xammar waxay dhalatay 1969, waxayna dhimatay 1991
Gedo goormeey dhalatay iyo goormeey dhimatey, marka?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
xammar waxay dhalatay 1969, waxayna dhimatay 1991
No cumar dadkan ma fahmeysid Mareexanka waxa ka dhacasana Diyaradi somali airlines inay iyaku iska lahayeen bangiga somalia inay iyaku iska leeyihin , Wixi wanaagsan oo dhan eeh somalia iyaka sameeye iyakana iska leh tukaanka diyaarada bangiga . wixi xumadana waxa sameeye somalida intisa kale eeh anu kacaanku bariska ka bixinYou built it personally or your clan built it? I didn't know the previous government was marexan, thanks for the info
i dont know if you are trying to be sarcastic or anythingxammar waxay dhalatay 1969, waxayna dhimatay 1991
Omar Asbul, adiga kuma kala kaftamo, dhinac iga raac. that comment was for Emperior
Twisted_Logic my aabaha ayaa ku baray sida afsomali loo qora. He learned it from Bar ama Baro when he was ubaxii kacaanka
oo kacaankii sow anaga hormuud uma ahayn. War kan waa lax socdo. Jale Siyad sow nin Marehan Somali ma ahayn. sow talada 21 sano ma haysan. Waxaad rabtaa inaad ku eedeysan wixi Hargeisa ka dhacay laakin wixi u dhaliyey inaad u diidaan. War dadkan yaa wax u sheego.No cumar dadkan ma fahmeysid Mareexanka waxa ka dhacasana Diyaradi somali airlines inay iyaku iska lahayeen bangiga somalia inay iyaku iska leeyihin , Wixi wanaagsan oo dhan eeh somalia iyaka sameeye iyakana iska leh tukaanka diyaarada bangiga . wixi xumadana waxa sameeye somalida intisa kale eeh anu kacaanku bariska ka bixinYou built it personally or your clan built it? I didn't know the previous government was marexan, thanks for the info
Waan iska ogaa, laakiin jawaabtiisan eegayeyNo cumar dadkan ma fahmeysid Mareexanka waxa ka dhacasana Diyaradi somali airlines inay iyaku iska lahayeen bangiga somalia inay iyaku iska leeyihin , Wixi wanaagsan oo dhan eeh somalia iyaka sameeye iyakana iska leh tukaanka diyaarada bangiga . wixi xumadana waxa sameeye somalida intisa kale eeh anu kacaanku bariska ka bixinYou built it personally or your clan built it? I didn't know the previous government was marexan, thanks for the info
Ma tallo Maraxaan baad dalka ku mamuuleyse mise tu somaliyeed markad kala garan weydey geeli tolka iyo hantidii qarranka ummada somaliyeed wadigi Duhur cad dalka aad ka hagoogatay Somali wa qawmki ugu horeyee eh guni u taliso dagaal anay somali u bahnayn 1977 ayey na galiyeen la inugu so jabbiyeen waxaas oo dhan tallo xumadi Afweyne ahayd , Afsomaliga la qoro sooner or later wala qori laha ma aha wax weyn afsomali la qoro haday adiga kula weyntahay af wanu lahayn afka ina siyaad barre Nama barin.oo kacaankii sow anaga hormuud uma ahayn. War kan waa lax socdo. Jale Siyad sow nin Marehan Somali ma ahayn. sow talada 21 sano ma haysan. Waxaad rabtaa inaad ku eedeysan wixi Hargeisa ka dhacay laakin wixi u dhaliyey inaad u diidaan. War dadkan yaa wax u sheego.
War ninkii aabaha Afsomaliga baray nin Rer Dalal (Shire Jama) ayuu aha. Nin idin baray sida Afsomaliga loo qoro, nin Rer Koshin (Warsame Indhole) ayuu aha.
Hadana Riyalena waa nin Gadabursi, Gadabursina waa royal familyiga Wagoyi Galbed
War Coolposion is right Marexaan was born in 1969 and died in 1991.

Here is the difference riyaale aniga doortay . Siyaad bare anigu ma dooran eeh wuxu ah askari yaro inqlaab dhigay . gumeysitihi talyaaniga na u shaqeyn jiray oo surwaal yaro gabaan talyanigu u xidhi jiireen. talyaaniga nijaas bay ahayeen ninka yasayaan surwaal gabban bay u xidhan meaning wu naga hoseyaa lol.
Ma tallo Maraxaan baad dalka ku mamuuleyse mise tu somaliyeed markad kala garan weydey geeli tolka iyo hantidii qarranka ummada somaliyeed wadigi Duhur cad dalka aad ka hagoogatay Somali wa qawmki ugu horeyee eh guni u taliso dagaal anay somali u bahnayn 1977 ayey na galiyeen la inugu so jabbiyeen waxaas oo dhan tallo xumadi Afweyne ahayd , Afsomaliga la qoro sooner or later wala qori laha ma aha wax weyn afsomali la qoro haday adiga kula weyntahay af wanu lahayn afka ina siyaad barre Nama barin.
Here is the difference riyaale aniga doortay . Siyaad bare anigu ma dooran eeh wuxu ah askari yaro inqlaab dhigay . gumeysitihi talyaaniga na u shaqeyn jiray oo surwaal yaro gabaan talyanigu u xidhi jiireen. talyaaniga nijaas bay ahayeen ninka yasayaan surwaal gabban bay u xidhan meaning wu naga hoseyaa lol.
walle u should try to apply a job for some kind of fashion magazine Somali Vogue, men's fashion spring 2010 . lol .. Dumb creature .. surwaal wa surwaal, there is no need to over analyze .oo surwaal yaro gabaan talyanigu u xidhi jiireen. talyaaniga nijaas bay ahayeen ninka yasayaan surwaal gabban bay u xidhan meaning wu naga hoseyaa
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: afisoone and 49 guests