Page 1 of 1

5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 7:51 am
by CoolPoisons
Dowlada Soomaaliya oo lagu wareejiyey 5 markab oo ah maraakiibtii Soomaaliya

Dowlada KMG ee Somaaliya ayaa maanta 19 Sano ka dib dowlada Yemen ku soo wareejisay ilaa 5 markab oo kuwa kaluumeeysiga ah kuwaasi oo ay lahayd dowladii dhexe ee Soomaaliya oo burbuutay.

Ka dib kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen wasiirada xukuumada dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya gacanteeda ay soo galeen ilaa 5 markab oo kuwa kaluumeeysiga ah oo ahaa maraakiibtii dalka Soomaaliya.

Wasiirka Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Bada ahna Ra,iisul wasare ku xigeenka koowaad C/Raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo safar maalmahani ku maqnaa ayaa kulan ka sheegay in dowlada Yemen ay si fudud igu wareejisay dowlada Soomaliya maraakiibtaasi.

ka dib markii ay burburtay dowladii dhaxe ee Soomaaliya ayaa waxa dalalka deriska la ah Soomaaliya waxa u gacan galay qaar ka mid ah dirayaaradihii iyo maraakibtii dalka Soomaaliya.

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 7:51 am
by CoolPoisons
i think they gonna abuse it

:down:

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 7:56 am
by ToughGong
^^
WHY? IS IT 'COS MAREHAN ARE NOT AT THE HELM

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 7:58 am
by CoolPoisons
^^
WHY? IS IT 'COS MAREHAN ARE NOT AT THE HELM
ninyaho buufis ayaa ku haya, bal inyara is daji. I'm just worried that's gonna get abused. Dawlad cadaalad ma jirto and Sheikh Dalxdis controls only 5km of Mogadishu.

Waa la ogyahay waxa ku dhacay bilixdi Mogadishu. Even the Ahmed Gurey statue was sold to Carabta

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 8:00 am
by Somalian_Boqor
Pictures speak a 1,000 words and I won't believe it until I see it!!!!

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 8:01 am
by ToughGong
^^
I SEE SO WHEN WOULD BE THE RIGHT TIME TO RETURN THESE SHIPS THEN
I MEAN YOU HAVE TO START SOMEWHERE RIGHT

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 8:03 am
by CoolPoisons
^^
I SEE SO WHEN WOULD BE THE RIGHT TIME TO RETURN THESE SHIPS THEN
I MEAN YOU HAVE TO START SOMEWHERE RIGHT
^^ i already said. when there's cadaalad and strong government.

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 8:04 am
by Mad May
Can someone translate? Whats 'Kacanka', sounds like 'uprising' :|

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 8:07 am
by Somalian_Boqor
Can someone translate? Whats 'Kacanka', sounds like 'uprising' :|
:lol: :lol: :lol:

Kacanka is Siyad Barre's Government iyo Uprising so you got it. :clap:

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 8:12 am
by Mad May
Can someone translate? Whats 'Kacanka', sounds like 'uprising' :|
:lol: :lol: :lol:

Kacanka is Siyad Barre's Government iyo Uprising so you got it. :clap:
Yay me! :clap: :clap:

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 10:57 am
by qoraxeey
mad may u must be sheegato :!:

every true sade know what Kacaanka is !!

Kacaanka Aabe Siyaad Barre (AUN) wa dowladi soomaaliyah ciirka marisay

lets hope these ships dont get vandalized and destroyed like everything else

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 12:54 pm
by CoolPoisons
mad may u must be sheegato :!:

every true sade know what Kacaanka is !!

Kacaanka Aabe Siyaad Barre (AUN) wa dowladi soomaaliyah ciirka marisay

lets hope these ships dont get vandalized and destroyed like everything else
^^ ka da Sade, Calamka oo dhan knows the Kacanka

Re: 5 big ships belonging to Somalia from dawladi Kacanka return

Posted: Thu Dec 31, 2009 12:57 pm
by grandpakhalif
mad may u must be sheegato :!:

every true sade know what Kacaanka is !!

Kacaanka Aabe Siyaad Barre (AUN) wa dowladi soomaaliyah ciirka marisay

lets hope these ships dont get vandalized and destroyed like everything else
:lol: even an eelay in antartica knows what kacanka is :lol: