Page 4 of 4

Re: Ceebay tacaal

Posted: Thu Oct 15, 2009 9:45 am
by HELWAA
CoolPoisons wrote:walle dhaqanka iyo diinta laga tag

i feel sorry for the caruurta born out of wedlock. Its not their fault but its shameless



ilmahaasi waligiy xalaal noqon maayo...hadhoo marku waynaadana khayer kama soo socdo.

Ta aan ka yaabanahy maxay meher labaad oo sameysan waayen marku ilmuhu dhasho ileyn kii hore valid maahe?

Re: Ceebay tacaal

Posted: Thu Oct 15, 2009 9:45 am
by TrophY-WifeY-
HELWAA wrote:
surrender wrote:
HELWAA wrote:Naag uur leh sidu meher oo qaban kara..?..bal su'aasha ka jawaaba.

Dadkeeno diinta maanay aqoon mise way is yeelyeelayan?


yh is shame innit. few months ago a wedding took place in my area. after few months later the girl was pushing a push chair. subxaanka diintu somalida sifican umagelin. :down:



Same here.... a woman who got married april this year who i though she was 6 month gonna have the baby any minut.Bal ma uur 9 bilood ah iyo mid 6 bil ah baa isku mid ah...kalaabto been badana. :x

If they are stupid enough to commit zinaha they could atleast use condom nacaldo :x



:lol: :lol: xalwo.. qosol aa igu dishaa, lakiin ani waxaan ku weydiinaaya dadka shuqulkooda maxaa u gashaa,lol....Torobo Tororok waaxid :lol: :lol:

Re: Ceebay tacaal

Posted: Thu Oct 15, 2009 9:50 am
by HELWAA
:lol: :lol: :lol: trophy adaa ka bartay :mrgreen:

Re: Ceebay tacaal

Posted: Thu Oct 15, 2009 9:56 am
by TrophY-WifeY-
xalwo......kir :lol: :lol: :lol:

Re: Ceebay tacaal

Posted: Thu Oct 15, 2009 9:58 am
by TrophY-WifeY-
xalwo lakiing fiiri...are u counting mounths 8-) :up:

Re: Ceebay tacaal

Posted: Thu Oct 15, 2009 10:04 am
by HELWAA
counting monthes? for who adiga mise :lol: :lol:

Seriously though gaaladi wayno ka darnay hadayno soomli nahay..maalin kasta waxaad maqlaysa wax ka yaabiya..soomalidana wad ogtahy wax ka war badan.Dadka ceebtooda way raaxaystan.Text massagka carariya iyo sida warku oo ordayo ilaahy yaab ku keenaya.

Re: Ceebay tacaal

Posted: Thu Oct 15, 2009 10:08 am
by TrophY-WifeY-
HELWAA wrote:counting monthes? for who adiga mise :lol: :lol:

Seriously though gaaladi wayno ka darnay hadayno soomli nahay..maalin kasta waxaad maqlaysa wax ka yaabiya..soomalidana wad ogtahy wax ka war badan.Dadka ceebtooda way raaxaystan.Text massagka carariya iyo sida warku oo ordayo ilaahy yaab ku keenaya.




lol for the girl who got the nikaax?

how did you know she was pregnant?


fiiri maxaa kaloo cusub...... 8-) ani dadka aan u sii skeegaa sheekadaada nooh..... gabartoo xalwo la dhaho aan saaxibo naho aa shiigtay aan dhaahaa.....usefull source aat tahi nooh

Re: Ceebay tacaal

Posted: Thu Oct 15, 2009 10:13 am
by HELWAA
Inanta meherkeeda wan joogay.

trophyeey war jeclida....wait for my next topic. 8-) ..It's even better then this one...very shocking news. :shock: :shock: