Page 1 of 1
Maryooley I Dheygeysta...
Posted: Sat Dec 05, 2009 5:25 pm
by kambuli
Dadkaas sida naxariis la'aanta loo qarxiyey, waxaa qarxiyey CADOW Somaaliyeed...Intaa ku daaya...Waxba ha is xagxaganina

Re: Maryooley I Dheygeysta...
Posted: Sat Dec 05, 2009 5:27 pm
by Macaaney_1991
Re: Maryooley I Dheygeysta...
Posted: Sat Dec 05, 2009 5:37 pm
by Babygirl-
Saxiix.
Re: Maryooley I Dheygeysta...
Posted: Sat Dec 05, 2009 5:40 pm
by Daanyeer
Dadkaas sida naxariis la'aanta loo qarxiyey, waxaa qarxiyey CADOW Somaaliyeed...Intaa ku daaya...Waxba ha is xagxaganina

Walaal CODKA kor u qaad kuma MAQLO waa nv !!!!!!!!!!!!!!
Re: Maryooley I Dheygeysta...
Posted: Sat Dec 05, 2009 5:40 pm
by hanad_mn
Eedo dadka waxaa Qarxiyay Nasaqaan naagaha Party kudhuuqaaya asagoo 80jir ah. Waxkasta aa kasuurtooba. Waa wax duli ah.

Re: Maryooley I Dheygeysta...
Posted: Sat Dec 05, 2009 5:54 pm
by AbdiWahab252
Hanad,
Ninka AL QACIDA oo Shabab la shaqeeya wa Adeerka:
