Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breakingnews Fighting starts in kismayo.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Breakingnews Fighting starts in kismayo.

Postby The_Emperior5 » Tue Sep 29, 2009 6:41 pm

Magaalada Kismaayo oo hubka cul culus leysku weydaarsanayo


Magaalada Kismaayo oo maal mahaan la sugay ciyaarta kama danbeyska ee u dhaxeeyey xoogaga Islaamiyiinta alshabaab iyo Xusbul Islaami ayaa mar qur ah ka bilaabaty rasaastooda dhanka Dekadda iyadoona u muuqata in rasaaso ay u soo wareegtay dhanka Gudaha Magaalada

Dagaalka caawa oo u muuqda mid xoogan ayaan la garan Karin qasaaraha soo kala gaaray labad urur diin ee Ilaahay ka sugaayo Gargaar

Dhamaan waa lagu kala cararay magaalaad waxa mi uun laga maqlayo waa hubka waaweyn kaa oo la ogeen halka uu ku dhacaayo madaama ciidamada labada urur ay is horfadhiyaan rasaastuna ay ku dhaceysa goob ka baxsan goobta dagaalka

"Ganacsiga waa la xiray dadku waa aragagaxsan yihiin habeenkuna waa mid mugdigiisa wato waxaana la dhihi karaa Kismaayo oo muda sanad ah ka reysatay dagaal caawa waa habeen cabsidiisa wato oo la qiyaasikarin

Dagaalka hada dhex marayo xoogaga Islaamiyiinta ayaa laga cabsi qabaa in magaalooyin kale ay isla joogaan uu ka curta sida Muqdisho, Hiraan ,Gaddo iyo meelo kale oo badan ,tanina waxay niyad jab weyn ku rideysaa shacabkii taageerada u haayo xoogaga islamaiyiinta oo xiligaan u muuqda in ay qaab qabiil in ay isku diidan yihiin

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Breakingnews Fighting starts in kismayo.

Postby The_Emperior5 » Tue Sep 29, 2009 6:43 pm

Xaalada Magaalada Kismaayo oo Caawa ah mid aad u kacsan kadib madaafiic laga maqlay.



Kismaayo,(WNT):-wara rka Caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in ay tahay mid aad u kacsan isla markaana laga maqlayay madaafiic cul culus.

Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay tahay mid kacsan isla markaan dareen xoogani la soo gudboonaatay dadka rayidka ah.

Waxaa la xaqiijiyay in dhawaca madaafiic cul culus laga maqlay dekeda weyn ee Kismaayo taasi oo keentay in goobo badan oo magaalada ka mid ah madaafiic laga maqlay.


Mar kaliya ayaa gabi ahaanta istaagay isu socodkii dadka iyo ganacsiga ee magaalada Kismaayo.

Madaafiicdaas ayaa warar hordhac ah oo soo baxaya lagu sheegay in ay ahaayeen hub ay tijaabo ahaan u rideen garab ka mid ah garabyada isaga soo horjeeda magaaladaasi.

Wixii warar ah ee ku soo kordha isha ku haay www.waayaha.net

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Breakingnews Fighting starts in kismayo.

Postby The_Emperior5 » Tue Sep 29, 2009 6:49 pm

Dhawaqa rasaas culculus oo caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose.
Posted: 9/30/2009 12:18:00 AM
Shabelle: KISMAAYO.
Dhawaqa rasaas culculus ayaa caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose.



Dhawaqa rasaasta culculus ee laga maqlay magalada Kismaayo ayaa qeybtooda hore waxa ay ka dhaceen xaafadaha xiga dhanka dekada magaalada Kismaayo iyadoona ay intaasi ka dib ay ka dhaceen qeybta labad ee xaafadaha bartamaha magaalada oo aan ka fogeyn dekada kismaayo.



Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in ganacsiga magaalada albaabada la isagu dhuftay dadkuna ay ku xaroodeen xaafadahooda magaaladana laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kaliya.



Lama oga cida rasmi ahaan ka dambeysa dhawaqa rasaastaasi cul culus ee caawa laga maqlay gudaha magaalada kismaayo waxayse kusoo aadayaan xilli magaalada ay ka jirtay xiisad kacsanaan ah.



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.



Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

User avatar
black velvet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4976
Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm

Re: Breakingnews Fighting starts in kismayo.

Postby black velvet » Tue Sep 29, 2009 7:20 pm

Somali Politics and faction are stupid. Period.

I'm glad I don't follow this politics anymore.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 51 guests