(Hadhwanaagnews) Sunday, November 29, 2009
Minneapolis(HWN):-Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo habeenimadii Axadu soo galaysay ee ay taariikhdu ahayd 22-bishan November ka dhacday Magaalada Minneaolis ee dalka Mareykanka, waxaana Munaasibadan soo qaban-qaabiyey oo isku soo duba riday Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Minnesot




