Page 1 of 2
Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 2:45 am
by zingii
Saakay aroor ayaa waxaa ma kale ka qarxay duleedka magaalada Kismaayo dagaal qaraar oo u dhexeeya kooxo diimeedyadii doraad ku dagaalamay magaalada Kismaayo kuwaasoo kala ah Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam, waxaana dagaalka saakay uu yahay mid culus oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu qarxay salaadii subax kadib, waxaana ey wararku intaa ku darayaan in weerarkan ey soo qaadeen maleeshiyaadka Al-Shabaab iyagoo kusoo qaaday maleeshiyada Xisbul Islaam ee ey horay uga soo saareen magaalada.
Lama hayo wali qasaaraha ka dhaqay dagaalkan iminka socda, waana kii labaad oo magaalada Kismaayo ka dhaca mudo labo maalmood gudohood.
Doraad ayey aheyd markii kooxahani ey isku fara saareen gudaha magaalada Kismaayo kadib markii ey ku heshiin waayeen maamulka magaaladaasi, waxaana ey taasi keentay in magaalada laga saaro garab ka mid ah kuwii dagaalamaayay.
Afhayeen u hadlay Al-Shabaab ayaa sheegay in dagaalkan uu u dhexeeyo iyaga iyo shaqsi qas wade ah, waa sida uu hadalka u dhigaye.
Dhanka kale Xisbul Islaam ayaa iyana sheegay in dagaalkii Kismaayo uu ahaa mid iyaga lagu soo qaaday islamarkaana ey xarumohooda kusoo weerareen maleeshiyaad ka amar qaata Al-Shabaab.
Abaabul iyo hub urursi ayaa shalay oo dhan socday.
Si kastaba ha ahaatee dagaalkani ayaa salka ku haya gacan ku haynta gobolkaasi oo ey labada kooxood ku wada sugan yihiin.
Wixii kusoo kordha kala soco Calanka
Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 2:47 am
by zingii
Inta la baacsaday ayaa lasii bursanayaa oo meel walba looga daba tagayaa.

Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 2:49 am
by zingii
Afhayeen u hadlay Al-Shabaab ayaa sheegay in dagaalkan uu u dhexeeyo iyaga iyo shaqsi qas wade ah, waa sida uu hadalka u dhigaye.
This dudes are turning into politicians by the day, by the statement above they are trying to dive Xisbul-Islam into two.
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 3:44 am
by nomadicwarlord
I'll call my bookie, I placed a bet against Al-Shabaab. Hisbul Islam needs to start massacring the Baabs so that I can win some money.
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 4:42 am
by gobdoon
Disgusting, how can you bet on something like that PEOPLE killing each ather,It is like betting on the end of the world.
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 4:56 am
by Faranacab
Kismaayo:-War goordhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal uu ka qarxay deegaanka lagu magacaabo Janaa Cabdala ee duleedka Kismaayo dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab .
Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii ciidanka Xisbul Islaam oo aan ka fogey magaalada ay isku dhaceen sahan ay leeyihiin Al-Shabaab waxaana laga furtay Al-Shabaab hal gaari sida uu Halgan.net u sheegay sarkaal ka tirsan Xisbul Islaam waxayna dib ugu noqdeen Al-Shabaab magaalada Kismaayo.
Ciidanka Xisbul Islaam ayaa waxaa ay ku soo durkeen magaalada Kismaayo waxaana ka jirta dhiilo colaadeed gudaha Kismaayo, Al-Shabaab ayaa isku diyaarinaya in ay difaacaan magaalada Kismaayo iyada oo hogaanka sare ee Xisbul Islaam go,aan qaadan doonaaa xiliyada soo socata.
Ilaa haatan ma jiraan cid u istaagatay in ay damiyaan fitanta ka dhexqaxday rag shalay Jihaad ku wada jiray mana muuqato in uu shaqeeyo caqliga loona laabto sharciga alle oo lagu kala baxo.
Xaalada ayaa haatan ah mid degan mana jiraan wax dagaalo ah oo ka dhacay degmada Buulogaduud sida ay baahiyeen saxaafada qaarkood.
A/Cawale
Halgan.net
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 5:14 am
by AhlulbaytSoldier
WTF are u talking. Round 2 was yesterday. We are now in round 3.
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 5:18 am
by hanqadh
Shabab are playing dirty , I dont know why Hizbul islam sent back ciidamada beleed that came to them to assist.
One side is keeping it real, the other is any means possible.
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 5:20 am
by AhlulbaytSoldier
hanqadh wrote:Shabab are playing dirty , I dont know why Hizbul islam sent back ciidamada beleed that came to them to assist.
One side is keeping it real, the other is any means possible.
xisbul islaam are bunch of cowards bullied by alshabaab. They said the sarkaal killed in beledweyne yesterday was not member of their xisb. This means if macow is killed that he is also not member of xisbul islam.
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 5:33 am
by Diyeeshaha_Tolka
xisbul islaam is a joke wax ay iska celin karaan majirto,,hada ciyaarta finalka waa alshabaab vs amisom
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 1:03 pm
by zingii
Diyeeshaha_Tolka wrote:xisbul islaam is a joke wax ay iska celin karaan majirto,,hada ciyaarta finalka waa alshabaab vs amisom
Add the lis to ASWJ who proved they can stand their ground.
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 1:05 pm
by zingii
HutuKing01 wrote:WTF are u talking. Round 2 was yesterday. We are now in round 3.
I didnt hear about that round, anyways who got the upper hand in that round?
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 1:13 pm
by The_Emperior5
Xisbal islam got owned mana soo noqon karran caanoole milky boy iyo axmed madoobe meelna laga ma hayo
al shabaab aya meesha haysta

Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 1:17 pm
by zingii
^^^ I think the x-islam can do alot of damage to shabab if only they were united in the fight but the dudes are devided so lets give them a chance and see how they deal with shabab in other areas they admin together.
Re: Kismayo 2nd round fighting began.
Posted: Sat Oct 03, 2009 1:19 pm
by galia
The only hope now is Al-sunnah wajamah mujahids.
Hizbul islam have proven to be cowards and divided.