Page 1 of 1

Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 4:00 pm
by AhlulbaytSoldier
Image

Image
Image
Image

Ahlusunnah:- dawlada oo aan taageerno
Siminaar Soconaayay Moddo 5-Cesho ah oo ku saabsanaa Nabadda iyo sida lagu gaari karo ayna soo qabanqaabiyeen Culimada ururka Ahlusunna walajamaca ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Hoteelka Naasa-Hablood TWO ee magaaladda Mugdisho.

Siminaarakaan oo socday intii u dhaxesay 17kii ilaa iyo 21kii bishaan 2009-ka ayaa waxaa ka qeyb qaadanayay Xunbo iskugu jiray Culumaa’udiin,Odoyaasha dhaqanka, Haweeynka iyo Aqoonyahanadda Soomaliyeed , waxaana diiradda lagu saarayay sida loogu saldhigikaro Nabadda Dalka Soomaaliyeed guud ahaanteed iyo Doorka culimadda, Aqoonyahanka, haweeynka iyo odoyaasha dhaqanka ay ku leeyihiin ka qeyb qaadashadeedda.

Baaq: 1-Waxaan Dowladda Ugu hambalyeynaynaa dadaalka ay ugu jirto dib u heshiisiinta, waxaan ugu baaqaynaa inay sii kordhiso dadaalkeeda nabad raadineed kana daalin weligeed.

2-Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa inay taageeraan Dowladda maadaama ay qaadatay ku dhaqanka Shareecada Islaamka, lana siiyo fursad ay ku samayso cadaalad iyo hurumar.

3-Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa fahamka diinta Islaamka inay ka raacaan Ahlu Sunna Wal-jamaaca maadaama Asalku kaa yahay.

4-Waxaan ugu baaqaynaa Dhamaan Culumida Ahlu Sunna Waljamaacainay wacyigeliyaan dadkaCaqiidadooda la marin habaabiyay ee Soomaaliyeed kana hortagaan waxkasta oo lidi ku ah diinta Islaamka.

5-Waxaan ugu baaqaynaa dhamaan kooxa ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliyeed inay joojiyaan xabadda, wadahadal nabadeedna la furaan Dowladda, waxaana diyaar u nahay in aan fidino gogasha wadahadal hadaanu nahay Ahlu Sunna waljamaaca.

6-Waxaan caalamka ugu baaqaynaa inay taageero buuxda oo dhan walba ah siiyaan dowladda sharciga ku fadhida, aana la dhiirigelinin qaswadayaal ka soo horjeeda Dowladnimada.

Baqaan ayaa waxaa ku saxiinaa Kusimaha Gudoomiyaha ahna Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna waljamaaca -Somalia Sheekh C/Qaadir Sheekh maxamed Soomow.

Xeritaankii siminaarkaasi oo uu soo gabagabeeyay Wasiirka Wasaradda Diinta Awqaafta ee dawladda Federaalka Soomaliya Shiikh Nuur Cali Aadan.

Intii uu socday siminaarakaan ayaa waxaa ay ka qeeybgalayaashu si weyn uga hadleen arrimaha nabadgalayadda dalka iyo sida lagu dhalin karo, waxayna hoosta ay ka xariiqeen in loo baahan yahay sidii uu qof kasta kaalin mug leh uga qaadan lahaaayeen arrimahaasi, iyadoo lagu dabaqaayo sida ay qabto diinteenna islaamka ee xaniifka ah.

Culumaa’udiin badan oo qeeyb ka ahaa siminaarkaasi ayaa intii uu socday ka hadalay waxayna kagabagadii siminaarakaasi ka soo saareen Baaq ka kooban 6 Qodob waxaana uu u dhignaa sidaan.

Wasiirka oo ka hadalay xeritaankii siminaarkaan ayaa ku amaanay doorka culumaa’u diinka Ahlu sunah waljamaaca iyo xubnaha ka qeyb galay siminaarkaasi in ay yihiin kuwo loogaga fadhiyo in ay ka miro dhaliyaan qodobadda laga soo saaray siminaarakaasi , waxaana uu si koobana uga hadalay wax qabadka dawladda islaamka ee Soomaaliyeed ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Shieekh Axmed waxaana uu sheegay in ay dawladdu tahay mid ku dhisan Shareecadda Islaamka, sidaas darteedna loo baahan yahay in la is waafajiyo qodobadda ka soo baxay siminaaraka iyo waxqabadka dawladda, wuxuuna intaasi raaciyay in uu hor dhigi doono qodobadda ka soo baxay siminaarakaan Golaha wasiiradda si loo meel mariyo.

