Moderators: Moderators, Junior Moderators

The_Emperior5 wrote:1Mar haduu siyaad barre dhintay , dhalan waye mid kale
2Mar haduu dhaq dhaqaaqisii dhamaday iyo dhuusadiisi badneyde
3Mar haduu dhiigkar ku dhacay daroodka kuwii sheegan jiray eh
4Mar haduu dhaxal uu wayee dhashiisi doofaradeed eh
5Mar haduu dhulkisii ka cararay , ka dib na la dhuufanaye
6Mar haduu dhakhsadii uu baxsaday lagos ka dhadhacaye
7Mar haduu dhabarka dhiibtay , kana cabsooday dhigyocabyaashiye
8Mar haduu Dhabanka dhigtay, Nigerianku Dhiidid kaga keenaye

precious_dyme wrote:Will the this boost up your confidence?
Say it infront of a Darood better yet a MR, lets see the results shall we... internet worrior.

The_Emperior5 wrote:1Mar haduu siyaad barre dhintay , dhalan waye mid kale
2Mar haduu dhaq dhaqaaqisii dhamaday iyo dhuusadiisi badneyde
3Mar haduu dhiigkar ku dhacay daroodka kuwii sheegan jiray eh
4Mar haduu dhaxal uu wayee dhashiisi doofaradeed eh
5Mar haduu dhulkisii ka cararay , ka dib na la dhuufanaye
6Mar haduu dhakhsadii uu baxsaday lagos ka dhadhacaye
7Mar haduu dhabarka dhiibtay , kana cabsooday dhigyocabyaashiye
8Mar haduu Dhabanka dhigtay, Nigerianku Dhiidid kaga keeneene

peace- wrote:only in somalinet

Twisted_Logic wrote:peace- wrote:only in somalinet
In the real life, Emperior owns you

The_Emperior5 wrote:Twisted_Logic wrote:peace- wrote:only in somalinet
In the real life, Emperior owns you
![]()
![]()
read this
Cashuur Ka Awood Badan Shacabka Oo Laascaanood Lagu Soo Rogay-
Lasanod Online Wednesday, October 14, 2009
Muuqaalka magaalada Laascaanood-
Laascaanood,(Lasanod Online)-Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in Shacabka ku dhaqan magaaladaasi ay walaac ka muujiyeen Cashuur aan waqtigan munaasib ahayn oo lagu soo rogay shacabka magaalada Laascaanood,
Shacabka ayaa eeda dusha u saaray dawlada hoose ee degmada Laascaanood oo ay ku tilmaameen mid shacabka dusha u saartay culays aynan qaadi karin,kadib markii ay bishan gudeheeda soo rogtay Cashuur laga qaadayo guryaha dadku ku yaalaan ee xaafadaha kala duwan ee magaalada.
Cashuurta oo ah mid xadigeedu aad u sareeyo ayaanan dadka qaarkii awood u lahayn inay iska bixiyaan taasoo aynan dawlada hoose wax cudur daara ka bixin,iyadoo qofka cashuurtan ka hor yimaada lagu samaynayo in gurigiisa albaabada iyo daaqadaha lagala baxo iyadoon waxba la waydiinayn,taasoo keentay walaaca ugu badan ee shacabka danyarta ee ku dhaqan qaybo kamid ah xaafadaha magaalada Laascaanood,
Gaadiid ay leedahay dawlada hoose ayaa xaafadaha magaalada maraya kuwaasoo guryaha mid mid u galaya dadka ku jirana ku qasbaya inay shuruud la'aan ku bixiyaan cashuurta,
Caasha Axmed oo kamid ah dadka deegaanka ee qurbaha ka yimi gaar ahaan North America oo arrintan kala hadlay shaqaalaha dawlada hoose ee cashuurtan ku hawlan ayaa u sheegtay in arrin ay tahay mid adag oo dhabar jab ku ah dadka danyartaa,
''''Anigu waxba iguma aha waan bixin karaa cashuurta 20$ ugu yartahay balse waxaa jira dad aan awoodu u saamaxayn inay bixiyaan cashuurtan iyo mid kaloo kasoo hoosaysaba,taasna waxaa looga baahanyahay qiimaynteeda iyo ka hadalkeeda idinka ayay tidhi caasha oo kooxdaas kula hadlaysay meel magaalada gudeheeda.
Wariye: Farah D. Jama
admin@lasanod.com
Lasanod Online. Hargeysa, Somalia

ooh yeah dawlada hoose eeh lascanood waxay hoost imada wasaarada arimaha gudaha eeh somaliland 
[/quote]over 30,000 hawiyes were killed in the last four years, hundreds of thousands of them displaced with in somalia. ( i.e central and northen somalia) thousands of them lingering in kenyan refugee camps. with further hundred of thousands starving in musqdisho and you have the nerve to laugh, im ashamed on your behalf dameeryahow bilaa dareenka ahTwisted_Logic"
When do you liberate Garowe? You should such rates to fuutoole

The_Emperior5 wrote:Riyaaale, Golaha guurtida aya Uu kordhiye ciid ka dabba hadlaysa ma aragtay , Nidaamka hala ilaaiyoGolaha guurtiida na wa Golah IIdoorka
![]()
![]()
Golaha iidoorkuna Waxay joogaan Magaalada hargeysa.
Adiga odayaashaagii meyeen? Kukukuyo iyo Bantu bay uu galleen siiday Iiidoorka uga carareyeen. they are almost like Siyaad barre oo nigeria taggay Marka my friend tolka waxay dhul kukuyo ugu shiirayaan waxa weyaan ka cararka. iidoorka laascanood jooga.
ooh yeah dawlada hoose eeh lascanood waxay hoost imada wasaarada arimaha gudaha eeh somaliland
Lacagta na waxa xiisaabiya wasiirka Maaliyada.
Riyaaale, Golaha guurtida aya Uu kordhiye ciid ka dabba hadlaysa ma aragtay , Nidaamka hala ilaaiyoGolaha guurtiida na wa Golah IIdoorka

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 79 guests