Page 1 of 1

How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:11 pm
by Moguul21
Galkacyo(AllPuntland)- Wararkii ugu dambeeyey ee ka soo dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay wali socdaan dagaalo udhaxeeya ganacsatada Waqooyiga ee magaalada Gaalkacyo iyo Maleeshiyaad ka soo jeeda Maamulka Galmudug.

Dagaalada oo bilowday maantadii hore ayaa geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac kala garay labada dhinac, waxaana dhinaca Waqooyiga ee magaalada kaga dhintay dagaalkaasi, sida ay sheegayaan goobaha caafimaadka dad gaaraya 4 qof, halka ay ka dhaawacmeen dad ka badan 20 ruux, sida ay APL usheegeen Saraakiil Caafimaad.

Koonufurta magaalada ayaa wararka laga helayo ay sheegayaan in ay jiraan khasaare, isla markaasna ay dhinteen tiro aan sugneyn oo ah dhinicii ku jiray dagaalka iyo dad shacab ah oo rasaastu haleeshay.

Labada dhinac ayaan wali ka hadlin dagaalka, waxaana Maamulka Puntland ay sheegeen in ay hada ku jiraan dadaalo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa dagaaladaasi.

Odayaasha dhaqanka ee dhinaca Koonfureed oo la xaqiijiyey in ay saakada dagaaladan bilaabeen, ayaa sheegay in ay ku jiraan dadaalo ku aadan sidii loo joojin lahaa dagaaladaasi, ayagoo sheegay in aad uga xun yihiin falkaasi.

Maamulka Puntland ee ku sugan magaalada Galkacyo ayaa leh wada xaajoodyo ku aadan xaaladahan soo kordhay, waxa ayna aad uga careysan yihiin talaabadii ay ciidamo taabacsan Galmudug saaka weerarka ugu qaadeen Duqa Magaalada Gaalkacyo C/rixmaan Xaaji Xasan.

Duqa magaalada ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray qarax bam oo saaka lugu qaaday, markii uu hor-socday Shaqaalaha dawladdaha Hoose oo ku jiray dar-dar ku aadan wanaajinta bilicda magaalada Gaalkacyo.
Dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, ayaa lasheegay in aysan galin ciidamada dawladda Puntland ee ku sugan magaalada Gaalkacyo, balse ay galeen oo kaliya ganacsatada magaalada iyo ciidamada dawladda Hoose ee magaalada Gaalkacyo oo saaka weerar lugu soo qaaday.

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:14 pm
by Moguul21
Mooryaanta wasaq badanaa markii sandaqadiihii magaalada foolxumenyey laga jajibiyey bey dagaalameen, we need to kick dirty sacad mooryaanta out of Gaalkacyo nacalaa ku taal.

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:31 pm
by galia
Galmudug 1-0 Puntland :clap: You know so far that we killed alot of Buglanders, yet none on our side were harmed :lol: :up:

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:33 pm
by Moguul21
galia wrote:Galmudug 1-0 Puntland :clap: You know so far that we killed alot of Buglanders, yet none on our side were harmed :lol: :up:

Nafta been u sheeg it's Dowlada hoose gaalcacyo 2-0 mooyaan :clap: :clap: :clap:

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:38 pm
by AbdiWahab252
Galia,

The Goal is:

Galmudug Storekeepers 6 - 0 Puntland Armed forces

Injuries List:

Galmudug Storekeepers 0 - 30 Puntland Armed forces

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:40 pm
by galia
Moguul21 wrote:Nafta been u sheeg it's Dowlada hoose gaalcacyo 2-0 mooyaan :clap: :clap: :clap:

http://allafrica.com/stories/200910290924.html
Read this source Nacas to see who got thrashed, Dirty Dhabodhiff coward Mjs think that we would tolerate shiit, walahi we went nuts and started murdering them :lol: Walahi they ran away like girls and hve not yet returned after seeing what horror we done :lol: :up: Mjs are cowards
Now we gonna wait and see what the Mjs do abt getting screwed by us 8-)

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:43 pm
by Moguul21
galia wrote:

Faanbadanaa nacalad baa kugu taal :lol: :lol: :lol:

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:44 pm
by galia
Hey AW forget abt our Shopkeepers beating them, we are now amassing our battle hardened militias to get READY to give the Mjs a hard thrashing. First we will wait and see what the Mjs would do abt us killing them, then if they ask for more that's when the real thrashing comes :up:

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:48 pm
by galia
Moguul21 wrote:Faanbadanaa nacalad baa kugu taal :lol: :lol: :lol:

Moguul21 seriously the only chance that you have against us is to either bring in ethiopian tanks or have the whole of darood fighting us. By the way i don't think that the rest of daroods would help you against us as they did before. Your all alone and we will eat you like a nice sweet slice of pie. :lol:

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 1:58 pm
by Moguul21
Abidu Hutu and galia,

What you like to see and reality on the ground are two different things marka wixii faan ah waa dhiniciina :arrow:

Where is boqorka?

I'm gonna dispatch him shortly 8-)

Re: How the Gaalkacyo war started???????????

Posted: Thu Oct 29, 2009 2:01 pm
by AbdiWahab252
Galia,

I hear that Meles Zenawi has told told Faroole that any fight with Galmudug is going to be Puntland's and Ethiopia is not going to intervene.