Page 1 of 2
Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:21 am
by Sir-Luggoyo
See tihiin? Ma la raayaa, ciddu ma nabad qabtaa?
Xaw yahay warkaan la is dhex maraa oo la leeyahay Shabaabaa inya shuko xiratay dadkii murruq ka siisay? Xaa ka jiro warkaas?
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:22 am
by Hyperactive
wa salam wa rahmah
sorry, i dont know what you saying rest of your post.
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:25 am
by Mad May
See tihiin? Ma la raayaa, ciddu ma nabad qabtaa?
Xaw yahay warkaan la is dhex maraa oo la leeyahay Shabaabaa inya shuko xiratay dadkii murruq ka siisay? Xaa ka jiro warkaas?
Why arent you adding 'ma'?
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:25 am
by *HannaH*

Waryaahe Sir Lugooy, wcs...ma adigiiba? waa nabade?...long time eh?
Warka keen adigu...
Waana run, kuwii al shabaab waxay bilaaben cross dressing? Cajiib.
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:29 am
by Dhaga Bacayl
See tihiin? Ma la raayaa, ciddu ma nabad qabtaa?
Xaw yahay warkaan la is dhex maraa oo la leeyahay Shabaabaa inya shuko xiratay dadkii murruq ka siisay? Xaa ka jiro warkaas?
Waar waa runee bal ninyow iska ilaalay caawa ta dhinaca kugu qubabanysaa waxaa laga yaabay inay al shabaab nina o cabaayad xidhan kugu noqotee.Ilayn bahalka maad cunayso waxma ma garatidoo waakii Basra ba dusha kaa saaraye.
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:30 am
by Sir-Luggoyo
Hyper,
Adeer you weren't supposed to understand to begin with, this is a Somali dialect specific to the superbs of Mogadishu.
Hannahhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh,
My long lost friend, how've you been sweety? I am doing fine AlxamduLillah, intii aan kala maqnayn, gabadh Chinese ah ayaan guursaday, dabeedna waan furay, oo imika divercee baan iska dhigdhigayaa. I am way better than A/Wahaab.
Iii warran huuno?
Markii Hannah la arko ayaa Dhegona la arkaa

Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:35 am
by Dhaga Bacayl
You have to see her in person. You would follow that beauty everywhere too.
Waar nin yahow she has this ultimate power over me.
Waxaa iskaa daayoo caawa tumaa ku qalan ilayn waa jimcee. Two weeks it was Mirqaan. The week before that fatty Basra. Whi is next Shabaab cross dresser?
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:37 am
by Foxy22
W/C/Salaam Sir-Lugta darling - how are you? how have you been?
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:39 am
by *HannaH*
Sir..Loool..divorcee huh? i just picture islaan yar oo jewish ah when i hear that word!
I am doing great my dear! Kii A/wahaab isago sidii huba uu sida ayan ugu soo noqday meesha.
Ninkasi was boring to fight, aynu xamane lol...
Anigu isla xabadaydi ayaan ku haya wali...
Dhaga, wuxu sheegayo waa rune bal is ilaali. Wuu kula taliyay.
Lakiin anigu waxan Boobsra dusha laga saray wali garan maayo.
Dhaga care to explain????
Odayashani way na walayaan walee, mar eey yidhadaan nigis iyo keeshili waa xaraam.
Iyo mar eey gogarad soo xidhaan ooy dadka akhrio uu diraan. Dhinac loo raacoba ma laha.
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:45 am
by *HannaH*
You have to see her in person. You would follow that beauty everywhere too.
Waar nin yahow she has this ultimate power over me.
Waxaa iskaa daayoo caawa tumaa ku qalan ilayn waa jimcee. Two weeks it was Mirqaan. The week before that fatty Basra. Whi is next Shabaab cross dresser?
Dhaga, Looooool....waa jimce ah...oo miyuuba caadaystay? Yarka aynu wax la qabano..Lol
Inta la qarxin that is aynu uu gurmano divorceega, ileen waa sxbkeene!
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:47 am
by Sir-Luggoyo
looooool @ Dhego.
Waryaa Basra was the best thing that happened to me, and from that day, I vowed not to look at any other women as long as I can rest my li'l head between those melons.
Hannah,
Don't let Dhego mislead u, I am comfy..........................as in comfy
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:52 am
by *HannaH*
Sir...war hee dhe, Basra ma adiga sidan ka dhigay?
Hee dhe waxaan soo xasuustay filinkii, Brad Pitt, The Curious Case of Benjmn something or other...ka uu dhalanayo isagoo oday ah hadana...ayranayo..Instead of getting older, he get's younger...untill he becomes a baby and eventually dies...
Anyway, gabadhu si na maaha? Maxaad ku samaysay? Maskaxdii ayaa boorash noqotay.
My Word.
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:53 am
by Dhaga Bacayl
Dhaga, wuxu sheegayo waa rune bal is ilaali. Wuu kula taliyay.
Lakiin anigu waxan Boobsra dusha laga saray wali garan maayo.
Dhaga care to explain????
.
Arintu farahay ka baxdaan ku idhi. maalin dhawyd inatay halak timid bay tidhi I'm pregnant with Lugooye's kid. No kidding. You had to see him trying to defuse the tension between them.
Lugooyo wuxuu noqday graabo cun, Bostona waxaa ku so batay flight 13kii. Basra waxay noqotay expire oo mijilis ayay furatay ay shiishada ku cabto. Halkaasaa lugooyana lgu kaftamaa saacadah dambe marka laydhak cas la shito. Markaa saaxiibkaa lugooyo waa loo yaabaa
LOL@ AMskaxdi ayaa boorash noqotay. Af soomaaligii waad dhamaysay mays tidhi.
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 11:55 am
by Skippa

Lug...maxaa ku dhacay ching taadi yarayd iyo hoyadeed chong...ma dhuul beey kugu fureen? maad iskala caantoobatid jiirkey kuu qadeynayaan?
Re: Assalaamu Caleikum qaraabo
Posted: Fri Dec 04, 2009 12:00 pm
by *HannaH*
Looooool...inalailah..Dhaga oo ileeyn tii dheerayd aya ka dhacday. Oh ilamaha muxu uu diiday? Sow kan leh wana jeclahay? Mise waa tumasho la yara fogatay?
Mijiliskan eey furatee badeecada ku dhex cabto, waa cajaayib kale.Lakiin mid iga qor, there is more in that buuri then tobacco...if you catch my drift. Sow anigi is idhi waydii kuu sujui ga ahaa ee qabi jiray, intay ii dafirtay ayay hadana ii khuurisay.looool.
Lugooyo ma sidii riyaha ayaad garaabada cunta? Belo! Sidan isu dhaan please, ya ibnu Cami..Basra'na ka hadh, hadii kale sida Danyeer ayaad ku dambayn? Ma xasuusata we use to laugh at him and think he was a nutcase?..how do you think he got that way,Basra ayuu soo maray.
Heedhe speaking of which, tani Basradu qaad wayna?
