Anigu mid aan ku sheego hyperactive adeer , runta na waan ku sheegaya .
Somalidu qabyaalad bay ku shaqaysa .
Meeshan nin waliba computer bu daba fadhiya oo kaad wax isku tihin ayuun baad qaban karta .
Anigu nin habar Awal ah baan ahay , taasi waa fact !
Kuwan aan isku reerka nahay , iyo xabad-xabad-ka Habar Jeclo ee meelahan socda ayuun ba wax iga maqla aniga .
Nin aan aniga i rabin , ama daw qabylaadadeed oo gooni ah ii haya na
ma'na soo dhowaysan karo , wax na u ma sheegi karo .
Isaaq oo dhan anigu mas'ul ka ma ihi , wa kaa hadalku adeerow .
Ciidankeeygu anigu , maalin walba ayaan daba taaganahay , edeb iyo asluub na waa leeyahay

, waxaa kale Ilaah bay leeyihin !