Madaxweyne Faroole oo laga joojiyey gar gaar la siin rabay
Dowlada Soomaaliya ayaa dhamaan hordhigtay heydaha deeqda bixiya in aysan cidna wax siin Karin ilaa dowlada dhexe laga helo ogolaansho wax lagu siin karo maamulka wax soo codsaday
Warqad cad uu ku saxiixanyahay madaxweynaha Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa laguu sheegay heydaha in aysan gar gaar aan ka badneen raashin la siin Karin maamulada hoos yimaada Dowlada Soomalaiya sida Maamulka Puntland ,Galmudug, Xeeb iyo Xiin iyo Intakale hee hoostimaado
Dowlada ayaa u sheegtay heydaha deeq bixiya cidii lagu arko in ay hoos wax u siiso wax aysan dowlada ogeen laga qaadi doono talaabo sharci ah
Madaxaweyne Faroole ayaa aad uga carooday kadib markii laga hor istaagay gar gar lacageed ay dowlada mareykanka siin laheyd maamulkaasi si ay ula dagalaan waxa loogu yeeray argagaxisa la dirirka kadib markii ay heshay warqada madaxweynah uu ku saxiixanyahay lagu diidaayo wax aysan dowlada la socon la bixiyo
Faroole ayaa carar darted kala duldhacay wasiirka koowaad ee Soomaaliya Cumar Cabdi rashiid isagoona dacwad ka dhan ah u gudbiyey waxuuna ku yiri Sheikh Shariif waa nin loo soo diray in uu cunaqabateeya mamaulka Puntland taana ayuu yiri ka yeeli meyna
Madaxweyne Faroole ayaa durbab Kenya ka bilaabay siyaasad looga taqlusaayo Sheikh Shariif isagoona hurdada ka soo kiciyey Xildhibaan Cali Maxamed Geedi kuna booriyey in xilka dalka uu qabto kana taqluso Sheikh Shariif
dont faroole know that prof.Geeedi all so when in office humulioted pundalnd by denied them oil contrak worth millions?? r


