Re: Halimos..what irritate you about men?
Posted: Wed Oct 07, 2009 10:45 am
Ismahan,
Haa A/Wahab halo helo taas, wey u ficnaan lahayd
Haa A/Wahab halo helo taas, wey u ficnaan lahayd

Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/

Murax wrote:Ismahan,
Haa A/Wahab halo helo taas, wey u ficnaan lahayd
AbdiWahab252 wrote:Murax wrote:Ismahan,
Haa A/Wahab halo helo taas, wey u ficnaan lahayd
Murax,
Ma mid Ali Hussein ii barti. Ariinta aan ka dhiigno "Fair Exchange"

Cali_Gaab wrote:Enlightened~Sista wrote:Men with surwaal balaqsan, oversized coats, ugly shoes, dhar foolxun.Nimanka akhlaaqda xun. Nimanka iska daacdaaca. Nimanka candhuufta tuf tufa.Nimanka aan cadar isticmaalin. Nimanka aan meedhan. Nimanka cigaarka cabba. Nimanka qayyila. Nimanka aan xoogooda ku shaqeen oo meel uun iska fadhiya sida dumarka. Nimanka wife no 2 iyo wife no 3 ku fakara. Nimanka beenta sheega. Nimanka khamiiska gaaban hidha. Nimanka gadhadhka waa weyn leh. Nimanka aan Dumarkooda xitta marmar guriga ka caawin. Nimanka caruurtooda aan ka war heyn.Nimanka bakhaylka ah.Nimanka fadaraa ka hadla. Nimanka fadaraha ku dhaqma.
This woman is very liberal walahi, i love her.
Xamud. wrote:Foxy
What`s wrong with getting up before Fajr? cuuntadu isma sameyneyso waa in la sameyo dee.
TrophY-WifeY- wrote:Xamud. wrote:Foxy
What`s wrong with getting up before Fajr? cuuntadu isma sameyneyso waa in la sameyo dee.
Quuqle waaxid![]()
![]()
I know what i would wake up before Fajar for one thing.... and it wouln't be for cooking BreakY![]()