub

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:31 am
by kambuli
If he raped a little girl let him die...

Mogul, this is a good thing if they are conivicting anyone who rapes..You know we need to throw away the stupid attitude in which Somalis hush hush crimes like that...Waa inaad ku faraxdaa horumarka ay gaadheen Reer Puntland..haddiiba ay iska qabanayaan wixii dhaqan xumo la yimaada... :up: Horumar Iga dheh...

Imisaa inta gabadh la kufsado la qarinayey ama xaal laga bixinayey? Waa guul u dhalatay dadka Reer Puntland...Maasha Allaah... :up:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:36 am
by ToughGong
Roman Polanski is in Punaniland

:mrgreen: :mrgreen: :mrgreen:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:37 am
by The_Emperior5
haa wa runta qudhunka lo ma qarriyo Ragga caruurta kufsada Bulshadaada uun ba ku xummaanaysa hadaad tirahdidi wax walba hala qarriyo siida sucuudiga marka problemku ha iska taggo waxasii caqli gall maha.
Ninkan wa nin la dilla maha inu xata noolado :down:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 9:59 am
by Ducaysane_87
Gaashaanle_87 wrote:loooool style of Sangub



:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 10:00 am
by Ducaysane_87
seemeyer wrote:Roman Polanski is in Punaniland

:mrgreen: :mrgreen: :mrgreen:



:lol:

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 10:14 am
by kambuli
Emperior,

I agree with you :up: Qudhun iyo bilaa edeb lama qariyo. Kuwii Zamzam kufsaday weli mala soo taagey maxkamad? Sidaad hadda u qaylineyso se ma u qaylisey markii kiiska Zamzam taagnaa? Just wondering walaalo? :|

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 10:15 am
by Gaashaanle_87
kambuli wrote:Emperior,

I agree with you :up: Qudhun iyo bilaa edeb lama qariyo. Kuwii Zamzam kufsaday weli mala soo taagey maxkamad? Sidaad hadda u qaylineyso se ma u qaylisey markii kiiska Zamzam taagnaa? Just wondering walaalo? :|


Samsam lama kufsan laakiin iyadaa dhigatay

Re: Puntland parliamentarian rapes young girl.

Posted: Tue Sep 29, 2009 11:28 am
by IRONm@N
In Somalia, the law doesn't applying to all the ppl, it just applies to certain ppl that are weak and defenseless. but if it's someone in power, or rich or have weapons, he could do whatever he wants.