Foolxumo markey dhacdo waa laga wada hadla , hase ahatee , mid la qabto iyo mid aan cid loo raaco lahayn ba jira.
Anagu berigaanu yarayn ,ninkii qalad gala waa la qaban jiray .
Computer marka la isku wada helo , nin nin kale yaqaan ma'laha meeshu waxaan qabiil-kiisa ahayn.
Haye , marka maxa la yeelaya ?
Inaad iska aamusto , in kaste oo ay u ku dhibayso waxanaad arkayso iyo inaad wax ka qabato.
Wax ka qabashadii aad damacday dhibaato iyo iska hor imaad bay ku dambayn doonta .
Haye ? markaa maxa la yeelaya ?
Markaa waa inaad qoryaha cul-culus aad la soo baxdo , taaso ah qabiil.
Qabiil -ku marka miyu is ku kiin keenaya , mise wuu iska kiin hor keenaya ?
ya?
Qori aan ogahay inaanu dhacayn , maxa dusha iga saaray ?
Isaaqa waan la wada hadlay , ninkii ugu kalsoon na waan u miyir celinaya , kii kale na abihii ha waso , intan habar Awashu laakin they have NO choice





