Page 2 of 2

Re: طالب العلم - Barashada Cilmiga sharciga- seeking knowled

Posted: Thu Nov 03, 2011 7:47 am
by Alchemist
Thank you brother.

Re: طالب العلم - Barashada Cilmiga sharciga- seeking knowled

Posted: Thu Nov 03, 2011 9:02 am
by DR-YALAXOOW
Jzk Khairan fii mizaanil xassanaat ilaa yowmul qiyaamah. "Yowmun laa yanfacu maalin walaa banuun ilaa man ataLaaha bi qalbin saliiiiim"Man dhalabal culaaa saala la yaalii.
Dr yalaxoow culimada hilibkooda iska ilaali. Laa tashqalana can caybinaasi ghaafilan can caybika inahuu caybaani(waxaa yiraahdaa) nuuniyada qaxdaaniya)

sheekyadu waa kala jiraan. ma ilaahaan kuugu dhaarshee mooryaanka Kenya deggan ee al shabaab taageera la yiraahdo af ku dhiigle XASAAN XUSEEN ayaa diin islaam wax ka yaqaan?
jawaabtu waa maya. af ku dhiigle xassaan wax aqoon diinta islaamka uma laha.

cunuga al shabaaabka ah xassaan xuseen ee baasaboorka Kenyaatiga sida sharci darada ku soo qaatay maaha nin aqoon leh.
aqoon diimeed iyo aqoon maadi labadoodaba ma laha sheeydaaan xasaan xuseen :down: :down:

Re: طالب العلم - Barashada Cilmiga sharciga- seeking knowled

Posted: Thu Nov 03, 2011 11:23 am
by Murax
Mashallah Feesabeelelah, may Allah preserve You.