Page 1 of 4

EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 6:47 am
by new-york24
These mighty men will not take no for an answer.



Please save us the usual moderate out look on life,heard it all before :up:

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 6:49 am
by The_Emperior5
Beryahan Alshabaab baad aad u tageerta Maxa is bedelay sxb.

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 6:56 am
by Kanada
:lol:

f-king skinnies.

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 6:59 am
by Amirsade
East Africa is way too small for such a powerfull force.

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 7:00 am
by new-york24
East Africa is way too small for such a powerfull force.
I concur.

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 7:03 am
by ina aadan
Ny inaar ma xaganaad ku biirtay
in dhawaydba waan yaabana e

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 7:13 am
by new-york24
Ny inaar ma xaganaad ku biirtay
in dhawaydba waan yaabana e
inadeer halyeeyda xaqa ku taagan ayaan grab galay,good and evil cannot co exist.

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 7:18 am
by ina aadan
Ny inaar ma xaganaad ku biirtay
in dhawaydba waan yaabana e
inadeer halyeeyda xaqa ku taagan ayaan grab galay,good and evil cannot co exist.
hayee al-shbaab miyaa xaq ku taagan
waa runtaa inayna wada shaqayn karin xaq iyo baadile
laakin yaa xaq dhab´ah ku taagan

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 7:24 am
by new-york24
xaqa waxaa ku taagan ninki baadilka diida lana dirira, kitaabka alle in la isku xukumana ogalaada.nin u doodaya ama isku daya inuu meel mariyo man maid law walee wuu khasaaray both here on planet earth and the here after.

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 7:34 am
by ina aadan
horta diinteenu waa masloxo sow ma´ah
maxay hadaba dadka muslinka ah ugu yihiin horor
oyina gaalada ula dagaalamin sida AMISOM iyo itoobiyaanka
maxayse masakiinta ugu dhex dagaalamaan oiy ugu gabadaan guryaha shacabka

xaq waxaa ku taagan ninka umada ilahay ay ka amaan hesho
haduu masuul yahayna u gargaara dadkuu ka yahay masuulka

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 8:12 am
by new-york24
ethiopianka yaa la diriray?
yaa naftooda u huray?maxakiimti kolkeey labo ukala jabtay,midna eritrea ka dhacay midna jabouti yaa gaalka is hor taagay?
dacaayada iyo shekooyinka raqiiska ahee munafaqiinta isugu shekeyaan dhag looma dhigo inadeer.
gaalada iyaga moyee yaa la dirira? ma shariif mise faroole mise riyaale?

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 8:24 am
by GENERAL_SNM
Al-shabab will not free you from Zenewi but they will however kill more muslims. You should be a bit more responsible with who you give your support too.

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 8:31 am
by new-york24
Al-shabab will not free you from Zenewi but they will however kill more muslims. You should be a bit more responsible with who you give your support too.
Allah subxana wa tacalaa will free me from zenawi,lakiin adiga ha lagugu dhaarto reer nuux will not bring you salvation nor will they deliver the presidential seat to silaanyo.

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 8:38 am
by The_Emperior5

Re: EAST africa has been claimed by mighty men

Posted: Mon Jan 25, 2010 8:45 am
by GENERAL_SNM
You should find real leaders like Silanyo in your camp instead of placing all your eggs with a death cult. Desperation can lead you down the path of extremisim.