Page 2 of 4

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 3:26 pm
by HELWAA
Diyeeshaha_Tolka wrote:cajuusadana dadka kale ceebtooda maxay somalinet ku keentaa mar walba,,maalin dhaweydna waxay laheed warqad baa by mistake gurigeeda ugu soo chaday naag la qaba oo nin kale uu u leh.

I had no idea i have admirer here.So you follow me around and read my post...oh how cute.Jaariyada tolka bal cagaha ii duug maanta. :mrgreen:

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 3:30 pm
by Diyeeshaha_Tolka
HELWAA wrote:

dhib ma lahan cagaha waan kuu duugaa ,,hoostana warankiila ayaan kaaga dhaqayaa shiirtooy waaxid

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 3:30 pm
by AbdiWahab252
ciyaal_warta wrote:
AbdiWahab252 wrote:Ciyaal,

Mid ba sheekadan ii keentey, inta ku qosoley ba uu sheegey, nag uur leh, nikaaxaha ma kabto. Wey isku naxadey, weligeed war dhambe kama maqliin, dumarka qarood wa iblis.

loool :lol: :lol: :lol:
adiga maa farta lagugu fiiqay sxb....uur aa ii yeeshay iguurso cml...dhaq walbo aa soo maray markaasey iney qoorta kuu galiso rabtaa kir ku dheh...rageeda walaah DNA aa leeska qaadaaa caalamka hada meesha far ku fiiqi somalia waa dhamaadey cml :lol:

Ciyaal,

DNA test wa $100. Child support wa mishaarka 15%. Hadu ariinta yahay lacag, xal wa loo haya. Hadu noqodo bad, wa iin aad iska dhici soo.

Tan kale, dumarka uur ka beenta sheegtan waxay 3 bil ka dib, "cunug ba ka soo dhaca."

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 3:34 pm
by HELWAA
jariyaada

Still following me around.... :P ...Qofka kaliya ee meshan soo kamkamaya wa adiga e bal cagaha iska soo maydh waatan cago dhididki ka dhamaday sidaad ii dabo socotay :mrgreen:

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 3:37 pm
by ciyaal_warta
S-D-M wrote:In my old turf every girl who got married (there were not that many....only 4) gave birth within 5 months and their parents where claiming "Cunugu dhicis buu ahaa" :lol: :lol: :lol:

looool dhicis 7 months ma aheenooo looool....they should say daawo waxay cuntay oo 5 bilood ka dhigeyso 9 ka biloood cml..waa daawo cusub maxaa ka kaseysiin cml :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 3:40 pm
by Diyeeshaha_Tolka
HELWAA wrote:jariyaada

Still following me around.... :P ...Qofka kaliya ee meshan soo kamkamaya wa adiga e bal cagaha iska soo maydh waatan cago dhididki ka dhamaday sidaad ii dabo socotay :mrgreen:

islaanyahay candhada weyn leh 20sano ayey dhaxanta sweden kugu dhacaysay wax ku yiraahdo caanahaada waa meeqaan waad la'dahay wali,,bal iska bax somalia ku noqo halkaasi mid miskiin ah kasoo wado.

xanta badana iska yaree oo dadka kale ceebtooda ha keenin halkan, intaasi waa iga talo

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 4:02 pm
by HELWAA
Jaariyada

I guess i touched a (nerve) :P

when pple cant win argument they resort to name calling and ciic iyo caac.No one forced you to follow me around like a little dhoocil who just had her period.I can post whatever i like saqadar yaho so for now on just ignore this little ayeeyo threads.

Now i'm gonna drink my milk and sleep like a baby.
My mission accomplished if i made you cry like a baby..........plz keep crying

Image

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 4:09 pm
by HELWAA
Image
Image
Image

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 4:11 pm
by HELWAA
Image
Image

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 4:24 pm
by ciyaal_warta
AbdiWahab252 wrote:
ciyaal_warta wrote:
AbdiWahab252 wrote:Ciyaal,

Mid ba sheekadan ii keentey, inta ku qosoley ba uu sheegey, nag uur leh, nikaaxaha ma kabto. Wey isku naxadey, weligeed war dhambe kama maqliin, dumarka qarood wa iblis.

loool :lol: :lol: :lol:
adiga maa farta lagugu fiiqay sxb....uur aa ii yeeshay iguurso cml...dhaq walbo aa soo maray markaasey iney qoorta kuu galiso rabtaa kir ku dheh...rageeda walaah DNA aa leeska qaadaaa caalamka hada meesha far ku fiiqi somalia waa dhamaadey cml :lol:

Ciyaal,

DNA test wa $100. Child support wa mishaarka 15%. Hadu ariinta yahay lacag, xal wa loo haya. Hadu noqodo bad, wa iin aad iska dhici soo.

Tan kale, dumarka uur ka beenta sheegtan waxay 3 bil ka dib, "cunug ba ka soo dhaca."

looool :lol: :lol: :lol: yh DNA test ayaa la qaataa leysma dhibo cunug aa laheeen maxaa qoorta ku galiyey abaaa....lacag maaha sheekada waxaa diidanahay inaan cunug aan dhalin koriyo loool :lol: :lol: :lol:

been waaye uuur ma jiro qaarkood inaad sii jeclaatid ama xoog kugu aroosaan ey rabaaan markaas ey dhahaayaan uur aan kuu leeyahay :lol: :lol:

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 5:01 pm
by DisplacedDiraac
Ka darag wrote:65y do u care horta?? mind ur God damn business...hate ppl who always watch others people's business man :down:

Exactly its between them and Allah.

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 5:04 pm
by Nabeela
What if the couple are engaged but no official aqal gal? I have seen that happen, this girl gave birth 5 month after the wedding, but the key word here is engaged.

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 5:13 pm
by Enlightened~Sista
Nabeela you mean meher right?If that's the case I don't see whats wrong, it's not ideal but doesn't mean they are engaged in haram activity.

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 5:15 pm
by Dhaga Bacayl
Nabeela wrote:What if the couple are engaged but no official aqal gal? I have seen that happen, this girl gave birth 5 month after the wedding, but the key word here is engaged.

Engage or Meher? Engage doesn't count but Meher is valid. Their is no need to wait your wedding night after MEHER...wax walba waa xalaal.

I think HELWAA is talking about getting knocked up before Nikaax aka Meher.

Re: Ceebay tacaal

Posted: Wed Oct 14, 2009 5:31 pm
by Enlightened~Sista
Dhaga,

I think Helwa is talking about Meher.