Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shirweyne Somaliyed oo lagu qabandoona magaalada Abudwaq

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Shirweyne Somaliyed oo lagu qabandoona magaalada Abudwaq

Postby CoolPoisons » Mon Dec 14, 2009 4:27 am

Qaban qaabada kulan ay soo qaban qaabiyen Ahlu Sunna oo ay ka qeyb galayaan wafuud ka kala imaanaysa dalka iyo dibada oo ka socda Caabudwaaq.

Qaban qaabada kulan ay soo qaban qaabiyen Ahlu Sunna oo ay ka qeyb galayaan wafuud ka kala imaanaysa dalka iyo dibada ayaa waxaa uu ka socda degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.



Waxaa socda qaban qaabada kulanka dib u heshiisiinta ee ka dhacaya gudaha degmada Cabudwaaq, waxaana xubno katirsan guddiga qaban qaabada oo aynu kala xiriirnay shirka ay sheegeen in ay soo gaartay Ergadii ugu horeysay oo kamid ah ka qeybgalayaasha shirka.



Shirkan oo maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ay iclaamiyeen in uu ka dhacayo gudaha degmada Cabudwaaq ayay sheegeen in ay tahay mid ay kaga hadlayaan jiritaanka Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo sidii gobolada iyo deegaanada ay gacanta ku hayaan ay ugu sameyn lahaayeen qorshe fadhiya.



Has ahaatee qodobada kale ee shirkaasi looga hadlayo ayaan la ogeyn, laakiin xubno katirsan maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ayaa waxa ay sheegeen in uu yahay kulankii ugu horeeyay oo ay si toos ah u yeelanayaan mas’uuliyiinta sar sare ee maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna.



Ergada ka qeybgalaysa oo isugu jirta taageerayaal qeybaha kala duwan ee Bulshada ah iyo Dhaqan Soomaaliyeed oo ka socda qaar kamid ah Qabaa’ilada Soomaaiyeed, waxaana shirkani dadka ka qeybgalaya ay ka imaanayaan guud ahaan dalka Soomaaliya iyo Qaaradaha dibada sida uu sheegay gudoomiyaha maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee bartmaha Soomaaliya.



Markii shirkani ay iclaamiyeen maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna in uu ka dhaco gudaha degmada Cabudwaaq ayaa la qaaday talaabooyin lagu sugayo dhinaca amaanka, waxaana magaalada soo gaaray cutubyo katirsan Ciidamada taabacsan maamulka iyagoo ka qeybqaatay sugida nabad galyada.



Waxaa maamulka ka arimiya degmada Cabudwaaq ay mamnuuceen gawaarida leh Muraayadaha Beensalka ah, waxaana maalintii shalay sidoo kale ay ku dhawaaqeen dumarka xirta Indho Shareerka leh in aysan qaadan Karin Indho Shareerka iyo waliba howlo kale oo ay u arkeen in ay wax ka tarayaan amaanka.



Ilaa iyo haatan lama oga waqtiga uu dhici doono shirka ama sida tooska ah ee uu u furmayo laakiin guddigu waxa ay sheegeen in uu furmayo gudaha bishan.

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Shirweyne Somaliyed oo lagu qabandoona magaalada Abudwaq

Postby CoolPoisons » Mon Dec 14, 2009 4:28 am

Where are the Hutus who said Ahlu Suna was not Ahlu Sade

ka hor ayaan u sheegay. Where's Twisted_Logic, Hutuking?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 75 guests