Moderators: Moderators, Junior Moderators
Sxb waxay ugu bixiyeen meeshu markii hore waxay ahayd dhul banaan oo aad weyn waxaana la odhan jiray (BADHA-BADHA)Why they call it Xaafadda London? Why not an original Somali or Muslim name?Xaafadahani waa xaafado Cusub Waa dhul berigii hore la odhan jiray Badha-Badha iminkana loo bixiyay Xaafadda London
guryahan qaar waxay ku yaalaan City place area, waa magaalo koraysa
Burco where its located?Burco waxay ku taalaa xididada tin iyo cidhib tabinaaya dhiigee! Love you BURCO
Trophey Wifey Burco ama Ceerigaabo miyaad uu hajiraysa?
Trophey Wifey Burco ama Ceerigaabo miyaad uu hajiraysa?
most likely ceerigabo.. i heard its beautiful
but i am worried about my accent what if people Discriminate me
Trophy Wifey if you go to sanaag make sure you go to Daallo the mountain of love you & and shrib can have your honeymoon there.
Trophy Wifey if you go to sanaag make sure you go to Daallo the mountain of love you & and shrib can have your honeymoon there.
Yeah That will be awesome
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 80 guests