Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo
Posted: Thu Dec 03, 2009 9:12 pm
Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa ku baaqay in kooxaha argagixisada ee doonaya in nabadgelyada Somaliland ay burburiyaan wada jir looga hor tago qaran ahaan isla markaana loo midoobo difaaca dalka.isagoo intaa ku daray in xidhiidhka Somaliland iyo dawladaha Jabuuti iyo Itoobiya uu yahay mid daruuri ah