
Somaliland Public Affairs Committee and British Somaliland Citizens Organisation inconjuction with Kulmiye Party presents a conference on the development of Somaliland.
The agenda of the evening includes the following but is not limited to the development of Somaliland and in particular the conference will look at Somaliland's political development, economic development, social devolvement, freedom of expression, education, health care, agriculture and the environment. We will also look at Kulmiye party role in democracy building in Somaliland and its preparation for the next election in Somaliland. In addition will would look at the relationship and corporation of Somaliland and Britain in areas of economic development, political development, social development and counter-terrorism.
Waxaa dhamaan laamaha UK, iyo dhamaan dad weeynaha tageerayaasha xisbiga kulmiye iyo cidii kalee danaaynaysa isbedelka siyasadeed ee Somaliland la ogaysinayaa inuu xisbiga Kulmiye ku qabanaayo bariga magaalada London gaar ahaan xaafada Tower Hamlets,Shirkan oo aay soo qaban qaabiyeen Gudida fulinta ee Bariga London gaar ahaan xaafada Tower Hamlets iyo Somaliland Public Affairs Committee and British Somaliland Citizens Organisation. Sidaas aawgeed waxaa dhamaan tagerayaasha xisbiga si xishmad leh looga codsanayaa inaay ka soo qaayb galaan shirkan.Ulajeeda ugu weeyn ee shirkan ayaa ah inaay xubnaha hogaanka ka mida ee dalka jooga iyo MPyada dalka jogaan tagerayaasha uga xog waramaan starategyda xisbiga ee guud iyo haawlaha doorashooyinka foolka inagu soo foolka haya.
The Guest Speakers:
Mayor of Tower Hamlets: Mayor Ahmed Cumar
Dr Mohamed Cabdillahi
Dr Abdi Aawdaahir
Xuseen Rooble Xildhibaan MP
Ahmed Cadani
Xubno ka mida gudida Uk
Wixii faah faahinee intaas dheer fadlan kala xidhiidh haawl wadeenada hoos ku qora:
-------------------------Contact details:--------------------------------------
Awale Elmi - Gudoomiyaha Somaliland Puplic Affairs Committees-07904788848
Ahmed Mohamed Ahmed - Gudoomiyaha- British Somaliland Citizen Organisation 07538734039
Kaayse Geele xidig - Gudoomiyaha Bariga London- 07538753480
Siciid Xaaji Xassan- Afhayeenka iyo isku xidhaha Bariga London
Jaamac Cali Muuse - Gudoomiye ku xigeenka Bariga London - 07507567793
Venue:
Drapers Lecture Theatre, Queen Mary University,Mile End Road,London E1 Jimcaha 15ka Jan 2010 6-9pm
Transport:
Stepney Green and Mile End Station
Buses: 205 ,25, 309 ,D6 ,D7 and 276
God Bless






