Page 1 of 1

Eelay get ready for angry xisbul

Posted: Thu Oct 01, 2009 3:01 pm
by AhlulbaytSoldier
Xoogaga Xisbul islaam oo u ruuqaansaday gobolada Shabeelada Hoose, Bay iyo Bakool si ay u weeraraan Alshabaabka goobahaas ka taliya
Image Angry face of irhaabi.
Submitted by editor on Thu, 10/01/2009 - 17:45
Ka dib markii maanta Xisbul islaamka looga xoog roonaaday dagaalkii ka dhacay Kismaayo ayaa waxaa iminka soo baxaya warar sheegayain dagaal ay Xisbul islaamku ku qaadayaan Alshabaabka ka taliya gobolada Bay, Shabeelada Hoose iyo Bakool.

Ciidamo aad u fara badan oo saakay gaaray magaalada Baydhabo kana tirsan Xisbul islaam ayaa warar ku dhow dhwo sheegayaan in ay ku wajahan yihiin Gobolada Bay iyo Bakool si ay Alshabaabka Kismaayo xooga uga soo saaray ay iyaguna uga qabsadaan magaalooyinka Xudur iyo Baydhabo oo gacanta xoogaga Alshabaab ku jira.

Wararku waxay intaas ku sii darayaan in ciidamo kale oo ka ruuqaansaday Ceelasha Biyaha iyo magaalada Afgooye ay afka saareen dhanka Shabeelada Hoose si ay weerar ugu qaadaan Alshabaabka Magaalada Marka saldhiga weyn ku leh.

Colaad xoogan oo faraha ka baxday sababtay in ay dhiig iska daadiyaan Xoogaga Alshabaab iyo Xisbul islaamka Shiikh Xasan Daahir ayaa haatan ka taagan dhamaan deegaanada ay ku wada sugan yihiin ciidamada dhinacyadan horay ugu mideysnaa dagaalka ay kula jiraan dawlada Soomaalida.

Dhanka kale Dawlada Soomaalida oo iyadu ka daashay in ay wax wadahadal ah la gasho Xisbul islaamka iyo Alshabaabka ayaa waxay hadda ciyaareeysa door ay xiisada Colaadeed ee Xoogagan ka dhex jirta ku sii kicineeyso si ay markaas u hesho Kalsoonida iyo cududa Xisbul islaamka oo siyaasad ahaan ka furfuran Alshabaabka lagu xanto in Taladoodu ay ku xiran tahay meelo ka baxsan Soomaaliya.

Wararka ku saabsan Ciidamada Xisbul islaam ee gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose u kicitimay si ay guluf dagaal ugu qaadeen cadawgooda ugubka ah ee Alshabaabka wixii ku soo kordha kaga bogo wararkeena dambe haddii Alle Idmo.

Re: Eelay get ready for angry xisbul

Posted: Thu Oct 01, 2009 7:04 pm
by Murax
This is even more of a joke then Xizb Mooryaan capturing Jubbas from Shiskabab. Habar Gedir have been sidlined from L Shabelle by thousands of angry Shabab Ealays let alone Bay/Bakool their stronghold. Infact I heard Ealays were the 1st people to join Shiskabab When it was first formed.

Re: Eelay get ready for angry xisbul

Posted: Thu Oct 01, 2009 7:18 pm
by Shirib
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: