Page 4 of 4

Posted: Mon Jul 25, 2005 4:28 pm
by Gogarad
Looooool@ gaririisa..qandho aya ku dhacdaay from our torch dee.looool
Istaqfurallah..war dambiga inaga daa adna..

Mizzy, khalaas wan ku daynina macaanto..hoo gogaradayda oo ilmada iska masaax Laughing Laughing

u know i was gonnau 4 the qarxiis right Wink Very Happy

Posted: Mon Jul 25, 2005 4:37 pm
by Wise-Man
Laughing Laughing Laughing @hoo gogaradayda oo ilmada iska masaax" Oh God, soo adigan Mudh iska dhigey Gogarad, ..Iminkaad la heyd dambiga inagadaa. Mise kaftan ayey kaa aheyd Wadaad kii baa jooga ka xishoo:wink: anyway, Chief waa inaan training u furnaa. just three days will not hurt. Smile

Posted: Mon Jul 25, 2005 4:47 pm
by Gogarad
Wise,

Mudh wali maan noqon ee..ee dacaalka gogarada ayaan oo dhibiyaay dee.. Laughing adna miila kale ayaa wax ka eegta ee Embarassed hadu duluucu iiga dhacana, adugu walalkeey ayaa tahaay oo.. adonba ee asturi laha dee Wink

Odaygi ayamahaan wan la'aahay ba.. Crying or Very sad I missed him..dhowr habeenba mo so hoyaan ee bal raadkiisa igu jiifsow walal..

Training hadaan siinow jiffy, wale tiyow shubaan ku dhacaay oo isku dar darsantaay ayaan oso noqoon lahaayd loooooool

Enough of making fun of jiffy lakin.khalaas wan iska daynina.. Cool

I lofe u Jiffy rose

Posted: Mon Jul 25, 2005 9:30 pm
by Wise-Man
Odeyga maal mahan waa la layahy,???Goga, waa kuma kaasi??? Ma kii Cagdheere reer Cabdule ahaa?.. Laughing in aan cagta cagta u saaro kaasi mooyee si kale ma jirto. Anyway, since you said that I am like your brother I think I have to show him a little respect . Maah maah Somali baa waxay aheyd, “Walaashaa iskuma hubtide Sedigaa heyska xumeyn”

By the way, I know Mischief will never take our joke so serious unlike others and that is only reason I was joking with her. She is kind of open-minded girl. So, I am sure she will be glad to have us as a friend. Hello Mischeif, we love you dee.. Smile