Page 1 of 1
Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:35 pm
by Gaashaanle_87
Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:36 pm
by AbdiWahab252
Gaashaanle_87 wrote:Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
Ask the Sanaagians & Soolians before Konfurites
Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:37 pm
by Gaashaanle_87
AbdiWahab252 wrote:Gaashaanle_87 wrote:Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
Ask the Sanaagians & Soolians before Konfurites
Niyaw su'aasha si wacan uga jawaab ama hadalka yaree.
Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:37 pm
by The_Emperior5
AbdiWahab252 wrote:Gaashaanle_87 wrote:Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
Ask the Sanaagians & Soolians before Konfurites
Kuwa ya wax weydiiyaa sxb ,, garowe 17 km loo jiira ciid is dhaqaajisa ma aaragtay oo mudaharadaya ma arragtay

Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:40 pm
by Gaashaanle_87
Emperior Inaader su'aashan intooda caqliga lehi ha ka jawaabtee, bal u kaadi meesha ha qasine

Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 2:44 pm
by The_Emperior5
Gaashaanle_87 wrote:Emperior Inaader su'aashan intooda caqliga lehi ha ka jawaabtee, bal u kaadi meesha ha qasine

war sxb hawiyaha waxba kama gallin inay somaliland dall gaara noqotto iyo in kalle
i support the hawiye action group ma taqana raggaas they support somaliland
its just their politicians oo ka so horjeeda i dunnow why they care about our dusty litle land tallow ma badroolka

Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 3:03 pm
by Gaashaanle_87
The_Emperior5 wrote:Gaashaanle_87 wrote:Emperior Inaader su'aashan intooda caqliga lehi ha ka jawaabtee, bal u kaadi meesha ha qasine

war sxb hawiyaha waxba kama gallin inay somaliland dall gaara noqotto iyo in kalle
i support the hawiye action group ma taqana raggaas they support somaliland
its just their politicians oo ka so horjeeda i dunnow why they care about our dusty litle land tallow ma badroolka

sxb walahi politicians koodu waa xoolo! HAG. waan arkay in badan iyagoo usoo hanbalyayanaya Somaliland.
laakiin su'aashu waxay tahay kuwan TFG maxaa caqligii ka xaday Somaliland hadday aqoonsan lahaayeen waxbadan baa u hagaagi lahaa
oo Shacabkoodu fadhiga ayay ka kici lahaayeen' taasaana dabiib u noqon lahayd runtii, mida kale faa'ido ayay inoo tahay labadeenaba Somaliland and soomaliya in la hello laba dawladood oo awood leh oo walaalo ah' waxaana hubaala Somaliland hadday aqoonsadaan inay qayb wayn ka ciyaari lahayd xasilinta soomaaliya
Inaar kuwan koonfurta caqligee shaqayn lahaa ayaa maqan!!!!! ma maqashay maah maah tidhaahda '' MIIDAANKU DHAGO MALEH HADDII MALAG DHAWAAQAAYO!''
waaba tii oo aan biyo is marin!
Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:07 pm
by kambuli
Duulaan cir iyo dhul ah iyo canaasiir hoose oo la idinku kiciyo..Are you kidding

Ciyaar ciyaartaa ku tegi meysaan

Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:23 pm
by Gaashaanle_87
kambuli wrote:Duulaan cir iyo dhul ah iyo canaasiir hoose oo la idinku kiciyo..Are you kidding

Ciyaar ciyaartaa ku tegi meysaan

Eeyaa adigu siyaasada waad ka da' wayntahay, faraha ha lasoo gelin

Re: Question to Koonfurta!
Posted: Mon Oct 05, 2009 6:39 pm
by Goljano Lion
Gaashaanle_87 wrote:Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??

Ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara sxb hawiyee tiisii buu utaag la yahay , markaas adna waxaad weydiinaysaa wax aan khusayn..