Wasiirka ka hor waxaa isna ka hadalay Sheekh C/Qaadir sheekh Maxamed Soomow oo ah afhayeenka Golaha sare ee ururka Ahlu sunaha waljamaaca, waxaana uu ka warbixiyay siminaarkaan la soo gabagabeyay ujeeddii laga lahaa iyo waxqabadka culimadda ururka Ahlu sunah waljamaaca iyo doorka ay higsanayaan, waxaana uu ka codsaday in ay dawladu u soo jeesato sidi dalka nabad guud loogu soo dabaali lahaaiyo dadaaladda ay wadaan Ahlusunna waljamaaca ee dhinaca nabadda iyo horumarinteedda, iyadoo buu yiri loo maraayo wadadda saliimka ah.

Only a khariji does not support this dowlad islaami :down:

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 4:05 pm
by Murax
Yaa Hutu

We do not want Dawla Hutuyeen

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 4:07 pm
by AhlulbaytSoldier
Murax wrote:Yaa Hutu

We do not want Dawla Hutuyeen
:lol: :lol: :lol:

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 4:08 pm
by galia
Brilliant news :up:

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 4:56 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
:lol: :lol: :lol: unknown dabadhilif being called "scholars" :down:

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 5:00 pm
by galia
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote::lol: :lol: :lol: unknown dabadhilif being called "scholars" :down:
That language is so old bruv, move on and use something else cos it ain't working. People are saying how al-shabaab are encouraged by Ethiopia to continue to keep somalia unstable.
Lets note that Godane, leader of shabaab comes from ethiopia's somali ogaden region and he unsurprisingly speaks fluent amharic :lol:

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 5:02 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
shariif nearly got killed yesterday, wher u ready to pray absent "janaza" ? :mrgreen: :lol:

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 5:05 pm
by galia
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:shariif nearly got killed yesterday, wher u ready to pray absent "janaza" ? :mrgreen: :lol:
I have the misfortune of having your pic in my pc, continue to talk like that than walahi i would be forced to expose your ugly head to all

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 6:13 pm
by rabanam
No. The TFG isn't an Islamic government. For one, non-Muslim troops protect the TFG. The other thing, the TFG didn't carry out a single hudud punishment, a clear proof that it isn't Islamic. Also, the TFG president handshaked a non-mahram non-Muslim female, another clear proof that his rule isn't based on Islam but secularism. There are so many proofs that point out the TFG isn't an Islamic government. Far from it.

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 11:28 pm
by Padishah
Its worrying that Rabanam thinks that amputating hands, whipping and stoning must be present for a government to be considered properly Islamic. Very worrying.

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 11:35 pm
by rabanam
Padishah wrote:Its worrying that Rabanam thinks that amputating hands, whipping and stoning must be present for a government to be considered properly Islamic. Very worrying.
Are you insinuating corporal punishment is barbaric and unfit for this modern era?

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Fri Oct 23, 2009 11:52 pm
by Militant
rabanam wrote:Are you insinuating corporal punishment is barbaric and unfit for this modern era?
Umar Bin Khattab (ra) ceased corporal punishment for thieves during his rule because of widespread poverty. Somalia's poverty meets this qualification. Don't twist the religion to suit your words, I highly doubt your sincerity in supporting Alshabaab.

Besides, which one should warrant more concern; chopping the limbs of suspected thieves in a poverty stricken country or protecting the sanctity of a Muslim's life? Alshabaab during their "Jihaad" campaigns seem to always manage to leave behind a trail of dead bodies, including those of their former allies i.e. Xizbul Islaam. Whom they now call Murtads & assasinate their leaders. Where in Islam is it permited to kill other Muslims who have not the sought the aid of a kuffaar army and have actually fought the kuffaar instead?

Alshabaab is a band of delusional mooryaan who are hiding behind the deen. They only exist to protect fugitives from other countries, never caring for the welfare of the people or the country.

Report that back to your seniors at Langley.

Re: Somali Scholars calls to support the islamic govt

Posted: Sat Oct 24, 2009 12:28 am
by Murax
Militant wrote:

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: