Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shirweyne ka furmay magaalada Abudwaq

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Shirweyne ka furmay magaalada Abudwaq

Postby CoolPoisons » Thu Dec 17, 2009 2:29 pm

Image

Caabudwaaq-GMN: Waxaa si rasmi ah Galabtay uga furmay Degmada Caabud waaq ee Gobolka galgaduud Shirweynihii Culumaa´udiinka Soomaaliyeed ee Ahlusunna waljamaaca kaas oo aay ka soo qayb galeen ergooyin kor u dhaafaya Boqolaal kuwaas oo ka kala yimid Gobollada iyo Degmooyinka Somaliya iyo Waddamada Dibadaha.

Haddaba shirkaas oo la wada dhowrayey Ajandayaashiisa ayaa Afhayeen u hadlayey Culumada wuxuu Shabakadda Wararka shaaficiyah siiyey Ajandayaasha Shirka looga hadlayo kuwaas oo kala ah sida soo socota:-

A-Maamul ballaan oo loo sameynayo Deeganada aay ka taliyaan Culumaa´udiinka Soomaaliyeed ee Ahlusunna waljamaaca iyo dardar gelinta la dagaalanka Khawaarijta Casriga ah Maamulkaas oo aay dhisayaan Wufuudda Soomaaliyeed ee ka kala timid Dhammaan Gobollada Dalka .

B- Culumadu waxeey soo jeedinayaan baaq ka kooban Sagaal qodob oo ah kuwa hoos ku qoran:-

1- Wuxuu Shirku ugu baaqayaa Culumada Soomaaliyeed ee Ahlusunna waljamaaca meel kasta oo aay joogaan in aay ka soo qayb galaan Shirka.

2- Shirku wuu u furan yahay Qaybaha kala duwan ee Bulshada sida :- Salaadhiinta , Ugaasyada, Malaaqyada, Aqoonyahanada, Dumarka, Dhallinyarada iyo Dhammaan Bulshada Qaybaheeda.

3-Waxaa si rasmi ah Shirka loogu martiqaadayaa Madaxda Dowladda KM gaarka ah iyo Maamul Goboleedyada Waddanka ka jira.

4-Wuxuu Shirku Qiimeyn iyi Qadirinba siinayaa in aay soo gudbiyaan Afkaartooda Saliimka ah cid kasta oo aay u soortoobi weysay in aay ka soo qayb galaan Shirka Cudur daar Awgiis.

5- Shirku wuxuu Dhiiragelin iyo tixgelinba siinayaa Deegaanada aay ka jiraan Maamulada iyo Nabadda.

6-Wuxuu shirku ugu baaqayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo aay joogaan in aay Naftooda iyo Diintoodaba ka difaacaan Cadawga.

7-Shirku wuxuu Hambalyo iyo bogaadinba u dirayaa Ummadda Soomaaliyeed intii gacan ka geysatay Dagaalka aay Culumada Ahlusunna waljamaaca kaga difaaceyso Khawaarijta ku soo duushay Dalka , Dadka iyo Diintaba.

8- Shirku wuxuu Ammaan iyo Ducaba u soo jeedinayaa Mujaahidiintii ku dhimatay ama ku dhaawacmatay Dagaalkii aay la galeen Khawaarijta Casriga ah .

9- Ugu dambeyn waxuu Shirku u Mahad celinayaa Qaybaha kala duwan ee Bulshada reer Caabudwaaq oo aay hormuudka u yihiin Culumada ahlusunna waljamaaca sida wanaagsan ee aay u marti geliyeen shirka iyo soo dhaweynta ka sheekeynta mudan ee reer Caabudwaaq.

http://www.gedoonline.com/?p=16816

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Shirweyne ka furmay magaalada Abudwaq

Postby Voltage » Thu Dec 17, 2009 2:47 pm

That pic is not from Caabbudwaaq man. Suufidi maxay sheegeen? :lol:

User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Shirweyne ka furmay magaalada Abudwaq

Postby galia » Thu Dec 17, 2009 3:30 pm

The pic is from Galmudug state and all the men are Haber Gider :lol: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 76 guests