kambuli caqliga iyo wisdomka aad keentay wey ka weyntahay these xoolo. xabad iyo anarchy kali ayaa fahman.Qorraxey,![]()
Wallaahay I can't say better....
Waa adduunyo la daba rogey.
1.Bal mujrimkii..Somali sidey u dhamayd..wax alla wixii uu gaadho..Daarood, Hawiye, Digil iyo midhifle cagta mariyey.
2. Dalkii Somaaliya la odhan jirey diirtey.
3. Umaddii wax jaban iyo wax jiis ah ka dhigey.
4. 20 yrs anarchy iyo boob u horseedey dadka..
Ayey taallo u dhiseen... Cajiib...
Waxan lala doodayaa in yar oo caqli ah ma leh...Yaan lagu daalin...
CUQDO FOWQAL CUQDO boqolaal sano soo jirtey weeye mushkiladdu oo ilaa Cali Yuusuf soo jirtey...
Waar get over it
Waxaan so xasuustay xeestii
Dad bay meeli bugtaa,bugtaa, dad bey meeli bugtaa. Inkastoo loo baaqoo loogu yeero Barwaaqo
Dhageysa heestan
http://jaallesiyaad.com/index.php?optio ... &Itemid=79
Waxa loola jeeda AbdiHutu iyo qolahiisa



