Moderators: Moderators, Junior Moderators



Paddington Bear wrote:I don't see the problem here! So they warned a hospital from treating their enemies. Isn't all fair in love and war, dear?

Crazy Cat Lady wrote:Paddington Bear wrote:I don't see the problem here! So they warned a hospital from treating their enemies. Isn't all fair in love and war, dear?
No, al-shabaab threatening a hospital which is providing a vital service to a city ravaged by a conflict exacerbated and continued by them is not fair. Its inhumane.
You are a knob.


Paddington Bear wrote:Yes. Yes. Aside from me being a Knob, did Al Shabab (or whoever sent those leaflets) not specify why they are threatening the hospital? They claim the hospital treats soliders. They claim the soldiers are their enemies. They warn the hospital from treating their enemies and thus becoming a part of the conflict rather than a place that looks after innocent civilians.
I ask you again, my excitable little kitten, isn't all fair in love and war?

Marka hore allaha maaligaa,mahad dhamaanteed leh
Marka xiga Rasuulkiisa mudan Maxamed weeyaane
Markalana milkiiloow,alloow mahadi waa taada
Markaan intaa meel dhigee,sunaha aan meershoo
aan mariyo Mooryaan Gareey gabay macneeynaaya.
Waa gabay mug iyo mira leh iyo weliba miisaane
Waa gabay la soo miiray oo aan lahayn mirire
Waa gabay macnaha laga dhex helo erayga Mooryaane
Mooryaan gareeyey ma jiro moowqif kuu qorane
Mana lihid mitaal toosan iyo marin la raacaaye
Laba maada oo kala fogbaa kuu mantaanahee
Midi waa inaad Maxaakiim tahiyo magaca diimeede
Midna waa inaad malagtihiyo qoon masiibaahe---
Mid waa inaad mashaa'iiq tahiye duulmacruufalahe
Midna waa inaad mahadhiyo murug abuurtaane
Mida waa inaad maqaal nabadiyo ,aayad marisaane
Midna meel madoow inaad gashood debin maleegtaaye.----
Mid waa inaad masiibada dhacdiyo,xumaha meertaane
midna waa mugdiga inaad gudood,goowrac marisaaye
mid waa inaad maslaxo raadisaa oo mudeec tahaye
midna macangag meeshoow qabsado lagaga maagaaye
Mid waa inaad islaamnimada muuqeeda leedahaye
Midna waa inaad muruqdantoo maris sidataaye
Mid waa inaad midnimo qaran wadiyo maamul qeybsamaye
Midna waa qabiilnimo mutaxanoo,marqaatilahee
Adigaa munaafaqa,hadana Sheekh Muxaafidaye
Adigaa ka maran diinta oo meeriska aqooneAdigaan Meteli karin Kitaab Maalig soo diraye
Adigaa mad haba kale watoo,soo min guursadaye
oo loox ka meersada,ibliis mara habaawshaaye
Adaa magaca diinteena kuu yahay maqaarsaare
Adigaa madiidina hadana jooga maqanaahe
oo Igar maqaar loo sidayo,sidig war moogaahee
Waxa muuqda mooyee,adaan meel ka dheer arage----
Adigaa madaafiic la dhaca goob Muxaadarayo
Adigaa Masaajiid ugu dhaca muminiin galaye
Adigaa magoowsado xinjiro,maalin Ramadaane.
Martiid,adaa murtid iyo moowdka baartaahe
Maskiin aan manfaca heysan oo gaajo macaluulay
Miishaar adaa qaatay oo midigta gooyaaye.Gabayga qiimaha badan waxaa xigmada la rumeeysan yahay in qofkii la socda xaalada Somalia uu dareemi karo ka mida:-
Muslinimada kaa muuqataa,way madoowdahaye
Adigaa macruuf ku ah,waxaan uunka soo marine
Adigaa Muraadkaaga yahay maalin taajiride
Adaa magacya badanoo,shabeel qaata midibkiise.
Adaan maamul iyo doonaheyn,xaq iyo miisaane
Maaweelo adigaa ku nool,maalin iyo leeyle.
Midi kuu afeeysan adigeey midigta kuu taale
Mufti sheekha adigaa diliyo,kii muwaadinahe
Muslimnimada kaa muuqataa waa madoowdahaye
Adigaa ismuuqdooriyoo,qaata maasgarahe
adigaa ismiidamiyoo miina aasaahee
Adigaa khabuuraha mirtoo,meeydka iibsadaye.
Muslimka iyo gaaladaba adeey maara kaa heline
Maskax murugsan adigaa watiyo,xoog maroorsiiye
oo meher laabiyo tuug kuu yihiin madaxe
Gabaygii kan ka horeeyay waxaa tiriyay Sheekh Nuuriye oo ah Caalim 67 jira.
Fariimaha Suugaanyahanada Soomaaliyeed ku cabirayaan dareenka naxdinta leh iyo kooxaha Wahaabiyada wuxuu muujinayaa in cagta la saaray jawi xasaasiya oo qofkasta looga baahan yahay inuu gacan ka geysto ilaalinta diinta Islaamka si dalka iyo dadka loo badbaadsho.





1nemansquad wrote:PB, you have no argument here; even your enemy deserves a decent, and humane treatment if they are wounded in battle; if Alshabaad doesn't want them in the hospitals then they should kill them off
If someone is wounded and sick, you take them to a hospital; that is the only thing to do


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 46 guests