Page 2 of 2

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 1:18 pm
by Rightwing
CoolPoisons

Dabcan asal ahaan af-carabi ayay ka timi laakiinse waa la soomaaliyeeyey. Tusaale ahaan erayada la soomaaliyeey waxaa ka mida ah:

1-hebel wuxuu u shaqeeyaa lookalgabarmenka "works for local government "
2-Gurigaygu wuxuu ku yaala koonaha "my house on the corner...."
3-Inkaari ha ku dhacdo qaalisanaa "I incurred the cost..."
4-Markaad baxaysid albaabka sii handaraab "While leaving can you hand wrapped the door"
5-Hebel hebel isku faamli baanu nahay " He's one of my family"

facktaa lagaga dhigay :lol: :lol: :lol:

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 1:55 pm
by Cinque Mtume

1-hebel wuxuu u shaqeeyaa lookalgabarmenka "works for local government "

Anaga Lookalgabarmenka ma naqaano, waxaan niraahnaa: Wuxuu u shaqeeya munishiibiyada Burtinle.

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 2:48 pm
by Rightwing

1-hebel wuxuu u shaqeeyaa lookalgabarmenka "works for local government "

Anaga Lookalgabarmenka ma naqaano, waxaan niraahnaa: Wuxuu u shaqeeya munishiibiyada Burtinle.

Cinque
Waa runtaa sxb munishiibiyada iyana waa la odhan jirya. The word of munishiibiyada wuxuu ka yimid "Municipality"oo inta dhulka lala dhacay, la calaacaliyey ka dibna erygii oo nooc kale ah ayaa noqday "Minushiibiya".
:lol: :lol: :lol:

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 4:14 pm
by CoolPoisons
CoolPoisons

Dabcan asal ahaan af-carabi ayay ka timi laakiinse waa la soomaaliyeeyey. Tusaale ahaan erayada la soomaaliyeey waxaa ka mida ah:

1-hebel wuxuu u shaqeeyaa lookalgabarmenka "works for local government "
2-Gurigaygu wuxuu ku yaala koonaha "my house on the corner...."
3-Inkaari ha ku dhacdo qaalisanaa "I incurred the cost..."
4-Markaad baxaysid albaabka sii handaraab "While leaving can you hand wrapped the door"
5-Hebel hebel isku faamli baanu nahay " He's one of my family"

facktaa lagaga dhigay :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:

LOOKALGABARMENKA

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 4:20 pm
by Cumar-Labasuul
What is wheelbarrow called in somali, in hargeisa it's known as karrioone - which is somali-ised from carry on :lol:

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 4:29 pm
by Rightwing
CoolPoisons

Dabcan asal ahaan af-carabi ayay ka timi laakiinse waa la soomaaliyeeyey. Tusaale ahaan erayada la soomaaliyeey waxaa ka mida ah:

1-hebel wuxuu u shaqeeyaa lookalgabarmenka "works for local government "
2-Gurigaygu wuxuu ku yaala koonaha "my house on the corner...."
3-Inkaari ha ku dhacdo qaalisanaa "I incurred the cost..."
4-Markaad baxaysid albaabka sii handaraab "While leaving can you hand wrapped the door"
5-Hebel hebel isku faamli baanu nahay " He's one of my family"

facktaa lagaga dhigay :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:

LOOKALGABARMENKA
Saw ma aad arag sida dhulka loola dhacay :lol: :lol:

Cumar laba suul

wheelbarrow somalida wuu ku adkaaday markaa waxay isticmaaleed "carry on" kadibna waa la sii kharibay ilaa inay noqonaysay "KAARYOONE" :lol: :lol:

HOw about;
KIRISHBOY = garageboy

RW

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 4:55 pm
by Cumar-Labasuul
Rightwing, somali people are very funny and creative smh :lol:
kirishboy waan maqlay laakiin maan ogeyn inu ahaa garage boy. Waxaan ku waydiin lahaa inamada basaska ka shaqeeya ee lacagta dadka ka qaada, aren't they called kirishley or something similar?

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 5:13 pm

Cumar

Baabuurada waaweyn had iyo jeer waxaa la socon jiray sadex qof:

1-Driver = Dareewal :lol:
2-Garageboy aka KIRISHBOY oo shaqadiisu tahay inuu gaadhiga maintain-gareeyo
3- Saqeeye. oo isna assistant ama kalkaaliye u ah KIRISHBOYGA

Buses-ka la kireeyo ka lacagta ka gura waxaa loo yaqaanay "DENI" garanmaayo DENI meelay ka timid. Kase Baaburada waaweyn passanger-ka ka kireeya una dhexeeya Darawalka iyo passangerka waxaa la odhan jiray KAARI.

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 5:13 pm
by Voltage
Local government = dawlada hoose
sidaa la'ajligeed
I only see wadaads use this or in muxaadaros. :lol:

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 5:32 pm
by Rightwing
Local government = dawlada hoose
sidaa la'ajligeed
I only see wadaads use this or in muxaadaros. :lol:
Voltage salaan sare sxb. waa runtaaye wadaaduna terminology u gaara ayay isticmaalaan. Ma la yaabtaa markay islaamo iyo odayaal intay meel ku ururiyaan sidan u hadlaa:

Aladiina aladiigii....Adalaalu kii dalaalay....a mubiinu si mubiina ah....faqad kafara :lol: :lol:

Re: Rer Waqoyi

Posted: Tue Dec 29, 2009 5:47 pm
by Babygirl-
Yes we use Jaamici meaning university Graduate, I think it's Standard Somali.