Mid kamida shaqaalaha oo saxaafadda u sharaxayay qaabkii ay u shaqaynjirtay Warshadda ayaa Ilimeeyay markii uu soo hadal qaaday booqashooyinkii uu Madaxweyne Siyaad ku imaan jiray Warshadda Balcad.
"Allaha Unaxariisto Dhismaha Warshaddan waxaa qayb weyn ka qaatay Jaalle Siyaad oo Runtii kiciyay Warshadda Dadka Somalidana ku hanuuniyay in ay shaqaystaan, waxaan xusuustaa sanadii 1978-dii mar uu nasoo booqday Jaalle Siyaad oo uu shaqaalaha warshaddaa siiyay abaal marino shaqo sahraf ah"ayuu yiri Tahliil Axmed Ayaanlle.
Shaqaalaha Warshadda ayaa qiray in Dowladii Siyaad Barre ay ku daadaalaysay in Somalidu gaarto isku filnaashiyo laakin ay Dad aan qaran doon ahayn Libaha u laabeen dowladii dhexe.
http://www.allgedo.com/Somal/Muuqaal%20 ... omalia.htm




